Qofka Garoowe jooga Alaabta Se ugu imaanaysa, canshuur Se ma fuuleysa Alaabta ado mahadsan wLaal
@aayatul3official643
9 ай бұрын
Markabka inta ugu yar ee ay qabtaan ma 0.25 😊😊
@gamematerials
Жыл бұрын
mahadsanid sxb
@kulmiyemohamed-zw4ef
22 күн бұрын
Nio kasohadal qabka logu tagi karo Canada ardeynimo, Mhdsnd 😊
@GULETH
6 ай бұрын
Mida kale saaxiib cashuurad maqley codsi waayeh zhp video kasoo samey..
@NajahCrashiid
Жыл бұрын
Wall mahadsnid wax badan kaa faaiday
@ZAMIIRJACELOW
10 ай бұрын
Brother shirkadaan happy cargo sideen ko fahmaa
@AdanaAdan
8 ай бұрын
Dadkaaga ufaaidey wadan faqriga diloodey baan Ku noolnahay so dhalintanada aanuga badbaadino tahriibka wixii cilmi ah ee Ku badbaadin karto usoo gudbi so noloshoodu uu isbedel ugu yimaado
sxb waxaad iga caawisa lacagta side ku diri kara Master card salam bank aya isticmala wu iga didan yhy Your payment is failed ayu i dhahaya midas iga caawi mahadsanid
@shamsadii
2 ай бұрын
Mastercard premier package isticmaal
@billehusseinabdi665
Жыл бұрын
Sxp qofka uugu horeeyey aan ka fhmy ayaa thy
@mohamedraabi2122
Жыл бұрын
Computer ka kawaran marka mise diyaarad
@user-ix9dt9qu9r
6 ай бұрын
Xagee xafiiskiina muqdisho kaga yaalaa
@hammada4655
Жыл бұрын
Gaalkacyo ka wrn Muqdisho markii la keeno yaa Gaalkacyo usoo gudbinaya?
@burhanyare-fg1ic
11 ай бұрын
Sxb ganacsi inaa bilowdo diyaar miyaa utahay ila soo xirir waa isla bilaabeenaa wllkey
@abdallacr8288
Жыл бұрын
ᴍ.ᴀ ❤ ᴢxᴘ.ᴡᴀx ғᴄɴ ᴋᴀᴀ ʙᴀʀᴛᴀʏ 🎉
@Ubadkaab
Жыл бұрын
mhdsnid sxp
@ahmedfaahim3787
Жыл бұрын
Wax sida usii macno leh ma sheegin. Intaasba horaa loo ogaa. Mhdsnid
@GULETH
6 ай бұрын
Sidee loo la xiriira happy cargo..😢
@libaax-cq4wk
6 ай бұрын
Aniga ayaa jooga china walaal
@ubdirizaksomane4865
Жыл бұрын
Sxbw whatasspkada rabaa iso dir
@sharmaboyfans9105
Жыл бұрын
number laga heli karo ii sheeg zxp dharaa rbaa ina isoo ibisid
@yasmiinofficial5329
Жыл бұрын
Macaamiil kusoo dhowow HAPPY GARGO . Alaabta kusoo qor .magacaaga sadexan: .number kaaga: Entry code: 1. Muqdisho- MGQ :11$ per kg 2. Hargaysa- HGA : 12$ per kg 3. Garoowe- GRR : 12.5$ per kg _ alaabaha diyaarada waxan soo dirnaa jimcakasta. - markii lasoo diro waxay ku imaan kartaa 7_14 gudahood. ::: macaamiil waad ku mahadsan tahay dulqaadkaaga iyo wada shaqayntaada . Address kaan waa Kan diyaarada oo kaliya . New Address. China (GZ) Air Add :广州市越秀区麓景路黄田直街1.2号越洋商贸城B区一楼A073A New Address: Room No. A073A, First Floor, Yueyang Commercial Trade Building, District B, 1.2 Huangtian Straight Street, Lujing Road, Yuexiu District, Guangzhou City. Guangdong Province - China. Office Tell: (+86)13622266734 (+86) 18924115016 (+86) 19195539447 www.happycargo1.com info@happycargo
@user-fm1bi6vy2p
Жыл бұрын
Aliexpress malo isticmalikara walal
@cabdulaahicali9466
Жыл бұрын
Kuwaan waxa ka raqiisan cayni cargo inta rabtit o cbm ka sodagsan karta 1 cbm waa 65$ 40-45 maalin lagugu keena
@EKEEN252
Жыл бұрын
Kuwaas magacooda sxp nala wadag
@kamaajacade9278
Жыл бұрын
@@EKEEN252 cayni cargo uu ku dhahy
@maryamahmed6009
Жыл бұрын
Lambarkooda wll pls
@libaax-cq4wk
6 ай бұрын
Aniga ayaa jooga china walaal
@farxaancawil926
5 ай бұрын
@@libaax-cq4wk markaa adigaa shaqadaa qabta
@user-ie1cg2ee3i
5 ай бұрын
never use hargeisa office they are the worst bad service and lay and they rude never use them
@user-ie1cg2ee3i
5 ай бұрын
the worst service in hargeisa and they rude and lay on me
@ibrahimabdullahi
Жыл бұрын
Markabka kartoonka alaab badan hada kaso buuxsado cbm mu xisabina waaba janis😂
@Ubadkaab
Жыл бұрын
saaas waaye sxp
@balbaaliyowcirre6324
Жыл бұрын
Walaal adigoo raaliya qofka aan verified aheeyn link trade assurance makuu soo diraa si aad lacag ugu bixiso ? Hase ahaate link assurance Mala igu dhici karaa ?
@Ubadkaab
Жыл бұрын
sxp Haddi usan aheen verified xogga ma fiicno lkn trade assurance in uu leyahy waa wajib
Пікірлер: 41