Waxaan kula talinayaa dhalinyarada iyo gabdhaha reer Somaliland ee jooga Afrika, Yurub iyo meelkastaba, in aanay guursan cid aan ka ahayn Somaliland, waayo waxa dhici karta in la dilo haddii ay Xamar tagaan. Bal ka soo qaad haddii, Alla ha daayee, furriin dhacay, sidee u tagi kartaa Muqdisho ama Boothland ama xitaa Jubaland?
Пікірлер: 9