xukun badil lagu radsho bahida loga biximayo axsan fanan lafole
@HASANNASIR-sj3ec
Жыл бұрын
Anoo yar baan radio ka dhagaystay 2003 dib danbe wan waayay 2018 ayn helay heestan waliba erayada ayn qar fahmi wayay barigan yaraa haatan xasus fog bay igu celisay wllhy
@ilwaadAbdurashiid4631
9 ай бұрын
@HASANNASIR ana waxaa soo xasuusanaa mar aan xanuunsanaa mudo 1sano ah ayaa waxaa tagay hospital digfeer waxaa ku arkay dad aniga iga sii daraan alx ayaa dhahay markaa ayaa soo xasuustay inaa bukaan socod ahay heestana igu soo dhacday isla markii 😢
Пікірлер: 7