macalin abdinasir sola waad ku mahadsan tahay sida aad umada somaliyed ugu fafahineyso ujedoyinka jira markasta thks alot
@Ayubaliabdi
6 жыл бұрын
thks all
@suleman6303
6 жыл бұрын
somalia iftiin baa ka soo baxaya inta uu Farmaajo xilka hayay. waxa soo galaya iyo waxa ka baxaya in La ogaado wa ku farax sanahay waana horumar cusub.
@dahirhusseinabdirahman907
6 жыл бұрын
Shaqaaqalaha aiport ka ee lacagtas qabtay maanta waxay mudanyihiin abaal marin.
@feisalsomfitness447
6 жыл бұрын
Masha Allah walahi Nin Allah aqli siya tahay Masha Allah waxgarad Somali ayaa kugu weyn
@hashimawad3760
6 жыл бұрын
Ilaahay baan uga ashtakoonay imaaraadka!
@habibanoor9944
6 жыл бұрын
Hashim Awad waa runta AllAhA naga qaabto cadowga weyo imaraadka
Sir are you a professor? I watch your shows and I really appreciate how honest you are and how you give a detailed information About our country,I would like to join your committee and would like to work with you ,please give me more info To get in contact with you ,I am so grateful for real strong Somalia men like you who are fighting for our country. I live in Canada and I would like to give back to my country but I don't know where to start ,thank you any information would help There are a lot off young Somalia people that are willing to help our country,we just do not know where to start.
@halimohasan9918
6 жыл бұрын
Wllhi Solo wa Runtaa coz every power is Money but Alxamdu lilaah wadaniyiintaas baaray ee Shegay si weyn haloo Abaal mariyo..
@halimohasan9918
6 жыл бұрын
Wadankeena Allow noo Badbaadi Aamiin.
@shantaabdi2139
6 жыл бұрын
Ciidankeyna kheee Allaha idiin siiyo iyo intii qabatay ,jirkayga waa jareynaynayaa dowlada gacanteena ayna ks bixin .Soomaaliyeey cadawga aan meel ugu soo wada jeesano
Masha allaaah wa war lugu farxo sida ciidanka meesha jooga shaqada wajiibka saran fuliyan waxa alle ka bariina in allaaaah haidin xafiido guulesta
@deeqoahmed1771
6 жыл бұрын
Dowlada imaaraatka lacagta yaan loo celinin askarta dalkooda difaacaayo hala siiyo askarteena allaha noo xafido quwadoodana kor allaha uqaado dowlada hala hadlo lacagtaan yeysan celinin imaaraatkana ceebtooda adduunka hala tuso
اللهم اجعل هذا البلد امنا مطمئنا وسائر بلاد المسلمين اللهم وفق قائدنا لما تحب وترضى اللهم ابعد عنا المنافقين واجعل كيدهم في نحورهم اللهم اجعل تدبيرهم تدميرهم
@aminahasan1394
6 жыл бұрын
sola waa nin aragdi dheer dad badan oo dhashii mooryaanta ah wuu kacaqli badan yahay masha alaa
@mohh.sh.m.984
6 жыл бұрын
Allh badbaadsho somalida allh ka qabto cadoow waxi ku ah
@habibanoor9944
6 жыл бұрын
Dal jiir ka Dahsoon amin inshaallah
@madinahussain6590
6 жыл бұрын
Allaah baa mahad leh
@jawaahirahmed7950
6 жыл бұрын
Waa caqligii carabta mushahar baa lagu bixinaayay lkn somali weydaashay dhibaatada somaliya waxa cadaatay in gacan shisheeye ay weligeedba ku luglahayd allaw na badbaadi
@khadiijomaxud2477
6 жыл бұрын
اللهم اهزمهم وزلزلهم واجعل بأسهم بينهم شديد اللهم من أرادَ لهذا الوطن السوء اشغله فى نفسهِ اللهم إهزمهم وزلزلهم واجعل بأسهم بينهم شديد. Amiin amiin amiin yaa rabil calamiin
Fatima Sheikh sax wa kugu raacsanahay iyo dadkii masaakiintii qaraxa loo isticmaalay qarax dil haloo qeybiyo .wa lataaban sotii turkiga lacagtii lagu in qilaabi laha emaratku sodireen 3bilyo lagu qabtay Airport turkia .wa markii labaad ee emarat ka lacag laga qabsado ay rabeyn in dowlado lagu khalkhaliyo . turkia iyo somalia wey ku ceeboobeen emaraat ku khaska ay wadaan .wbt
@hawayassin7044
6 жыл бұрын
lacagta wa kheyr Allah nasiiyey Alhamdulillah wa iftin xil mucaaradka ahaa baa cawa loo qeybin laha Alhdmdulillah dowlada kheyre Allah u hiilin.
@hawayassin7044
6 жыл бұрын
kheyre wa re'isul wasare daacad ah horumarka jecel qaranimada somaliyeed , mucaaradkii allah ifiyey khayanadoodi jilaafooyinkii ay qaranka ku wadeen .Allow emaarat ka naga qabo .prf jawaari wa ceeboobey.waxa igu maqaalaha 200x in lasiin lahaa min 500.0000kun loogu tala galay .
3bilyon baa turkia Airport lagu qabtay last 3month nearly waxa sanaadiiqdii laqbtay turkia ee lacagtaas kujirtay lagu qoray astaanta red cross ka waxa laga keenay araat waxa loo waday mucaarat ka dowlada turkiga si dowlada turkiga loo in qilaabo.waa la qabtay Airport turkiga ayaa lagu qabtay .wbtwaxa lagu shubey xasnada tdowlada turkiga .wbt
@samsambeder1590
6 жыл бұрын
Amiiin yarabi kalam saxiix weye warkagi
@AMATALLAAH-qd3pq
6 жыл бұрын
Dad iyo dal Allaah Wato, ayaanahay.Allahba Weli noo ah.Cadowguna Waan Jabinayna, Insha'Allaah!!
@munosalad3930
6 жыл бұрын
mashaalhu wakufxya Walhia will I wanagsani ayatahay dadlka shacks mahtsantahe
@mahdowmeal
6 жыл бұрын
Waa lacagti cumar Abdirashid Iyo jawari oo waka iscasilayeey!
@newage1393
6 жыл бұрын
""durbaanka hadaan wax ku jirin habeenki maxaa loo tumaa" i like it been maaha dheel dheelaa ku jirto
@faizaadan1012
6 жыл бұрын
Guuuuuul
@fowziaax
6 жыл бұрын
August Afrah ,l
@ciise25
6 жыл бұрын
Nin nacasa oo lumay ayaa yiri maxaydin la farxi beriba waan lumi e ninka aqblay in dawlad kale ay ciidamo wadankoo da ku tababardo oo aan dawlada ka amar qaadan ma nimankaas ayaa wadanka ilaalin kara mise nimanka 25yrs old Uganda soldier giving them lecture it is shame.
@susuumoha6879
6 жыл бұрын
War shaqaalaha airport ka ee lacagta as qabtay ee markii yiri ay dhaheen diyaaradan kula noqonaynaa ciidamadii iyo shaqaalihii diiday Ee yiri diyaradan ma kici karto waa halyeeyo somaliyeed illahay ha idin barakeeyo
@safiay9530
6 жыл бұрын
Maasha Alaahu diyaaradii ma qabtay nimco ayaa dhacday hadii diyaaradii hadii la hayo
@fatiaemohamed9605
6 жыл бұрын
War kafarxadbadan weligay mamaqal waxaam siibaynaa dadkeena abaaraha iyagaa kulacagla good luck
@halimahussein4894
6 жыл бұрын
Mansha allah solo waad kuma mahadsantahay sida fican ood wax nogu fahfahisid
@jamiilamaxamed418
6 жыл бұрын
Mashallah hambalyo ayan leeyahay Wlhi dadkas qabtay lagactas Walida ah ee damiirka ku dambeeyo Allow noo badi ayagoo kale wadanka hano hagage rajada hano sonoqote
@amoreseamorese8601
6 жыл бұрын
WAXAAN SI DEG DEG AH SHACBIGA IYO UMMADDA SOOMAALIYEED INAY BANAAN BAX AY KU DHIGAAN WADDANKA OO IDIL SII LOO CAMBAAREEYO IMAARAADKA CARABTA OO LA MID KHANAAZIIR
@roobiyorays8398
6 жыл бұрын
Kuwii u dhaartay dalka iyo dadka ee baarlamaanka iyo dawlada kujira ee codkooda iibinaya ee lacag Ka doortii dhaartii ay Alle sw Ku dhaarteen Alle ayaa idinka abaal marin
@katiegacha_lol4333
6 жыл бұрын
Walee Somalia wexey noqotay meel cidii rabtaa ka adeegato wax kasta o loobaahaynahay waa lagu fushanayaa sababtna waxa keenay waa dadka Somalia ayaa lagu shaqaysanayaa inta jeebka lobuuxiyo ayuu sameynaya wax kasta o layirahdo samee qaraxi dalkaaga iyo dadka diyaar bu uyahay iyo so burburi dalkaaga welee waayaab Somalia ilaahay bey ledahay nin aan u ogoleyn dadlkiisa inuu gubo bal muxuu dalkaaga u gubayaa o aad uga yeelin adigu welee waa doqoniimo weyn ilaahoow nagasaar waxan nahaysta yaa rabi yaa alaah
اقسم ظهورهم اقسم ظهورهم يارحمن ياالله ارحنا منهم ومن مفاسدهم وفتنهم اللهم إنهم لا يعجزونك فأنزل بهم بأسك الذي لا يرد عن القوم المجرمين اللهم أحصهم عددا . . وأهلكهم بددا . . ولاتبقى منهم أحدا اللهم أرنا فيهم عجائب قدرتك . . اللهم أرنا فيهم يوماُ أسودا
@khadiijomaxud2477
6 жыл бұрын
اللهم إنَّا نسألكَ من الخير كلِّه عاجِلِه وآجِلِه، ما علمنا منه وما لم نعلم، ونعوذُ بك من الشرِّ كلِّه، عاجِلِه وآجِلِه، ما علمنا منه وما لم نعلم، اللهمَّ زيِّـنَّا بزينة الإيمان، واجعلنا هداةً مهتدين. اللهم أبرم لهذه الأمة أمرَ رشدٍ، يُعزُّ فيه أهلُ طاعتك، ويُذلُّ فيه أهل معصيتك، ويؤمَرُ فيه بالمعروف، ويُنهى فيه عن المنكر، اللهم اجعل هذا البلدَ آمناً مطمئنًّا، رخاءً سخاءً وسائرَ بلاد المسلمين.)AMIIN AMIIN AMIIN YAA RABIL CALAMIIN ALXAMDULILLAH ILAYOW MACEENA NOQO
@raxmocali5353
6 жыл бұрын
SOOMAALIYEY WADDANIYADDA HASHAQEYSO
@katiegacha_lol4333
6 жыл бұрын
Lacgtaa yaan loocin sheydaanka sitey o rabey inuu dalka iyo dadka ku gubo waa in maxkamad caalami ah lasaaraa hadii kale wax kaxun ayaa imanaya waa in latuso cadowga Somalia in Somalia sidii hore ahayn o ay wadaniyiin ku jirto umada somaliyeed o dalkooda iyo dadkooda kanaxaya
@abdinasirmohamed9085
6 жыл бұрын
Amiiiiin aaammiiin aaamiiiin
@amiirnuur4430
6 жыл бұрын
Waa mahadsantahay sola
@safiay9530
6 жыл бұрын
Masha Allah Guuuuul Guuuuul
@sadiyaali1607
6 жыл бұрын
aamiin yaa Allah
@hawayassin7044
6 жыл бұрын
anigu waxan ku talin lahaa safarada emaarat ka hala eryo shacabkii ay umaleegeen qaraxyada ha bililiqeystan safarada emaarat ka .xil mucaarat ka beelahoodu habedelaan wa lalasocda in ay laaluush emaraat ka loga soqaaday xaraanta la cunaan odayada beelahoda isku magacaaba iyagana wa ceeboobeen .guul dowladii .
Asc wall kheer alaha ku siiyo cadawgana alaha naga qabto somali waa loo tashtay kuwa dhuuni raaca ah alaha naga qabto
@cqaaliqcade3170
6 жыл бұрын
Fadumo Gelle s
@hajiabdulah5946
5 жыл бұрын
Soolo boorto noolow Weligaa illaah haku xafido
@iloveyouhooyomcn9562
6 жыл бұрын
Somaliya wlhi jaranjaro badan oo aad u ad adag ayey mareysa wa inay somalidu mid noqdan wa laga baxaya haded dadki wadaniyinta ah aya soo if baxay dacadi aya soo if baxday wlhi manshallh isku dubni somaliyey mujiiya wlhi aad ayan ugu farxay nabad iyo nolol lkn imaradka iska caydhiya walalayaal vive farmajo iyo khayre from Djibouti
@juruswadanikumaar3034
6 жыл бұрын
Masha allah ciidankeena allow guulee
@raegeomar2123
6 жыл бұрын
Caadifadda la iska dhimo; qalad ayaa dhacey, waayo sirta dawladda Somalia e intan le'eg in la ogaado ma ahan. Waayo imaaraadka lacagtan kama hari doonto. Dawladda Somalia waa is ceebaysay; waxa lagu qasbi doonaa in ay celiso lacagta.
@hawayassin7044
6 жыл бұрын
soory waxa layiraahda Aftahan media wariye balwan wuxu ka sogala south africa chanle waan jeclaan laha dowladu in ay xirto chanle kaan Aftahan tv .beenta wararka mucaaradka tabiya kaso horjeeda dowlada qaranka .
@safiawarsame8972
6 жыл бұрын
Askarigii shaqo fiicanqabta sida kuwa hada lacagta qabtay waa in sifiican loo abaalmarsho si loogudaydo wandanimadana sifiican ha loowadabaro. Guul Soomaalia kor ale hakayeelo.
@hawayassin7044
6 жыл бұрын
waxan ulajeeda omar Abdirashid nacas iin weeye dhamaantood aan qaranimo dooneyn guryo more than 10m baa emaraat ku dajisay dibadaha dalka guryaha ugu qurux ban gaariga ugu qurx ban beey dalka ku heystaan dowladii iyo shacabkii bey ku qarxin ku khalkhalin saaka wa Allah mahadii
@raxmocali5353
6 жыл бұрын
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO, THAARIIKHDAA IDIIN QOREYSO WADDANIYIINTA KASHIFAY QAYAANADAAN ALLAHA IDIIN JISEEYO. TUUKTA WADDANKA GADANEYSO ALLAHA NAGA QABTO. DOWLAD MA JIRTEE ,MAAN IMAARAADKA ISKAQABANO, SIYAASIYIINTA SOOMAALI AAWAY , WAR WADDANKA BEYLAH WAAYE, WAR WADDANKA HALAQABTO. MINFADLAKUM PLEASE WADDANKALE MAHELEYNEE MA CARAB AA NA ADOONSANAAYO. YAAAAAAA SOOMAALI EH OO DAREEN WADDANI LEH
Waxaa wanagsanana laheyd. Dubai in xiriirka noo jaraan amisom iska baxdo. Cidee.xoog leh ayaa meesha ka talinayso somalia
@Xarago319
6 жыл бұрын
War cidanka halogu dabal dago lacgtan sharcidarada kuso gashay iyaga naga qabty guul nabad sugida cidanka qaranka
@abdirisaqabdi4040
6 жыл бұрын
Saqda dhexe waxaa loo tumaa sacabku waa xeel
@hawayassin7044
6 жыл бұрын
aniga farxad alow ya itusa shayaadiintii mucaarad kii xil qaran khayaaney ee dowlada fadhiidka ka dhigay wajiyadooda hala xirxiro .dhamaan shacabka nahay neef inaga sobaxday madaxweynuha iyo re'isul wasaare kheyre shacabka nalahadla wa lasocona wax walba emaarat ka safaradooda hala eryo .
@jiir
6 жыл бұрын
Thanks macalin
@luulxasan5170
6 жыл бұрын
illahow xaqadilaci
@raxmocali5353
6 жыл бұрын
PLEASE WADDANKA FARAHA YUU KABIXIN IMAARAADKA HANAGA BAXO WAR DADKA DIBBADDA JOOGO HA BANAANBAXO WAR WAX MATAREE , UN WARQAD HA LOOQORO AQOOTA HASHAQEYSO . .
@farhiyaabdiwahad7648
6 жыл бұрын
waa runaa soloo wa sax dad dowlada xilka haayo noocey ahadaanda ilaahey ha ka shifo ku waasaa
lacagtii lagu qabtay Adan cade Airport aan sixi ma ahan 10m ee wa 14m weeye waxa lagu shubey bank dhexe somalia cidanka ilaalin beesha caalamku wey fahantay in emaarat ka qasayaan qaranka somaliyeed loona adeegsanayo fiqi mahad salaad , odowa takar AAbdishakuur iyo omar Abdishakuur iyo qaar wariyayaal ah oo media u qalda shacabka prf jawaari wa la adeegsanayey xoog ba lagu heystay si horu socodka dowlada loo curyamiyo .wase lafahmay wbt.
@shamsoahmed910
6 жыл бұрын
FAARMJO GUUUUL CADOWGA HAALA ISKA CEELIYO TUUGO AY LACGTA LOWADA
@jamalmohamed5119
6 жыл бұрын
Shamso Ahmed
@daacad1420
6 жыл бұрын
Sxb aan kusaxo fuuto maahee waa fuunto sxb mahadsanid
@anepsamantar2744
6 жыл бұрын
Wa runta Sola wa bahanahay baqtiga loma cuno
@abdimahame1963
6 жыл бұрын
soomalidu waa dad aad u caqli yar dad baa laga dhadhacsiiyey puntland baa loo wadey hadii puntland loo wadey meey ka dagto boosaaso,ama garoowe Boosaaso iyo ABU DHABI waxaa loo kala socdaa,labo 2 saac iyo bar
@kushish2749
6 жыл бұрын
Diyaarada iyo dadkiisaanaay iyo wixii saarnaay hala xiro yeysan lafasixin waa run waabaahanay baqti loomo cuno
@kushish2749
6 жыл бұрын
Laakiin waa qasab hadii sharcigu baaraayo waxkaste law gaas in kumoqotid solo sharcigaas waxkaste lagu qarinkaraa dowlada boorsada soogaaro waa in sharci baaro karo jira hadii loo arko qalqaldooladeed haday galinkarto solo sin ugu noqosharcigaas
@HassanMohamed-hy9so
6 жыл бұрын
waan kusalaamay solo geesi wadani ah
@mohamedmohamudabdi2246
6 жыл бұрын
The diplomatic bag shall not be opened or detained.
@Bashi869
6 жыл бұрын
$10M waa lacag badan laakiin dadkii watay iyo kuwii ka dambeeyay ayaa lexejeclo qaaday iyo bakhaylnimo. Sargaalka ugu sareeya ee airportka haday $2M siin lahaayeen wiilal isaga uu dhagta wax ugu sheego ayaa hawsha la soconlahaa midkiiba $150k inuu siiyo ayaa loobaahnaa fashilkaasi ma dheceen hehehe
@hawayassin7044
6 жыл бұрын
waxay mucaaradku leeyihiin tv chanale south africa ka hadla saldhigiisu yahay waxa tv ku fara qaraxa maatida somaliyeed wuxuu sheega sida ay damacsam yihiin mucaaradku iyo taageerada mucaaradka bal ila eega waxa layiraahda kalfadhi midea wariye (balwan )aad baan ana uga daba qaatay beenta naga da shacabka kada baan uqora chanle tv .bal raadia oo dhageysta .
@abdinasirmohamed9085
6 жыл бұрын
Guuiuuuul
@cabdixaaji7102
6 жыл бұрын
Rabi cadwka somaliyed ha jabsho
@shamsoahmed910
6 жыл бұрын
KAAN FAARXSAN WAA DUULUYO CAALASYYYY GEEDI AF BIIJO BAADOW SHEEYDA WAISWISY O QAANIS AH
WAA SAX HAADI LAA SHEEGAN WAAYO MAASKIINTA AY LAA SIINAYA
@hawakarshe7904
6 жыл бұрын
Qashin Qub Somaliya. Askarta Somaliya oo Airport ha noolaato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Ciidanka Emirates has to go go go go and their Embassy. Now now
@axmadamiira2555
6 жыл бұрын
ano waxan udahmaye in imaradko dhibka inago haayo ama oo Siinayay sahbabka
@faisaljama4573
6 жыл бұрын
Dawladu maxay amar u siin way markeedii horeba lacagkasta oo la keenayo in declaration Loo sameeyo iyo maxay usoo marin waayeen Bank ga dhexe
@GeedDhuxul
6 жыл бұрын
walal waxa layidhi cadowgaga ciirsi mood somaliya cadowgeedii aya leh can idin cawineyna ciden ban idin soo tabareynaa hadana waxan wada
@kaaraancabdilqaadirboss5665
6 жыл бұрын
Buutland way xanaaqday
@hanadali6155
6 жыл бұрын
Manaha Allah iska daa waa israaqad illhay ku azraaqay dowlada soomaliya iyagu wax ku xumeeya ayay isla haayeen lkn faaiido ayay i nooleeday ciidanka halagu wareejiyo lacagta ..
@meymunyusuf9542
6 жыл бұрын
run sheeg ayad they illhey haku xafido
@hanadali6155
6 жыл бұрын
Meymun Yusuf Mahadsanid huuno aamiin sidoo kale adigana illhay ha ku xifdiyo
@khadarahmed2184
6 жыл бұрын
Waa ruuntaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴👈
@alihasanahmed3243
6 жыл бұрын
walaal imaaraadka warkooda waxqarsoon ma aha dhamaanteen waa in aan indhaha furanaa dawladana cidii soomaali ah ee lacagtani lug kulahaato waa in ay maxkama soojoojiyaan hadii kale muwaadinintii qabatay moraaljab wayn ayaad kurideen ee lasocda
@abdullahiahmed5903
6 жыл бұрын
Doolarkan waxaa lagu khaarajinayaa gudoomiya baarlamaabka jawaari waxaa kale oo lagu majo xaabinayaa jiritaanka iyo qarannimada soomaliyeed
Пікірлер: 156