GURI: Nus baloodh 4 qol ah oo cusub, xaafadda Farxaskulle (aaga kaydka ina Jaamac Bixi)
(7,5x15,6mitir)Laascaanood.
▪Qiimihiisuna yahay: 22,800 oo doolar (oo isqaba)
▪4 qol, 2 suuli, jiko ( *wada marmar*) iyo biyogelin( *qasamado/taangi*)
▪Guri 2 waddo leh.
▪Wuxuuna deris layahay guriga macalin Aadan Kullule iyo guriga Dhubad Aadan Saleebaan iyo Kaydka Cabdirisaaq Jaamac Bixi.
▪ABAALMARINTA qofka iibsadaha nagu soo xidhida uu leeyahay: 250 doolar
Faah faahin: La soo xidhiidh xafiiska Gurisello Laascaanood, Tel/WhatsApp: 063-3247165
facebook.com/gurisello
Негізгі бет Laascaanood| GURI: *Nus baloodh xaafadda Farxaskulle* (aaga kaydka ina Jaamac Bixi)
Пікірлер: 2