kuwa ugu xun waa kuwa diinta leh markasta mahebel ayaa lagu odhanayaa ilaahay ka cabso xitaa waalidkeed keligeed ayaa steres ku dhacaa runtii dumar badan ayaan arkay saas ku dhacday ayaan arkay
@caaliyashuceybchannel
Ай бұрын
Saxiix kuwa huwan shaar diin oo daacad aysan ka aheyn kaliya adiga in laguugu cabsi galiyo
@user-zw6wl9hc7c
Ай бұрын
Caafimaad ahaan ma dad waalan baa mise waa dad miyir qaba
@caaliyashuceybchannel
Ай бұрын
Waa xaalad isla weyninimada
@user-zw6wl9hc7c
Ай бұрын
@@caaliyashuceybchannel macalin taasi ma waxa ay ka dhigan tahay in ay miyir qabaan Oo ay ku kibrayan dadka Mise waa xaalad nafsi ah oo ayna iyagu go aaminayn sida shakiga iyo khaakhiraad
Пікірлер: 6