Manshallah sister Fatima, jzk for sharing this information. It is very important information. I know lots of families who were looking for this kind information about properties and lands. May allah reward you as always. Your channel is very beneficial!❤️
@deeqsanbeauty13
4 жыл бұрын
Masha Allah walalo thank you 🙏❤️❤️❤️ sisaxa laguguma sheegayo
@hassanyuusuf9750
3 жыл бұрын
Walaahi guryaha Hargeysa waa qiimo aad ujaban. 5 qol muqdisho waxaa lugu dhisaa 40 illaa 50 kun runtii muqdisho dhibaato weyn ayaa dadka ka heysata xagga guryaha
@abouzousa5845
2 жыл бұрын
@@deeqsanbeauty13 waxan doonaya
@thegalabs
4 жыл бұрын
Imikaan guri dhistay, 30000$ ayaan ku dhisay, waa 6 makhsin, dayrkiisi weynaa, service room, kichen iyo sadex suuli . Positionka ama jagada anaa lahaa, waanay ii dayrnayd, haddii loo baahdo inaan suaalo fara badan ood is weydiinaysaan aan ka jawaabo waad i weydiin kartaan. Mahadsanidiin... waqooyiga hargeisa ayaan kulahaa dhulka.
Xafadda masalaha jagoyinka imisay jogan hada guryo qurxon ayan ka arkay youtubka wall ii sheg intay qiimada shukran
@abdis70
4 жыл бұрын
Mansha Allah- walaashay, waxaad bilowdy program fiican oo qiimo badan. Aad baad uga akhbar iyo macluumaadba duwan yahay kuwo tiro badan oo youtube ku waashay-Thanks sister.
@redseataxi
4 жыл бұрын
Good information walalo. Thank you/jazakAllah khayr
@mamaaasiyo7315
4 жыл бұрын
Mansha allaah riqiis weeye war hargeisa uguura reer shekh isxaaq waa gobta somalida dadkii guryaha iyo bosaska ku lahaa cid wax laga bililiqaystay maleh dadaan aqaan ama weysoo gateen ama guryohoodii weey haystaan cidna reer woqooyi guryo kama haystaan
@helmi6196
3 жыл бұрын
Mashaa'Allah xbbti good advice. You're truly honest which our people are not whether both diaspora or living in the homeland, and I salute you for that. Allah ha ku xifdiyo x
@saidsaid5286
4 жыл бұрын
ماشاء الله اللهم بارك يا فاطمة على المعلومات المهمة اللي تشاركين معنا فيها الله يعزك ويجزيك الخير ويحفظك من كل سوء وشر
@maxamedxuseen4516
4 жыл бұрын
Hargaysa waa magaalo dhisantay Alle ha barakeeyo jamhuuriyada somaliland
@alihujaleh8627
3 жыл бұрын
WAQTI HORE AYAAN IDHI MAGAALADA HARGAYSA XAMAR OO KALE HAKA DHIGINA WAAYO INTA WADANKII OO DHAN LA SOO CIDLEEYAY AYAA XAMAR LAYSUGU YIMAID MARKII AY DUNTAYNA WA LA KHASAARAY
@khalidabdillahi8116
4 жыл бұрын
Land ownership is a very risky business in Hargeisa especially to the diaspora. Please let them know that a particular piece of land is sold to different people at the same time, which causes serious dispute and loss.
@abdiwarsame6229
4 жыл бұрын
Salaamu Calaykum walaashey Fatima Muna ciid wanaagsan walaal gurigayga waxaan ku dhistay $25.500 waana 5 qol master room iyo bath iyo musqul daarada dambe ku yaala iyo daarad hore iyo dayr oo laba gaadhi geli kara waxaana dhistey 2018 runtii jagada hore ayan u lahaa wuxuuna ku yaala waqooyiga xaalfada Cabaaye runtii dadaal dheer ayan u galay sidii qiimaha shaban ku dhisan lahaa Alxamdulillah hada carruurteydii aya ii degan oo happy ku ah aniguna hada ayan ka guuraya Maraykanka waxaan doonayey in aan ka tago bishii afraad laakiin lockdownkii aya igu dhacay ma sugi karo bisha dambe inta la fasaxayo diiyaradaha inshaa Allaah aad ayan ugu xiisey caruurtaydii iyo my lovely wife aan adduunka ugu jecelahay fadlan ducada waa halkiina isoo duceeya in aan ku nabad tago inshaa Allaah Ciid Wanaagsan mahadsanidiin ❤️❤️❤️
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741
4 жыл бұрын
Incha Alla wll Alle ha isku kiinsoo Nabad Celiyo Ani my Husband iyaa igaga maqan Maraykanka incha Alla bilahan Soo socda imanayaaa
@aminaabdi892
4 жыл бұрын
Manshllha
@umuahmedamiin6823
4 жыл бұрын
Mashallaa Alla ha kuu Nabad geeyo Reerkaaga Amiiiiin
@bukharimohamed3828
4 жыл бұрын
Waryaa gabar qaangara madhashay aan kagursadee
@queentanya3787
3 жыл бұрын
Walal ma shirkad baa ku dhistey se waxan maqlay inay jirto shirkado hafto ku dhiso guryaha ee maxaa ka jira ?
@El_kant0
4 жыл бұрын
Hooyoyin badan baa caruurta Lasoo guurilahaa way wareer san yihiin markay wadankii inbadan ka soo maqnayeen wax runta uga soo waramana oo xogtooda og iyo waxa qurbaha yala Dad Badan jid ufuraysaa illahay Kayr hakaa siiyo faadumo
Masha allah wlhi wax badan aa kaa ogaaday jasakah qeyr
@somalikidstv2388
4 жыл бұрын
Maanshallah sister jazakahu khayr waa barmaaj loo baahnaa
@yassinya-scene6177
3 жыл бұрын
Thank you wllo. I learnt a lot. May Allah reward you for your sincere advice
@mohamedabdilahi6449
4 жыл бұрын
Wll Burco kirada 4 gol waxaa lagu dhisaa 18 kun 4 qol kiradu waa 140 3 qol 96 dlor 2 qol 60 dlor
@AHH677
3 жыл бұрын
Aniga burco waan Ka helay Waanay Ka iimaan roon yihiin xagga lacagaha
@madashawanaga6577
3 жыл бұрын
fadumomuna walahay waa runtaa quus bay naga gelin jiren 40 dhulka qudha ah bay nagu yidhahaden masha Allah wan ku faraxsanahay inaad noo sheegtay walahay mahadsanid dadkan ilahay ha ka baqaan yaay qofba qiimo kagaga iibine wadankaygan maalin waaxan tegay dukaan dharka iibiya waxaan ka iibsaday 4 shay naago kale soo galay qiimo yar bay ka iibisay anoo weli bixin eeg eegaya markaasaan ku idhi hada intaas siinayso maxad aniga sidan iga iibinaysa waxay tidhi dee dukaanka leeyahay hada leedahay sow ma ogi sidaa marka aniga qalaalood baan ahay waad i dhacaysa iyagana sidan baad uga iibinaysa waxay tidhi dee sow ma lihi dukaanka waa somaliyad ana sow ma laihi lacagtayda waan u dayaayba markaa somalida waa sidaas khaayinimda ma wanaagsana ilahay baa laga baqa xaqa isku si aya loo iihiyaa hadii kale aakhiro adoo bila cadlada iman doontaa
@fardowsahassen5498
4 жыл бұрын
Masha allah faduumo 😍😍😍😍wad mahadsan santahay sida aan hakrashada lahayn eed nogu so xoog waranto mar kasta 👍🏿👍🏿👍🏿hore u soco xabinbti
@KM-jc5hl
4 жыл бұрын
Wll Asc thanks a lot I’m coming insha Allah waiting for the clock down then insha Allah. Even wll family member’s are not telling you the correct figure wlhi. Ilahey cafimaad haku siyo. Wll. Just so you today and you help us Gobojog
@youngash6411
4 жыл бұрын
you right.
@AbuIbrahim84
3 жыл бұрын
khayr badan alla haku siiyo, waanadaada iyo khayrka aad umadda la jeceshahay.
@zuhurali8697
4 жыл бұрын
Aslamu alikum walaalo waxan ka codsanyana inaad swiro aqalada local engeersko ay dhisaan aad u samyasid video hadaad kari kartid. You have become the eyes & ears for many of us and we are greatfull for that .. Jazakal Laah khiir.
@hoyoosoomaliyeed4035
4 жыл бұрын
Mashallah jazakallah khayr walaalo very good information
@nimcoismael3370
4 жыл бұрын
Asc walal Nabarkaga shashada soo dhig si aanu kulaso hadalno aadbad umahad santahy
@mohamedguled8768
4 жыл бұрын
Maashallah mahadsanid wllo waa grogramma fiican dad badana anfacaya hore u soco waliba waxaan odhan lagaa agency furo dadka caawiya 💯👍
@ZeJama
2 жыл бұрын
Si fiican ayaad u sharaxday Waa run Maxamed Mooge Waa Xaafada ugu Jaban Koonfurta Hargesia!
@fatimanuura8087
4 жыл бұрын
Manshallaah wlashay fatima aaf baan uga helay in taad wadankii tagtay hawlaha aad no so gud binayso waayo waxan ahay dadka jecel qof noga so earama wadankii
@abniali9594
3 жыл бұрын
Masha Allah I need that information 💕
@idirisabubakr7658
4 жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء ياأختي في الله
@sameeraabdy3151
4 жыл бұрын
Masha Allah Walloo Allaha ha ku barkeeyo
@shukrizakaria9160
4 жыл бұрын
Maasha allah khayr allah ha ku siiyo waa war loo baahnaa runtii
@aminaibrahim4194
4 жыл бұрын
Asc wallaa i like your information I would like to move to Hargeysa but I don't have any land there and i don't have any family there but I would love to have a land there with 6 bedrooms
@khalidabdillahi8116
4 жыл бұрын
Land ownership is a very complicated process and causes a lot of dispute. If you are buying a piece of land you have to make sure that its registered in the local municipality and the owner has the legal ownership certificate. Then as soon as you buy it you have to register it and get your file which takes sometime. Otherwise there is always the risk that the owner would deliberately resell the land he sold to you without your knowledge.
walahay wa run waxay noo sheegan lacag aad u qaliya ilahay kama baqan
@sahraahmed5064
4 жыл бұрын
Wllo mcn 5 waxaan ku dhistay imika nu 35000 ee ma noqonkaro 25000. Anigaana gacantayda ju dhistay wax farsameystay
@khanzamohamed5997
4 жыл бұрын
Jzkallahu khair huuno. You are very helpful 👍🏻
@guulekahin7356
3 жыл бұрын
Walaal aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay illahayna hakaa farxiyo dad badan ayaad kafarxisay oo macluumaadkaasi muhiim uyahay khayr hel
@umubashiirchannel8250
3 жыл бұрын
Masha allaah barakal allaah
@nimcodaahir9192
4 жыл бұрын
Walaal nolsha qurbaha taala usheeg adaa soo arkay nafti bay noo keeneen reer somalia in la dhofiyo anaga inaan ka guurno ayaan qolshaysanay waxba ma yaalaan baan nidhi qurbaha wax dhax yaala maleh.
@abiibabiib4108
3 жыл бұрын
Waad mahadsantay walaal. Waa war muhiima.
@zainabmohamed2226
3 жыл бұрын
masalaha waa meesha hargaysa ugu quruxda badan. waxan raba inan guri ka dhisto insha allah.
@wm9669
3 жыл бұрын
What about permission and license. Thank you sis How can I contact you ?
@Mullaaxo
4 жыл бұрын
Maa shaa Allah wllo waa runtaa shirkadaha waaweyn waa qaali lkn Enginerka keligi shaqaysta ka jaban runti kana tayo fican isoo weydiya maclumad dheeraad ah hada u baahataan insha Allah
@somalillandpure1423
4 жыл бұрын
Walaal halkaa noo faahfaahi , ma qalabkii lagu dhisayay xataa ma iyagaa haysta ? Lacagta ay kaa qaadanayaan ? Bal noo bal balaadhi aad baan ugu baahanee adoo mahadsan
@Mullaaxo
4 жыл бұрын
Haa wllo qalabka iyagaa haysta adiga designka ayad dooranaysaa inta maqsin/qol eed rabto dabadeed qiimaha ayey kuu sheegayan hadad doonto reference waxa kuu noqon kara guryaha hore ee uu dhisay thanks
@somalillandpure1423
4 жыл бұрын
Rasha Mohamed markaa walaal qiimaha ay ku dhisi karaan adiga ka qiyaas ahaan ma nala wadaagi kartaa ? Tusaale ahaan 5 hurdo oo wixiisii kale wata ee daruuriga ahaa dhul ku fadhiya 18 by 24 ama 60x80m , guri intaas aan sheegay ah shirkaduhu 50 to 70 thousand inta u dhaxaysa ayay igu yidhaahdeen . Mahadsanid
@Mullaaxo
4 жыл бұрын
Somalilandpure wllo guriga aad isoo weydisay ee qiyaastaa leh 5 bed room fadhiga iyo cuntada madbakha/kitchen ka oo deyrka ku yaala iyo qolka service ka iyo dhowr space oo baabuurta la dhigan karo waa ilaa 48 ilaa 55 kun oo maca decoration kisa leh thanks
@somalillandpure1423
4 жыл бұрын
Rasha Mohamed thanks walaal very appreciated.
@nimcoyuusuf670
4 жыл бұрын
Waa runtaa fatim mun waad u fiican baad tahay
@amalismail7772
Жыл бұрын
Fatima muna walee waa nala dhacay 😱🚫💔2 yrs ka hor ayaan guri 5 qol ah ku dhisnay $38k 5 sano ka horna guri 6 qol ah ayaan ku dhisnay 48$k
@AhmedMohamed-cn7xn
Жыл бұрын
Waxba haka war warin walal ilahay aya wax khayr qaba kuugu badalaya insha allah xolaha lagaa dhacayna waa xoolo aakhiro kuu yala
@amalismail7772
Жыл бұрын
@@AhmedMohamed-cn7xn ameen wllo
@callipoislekker
3 жыл бұрын
Dhulku waa dhul kaygii 1 dolar kam bixinayo ka dhulka iga gadaya ma dhalsho gaara ayuu u haystaan mesha wuu calamad sadaye beel ayaan banay sanayaa anigu Inta igu raacday
horta inantan warka ay ina siinayso walahay in badan baan ka fekeray masha allah ilahay caqliga ha ku dayo walashay
@spidermummin8958
2 жыл бұрын
Walsall.waxaan.rabaa.inaan.soo.guuro
@hodanabdi5352
4 жыл бұрын
Wll qof xaafada ama dewgaanku kasoo jeedo guryo ka dhista Tusaale qof xaafda waqooyiga dhalasho ahaan ka soo jeeda ma imaado koonfurta xaqiiqada waa taas
@khadraawale2984
3 жыл бұрын
Masha allah illahy hako xafido faaduma nuna and Ban uga helaa qisoyinkaga
Hadaanu nahay qurba joogta wll no so badi xaalka wadankii waayo waan jecelnahayn aan waxbadan ka ogaano
@ruweda.mcookings
4 жыл бұрын
Asc walaalo ma fiicantahay ukhti gabar mar dhow youtube foratey ayaan ahay waxan raba inaad igu kale kicisid alle dartiisa ii so dhaweysid waan ku tageera mashaAllah
@nurayassin4429
3 жыл бұрын
Masha Allah macluumaad qaaliya walaashay jazaka Allah khayr
@queensumiish8800
3 жыл бұрын
Wll wa imisa lacagtaz marki Kenyo laga dhigo isheg plz
@suleikhadaawo1170
4 жыл бұрын
Wallahi Qof Ka runbadan ma araag
@hassandahirmohamed276
4 жыл бұрын
Asc masha alaah walale wada mahasantahay
@SNMwillneverdeisweonlymultiple
4 жыл бұрын
Maasha allaah 😍 😍 thankz xabiibtii for sharing this
@asadxaajiyo457
Жыл бұрын
Wallo waxaan rabaa inaan ku hadlee halkeen kaala hadlaaa
@munabihe4463
4 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallahu mahadsanid will qaali
@sahrayassir8239
3 жыл бұрын
Waqoyiga hargiesa meeel dagnshiyo ku ficn maha waa qarfo. Bari iyo konfuurta beautiful halkaas no soo ogow wallo
@nasab6929
3 жыл бұрын
Machallah mahasanid walaal Gabilay baan geecla inaan ka dhisto guri Inchallah maxaad igula talinasa? From Djibouti
@hxmsa7646
4 жыл бұрын
habo thank you so much you gave us Information
@hargeisa24h
3 жыл бұрын
Masalaha Korkiis iyo Meesha aad ku Nooshahay
@hu6284
4 жыл бұрын
Mashallah inshallah I am moving back and want to buy property. I already have residence in mogadishu and carmo
@yasminmohamed8605
4 жыл бұрын
Walaal carmo iiga waran? Guri maad Ku leedahay? Maadaa dhistay? Dhul baan Ka gaday? Bal iiga soo waran? Jazakallahu khairan
@hu6284
4 жыл бұрын
@@yasminmohamed8605 Mashallah it is beautiful surrounded by mountains and is cooler during the summer months than bosaso,
@hu6284
4 жыл бұрын
@@yasminmohamed8605 Awowethay Ladane Salah Deere a guri ka distay illahey au naxariisto ameen.
@yasminmohamed8605
4 жыл бұрын
Walaal Meeqa ay Ku gu timi, dhisada guriga?
@hu6284
4 жыл бұрын
@@yasminmohamed8605 Abayo hooyathay an wadeena inshallah tabarakallah khayran.
@shemishashi7713
4 жыл бұрын
Mansha alah habaryar waa riqiis wajale soo warayso
@maryamiiris8650
4 жыл бұрын
Kkkk thank you sister
@omarshowqi8635
3 жыл бұрын
Thnks anoo hargaysa joogan gara nayn macluumadka
@blkpanther187
3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا حبيبتي ❤
@gullbarwaaqo9594
4 жыл бұрын
A s c walaalaha soomaaliyeed waxaan idinka codsanayaa inaad igusoo duceeysaan hooyadey oo xanuunsan oo dhaqtar taalo coronavirus ayaa kudhacay kalyuhuna way fadhiisteen maneefsan karto walaalaheyga muslimiinta ahoow iigusoo duceeya koomo ayeey ku jirtaa kheyr rabi haydin siiyo
@raqiyayusuf7348
4 жыл бұрын
Allah caafimaad degdega ha siiyo aamin aamin aamin
@theheartsisters1513
4 жыл бұрын
Ilhahacaafiyo
@halimahassan7313
4 жыл бұрын
Allaha caafimaad dagdag ah oon soo habsaamin hasiiyo
@gullbarwaaqo9594
4 жыл бұрын
Walaalaha soomaaliyeed hooyadey waa geeriyootey iigusoo duceeya Allah haydin barakeeyo
Пікірлер: 320