Adanow Laftagareen waa geesi waa lafta geela badha BIKH DHEH. WAA MISKIIN AAN AWOOD LAHAYN ISHI
@Dahabohasanahmed
6 сағат бұрын
BUNTLAND GUUL INSHA'ALLAAH
@Dahabohasanahmed
6 сағат бұрын
LAFTA GAREEN WAA BANJAREY HUNGURI BAA QAADAY
@shacabkasoomaaliyaa1
6 сағат бұрын
Ninkaan Beeeeen Badaan xishoo
@Dahabohasanahmed
6 сағат бұрын
lafta gareen waa doqon aan waxba ahayn
@Dahabohasanahmed
6 сағат бұрын
WAA KU SAXAN TAHAY MACALINKA LUGEEYA
@Dahabohasanahmed
6 сағат бұрын
lafta gareen xiniin yahay ¹ayaa laga haystaa
@mohamedabdishire4356
2 сағат бұрын
Aden runtu waxa weeye jiilka hadda Mayland hogaaminaya wa rag lagu so koriyay tuugsi marka gacmaha ayay hoorsanayan mabda' ma yeelankaran marka ila iyo jiilkaas dhammanayo Mayland tira buuxsigeedi bay isaga jiraysa runtu taas weeye
@abdisheikh6094
6 сағат бұрын
Laftagaren waxaaba isku badalay ergo xasan u dirsadeen axmed madoobe meesha dhiiqo ayuu ku fadhiistay waa ninka maanta isaga iyo qoor soo tuug tuuraan axmed madoobe oo go,aan raginimo leh cajiib War ninka han yaraa cajiib.
@abdisheikh6094
6 сағат бұрын
Laftagaren waa ninka xamar iyo idaacadaha loogu hanjabayaa oo wali xamar sii jooga oo xitaa xildhibaanadii leeyihiin hala xiro askartiisana ha la dilo kolay dad badan baa ka hanjabay laftagaren waa nin saqiiray maafiyada iyo siyaasiyan cajiib.
Istag furulah lagama yaabo digil awmirifle iney kala go aan.macinka lugeeyow ninkaan kula doodaayo hadu aniga iyo isaga iskumeel ayaan ksoo jeednaa haduu doonaayo in meeloo magacaabo anaa siinayo Madaxweyne Abdicaziz faraha haka qaado.mana aha nin siyaasada dalka ubisil I'm sorry.
@abdisheikh6094
6 сағат бұрын
Gabdhaha waa la kala guursadaa ee maxaa sodoga ninka gabadhiisa qaba maxaa ku maray miyeysan fool xumo. Laftagaren doorasho ma qabanayo oo hadda marka uu shirka fadhiyey isaga, guudlaawe, qoor qoor waxay doorteen in ay iska sii joogaan. Cajiib.
Пікірлер: 14