Waxaa Jirta gabadh aan Jeclahay waqtina aan u helin. Hadaan waco ma qabato, wayna Mashquul badan tahay; waa gabadh Akhlaaq, qurux, Karti illaah u dhameeyey. Waxaa ii dheer inay tahay dookhaygii. Lama guursan wali waxaan nafta ku sasabaa inay Aniga ii joogto. - Alla way fududahay - kol inay kulaneee - Sidii baan Ayaankiyo - Calafka u sawirayaa - Rabigay ma eexdee - Sidii baan amaanada - Eebe ugu kalsoonahay. Ramadaan waa 18 waxay ku beegan tahay 28/03/2024. Fadliga Bisha ramadaan illaahay waxaan ka baryayaa inaan midowno, oo bash bash iyo barwaaqo gaadhno. Fadxa ❤
@Fathimuhammed21
Ай бұрын
Wll hadda maheshay 🥺🥺
@sharmaarkecawke8238
7 күн бұрын
Insha ALLAH anna ILAAHAY waan kaaga rejaynayaa, haday noqon weydana samir iyo mid kaaga wacano intaad yada ka filaysay ka badan ka hesho aadna garan waayin
@ZekiBerberaawi
4 ай бұрын
23Febuary 2024 habeen sabti soo galayso Magaalada Berbera Xaafada burcosheekh 11:14PM insha Allah caawa jaad iigu dambaysa allah hayga daweeyee
@Anzal144
2 ай бұрын
Hada miska dhftay powe😢
@MustafeSiciid-b6k
8 күн бұрын
Legendkii waynaa Berberaawi Show miyaad qayshaa 😂
@iqraqaliiqraqali9688
26 күн бұрын
Inkasto daxdeni buur adeg kuxiran tahy 😢10/6/2024
@jamacdeeqa8807
Ай бұрын
2024 bishii 3aad 😢❤ noolow kuma ilaawi donee jacayl nabad iyo horumar inankii reer gabilayow ina ubaxoow
Alle way ufududahy mar inay nu kulanee Sidiibaan ayaankiyo clfka usawiryaa dabiigy ma eexde sidiiba amaana rabi ugu kalsonahy😢😢😢😢❤ 2018 anigo gbr yr ah oo scholey ah sugsi sre bn wiil isku clss nahy is jeclaany Dhib io rafaad io ilin io mrgo isla so mrny wandhamyny schol kii preper ka hdba kiihya kii kle ushubijry wx wlbo wan wda qaybsan jrny heer xitaa lisku kaya dry kagudubny wxaas manta isagii wxuu isku xilqamy darteey inu mustqblkena uso shaqeyo 2sno kdibne uu iso donto lkn mrku dalka katgy baa isku dhcenu batay 2022 ilaa manta oo ay thy 4/6/2023 😢😢 Bn isku dhacsany heshiis yr xitaa dhexdeena mayaalo .ane jmcdi ban dhamynyaa waa jcyl 6 sna❤ Sidiibaan ayankiyo calafka usawiryaa Rabbigy ma eexde sdiibaan Amaana eebe ugu kalsonahy❤
@ayansheikali6183
Жыл бұрын
Sorry wlhi illaahy dhaxdiina jecl iyo naxariid ha dhax dhigo o dib ha adin kulan siiyo abyo
@blackgrial491
8 ай бұрын
Jaceel loo so halgan hada 6 sano socday runtii qofkaa samsyntaa isku leedihiin ilaah baa og calaf allaha isku kiin daro Hadoo qod wng sn yahay so cesho wilkaa isku dulqaato buuq xal uraadiya
@user-mw9yv5pi7h
5 ай бұрын
Allow intimate isjecel isku barbaran allah waxan kuweydiina is heshaa pyo❤❤❤
wlhy Exkaygi Qof ka wnGsan Ma jirin Ee iLahow meezhu Tagaba ku Nabad yeel Muztaqbal Qruh Bdana uzameey Wx dhiB ahna Ha tusin😢❤️ILahow sidan Ujecladay ujecLow raalina uga ahow💔
@rinaadxaaji1610
8 ай бұрын
Wu wngsn yhy mxd u ceyrisayy 😢
@foodcade2544
7 ай бұрын
aamiin😭😭😭😭
@YoonisXasan-kl6mu
4 ай бұрын
Mnsha allaah alle ha ku xafido wllshey waxaad tahay gabar qalbi wanagsan oo karameysan alle qof qalbi wanagsan sida adigo kale ha ku siiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waligey isman oran uurkeygan kuma jirin xumey ee amarka qoran Isa seega nagu dhacay waa amuur illaahy In kastoo dab iyo olala aqlkeeni lagu shidan In kastoo dhexdeeni buur adag ku xirintahy Misna anigo sidi baan kugu uur fayoobahy Indhahaygo sidi bay ilmada kugu qubaayan Alle way u fududahy mar ineynu kulane Sidan baan ayaankiyo calafa u saburaaya Rabigey ma eexde sidi ban amanada eebe igu kulasoonahya
@NajahMoh-sw3kl
2 ай бұрын
22/04/2024 12:20 Hbenimo 😢 Rabbiyow Qalbiga Iga Reeb 🥺😭💔❤️🔥
aniga ex yadeyda ciida ayay ka badan yihiin tii ugu dambeysay ee i qiyaantay mooyee intii ka horeysay nabsigeyga ka soo wada baxay ilaa hada la dhibtoonayaan🥺🥺🥺😭😭😭😭😭😭
@user-lz3zl3hx9f
4 ай бұрын
😂Hw qumey aya thy
@fathihaipesaid
Жыл бұрын
Un forgettable song i listen 2022
@user-zi7lh6bd1n
7 ай бұрын
Xasuuus😢
@NajahMoh-sw3kl
2 ай бұрын
22/04/2024 12:20 Hbenimo 😢 Rabbiyow Qalbiga Iga Reeb 🥺😭💔❤️🔥
@mohamedabdimaalim1422
4 ай бұрын
Heestan xasus igilisay xaskeygi hore iga tagtay sababta aya ehed mxaad askari Kenya 🇰🇪 unoqtay
Пікірлер: 107