Qoflaliya maydilin ee waa dadbadan wayo waxay dhadhansadeen lacag wana lagadanbeeya
@jamaalcabdalle5238
2 ай бұрын
Subxana allaah ilahow umadada kaqabo shaydankaan dhumiyey ee ilowsiiyey aaqiro iyo xisabta taal ilahey hortiis
@user-zn1tz1ln9l
2 ай бұрын
Sidee maafiyada ayey dhaqmayaan.nin caruurtiisa isaga shaqeysanaya ayey aduunka u dhaafiyeen ayagoo ahaa kuwii amnigiisa iney sugaan la rabey......nimankan hala weydiiyo iney wax ka og yihiin dhimashadii ikraan ilaah ha u naxariisto.
@ashaahmed8169
2 ай бұрын
Subxaanalaah mafilin ayey jilayaan dadkiina ciyaar ayey ku dhameeyeen
@mohamoudabshir4139
2 ай бұрын
Ma filin ayey jilaayan.😂😂😂
@barlinmahamudsabriye6471
2 ай бұрын
Bismilaahi dadkaan dad vadan way dileen waaba cabsi wuu qoslaa . Dadkaan bagalada ah dad aa qabiil ugu hiilinaayo kuwaan umada yaa lagu dayn
Runta hadi aad sheegtaan waanila cafinaa lugu aqriyay waalagaafay marka😂😂😂
@mimi-ahmed55
2 ай бұрын
Hada wilshan la waresanaayo wax ma cabsana maa iledihin ayago dhimasho ka shegena faraxsan e qoslaayo sida sheego caadiya wax la siye shega
@user-ps9mz2db4f
2 ай бұрын
Xitaa biri ayaa dimanee hadii lagudaho iska faraxsanoow no murugo
@mimi-ahmed55
2 ай бұрын
@@user-ps9mz2db4f ilahey maxey u sheegayan in aa adoonkisa shirqoleen oo dilen in aa qamri cabayen why ee u murgeen sababo ee ku murgaan we hayaan lkn waxa ka qaldan qalbiga madow ciyar kama horeso naarba ka horeso aa labto ma jirto farax
@solokilimber3818
2 ай бұрын
Moryanteh hawiya 😂😂😂 allah dalkan hawiya kaqawo 😂😂
Пікірлер: 29