Siyaasiyiinta hawiye waxaa afduubtay kuwo magaca hawiye ka dhigtay siyaasad oo og inay 1991 kii ku kufsadeen wax ku dhaceen wax ku dileen magaca hawiye....rabana caasimadii talyaaniga ee umada somaliyeed Lagu qiyaanay 1960 inay u badalaan caasimada beelaha hawiye si ay dowladnimada somaliya isbaaro ugu dhigtaan...kadibna ay magaca hawiye ka dhigtaan siyaasad ay umada inteeda wanagsan ku halagaan Kuwa iyaga oo kale ahna sida qaxootiga killinka iyo kenyatiga degmada kismaayo shirkada ku ah ay soo dhoweestaan ama muuse biixi. .. wixii umada halaagaya way soo dhoweestaan Kuwa magaca hawiye siyaasada ka dhigtay.....lakiin hada dadka aqoonta leh way fahmeen waxaana soo dhow xiligii laga tashan lahaa oo umada ay isbaarada u dhigteen ay kala tagi laheed ...
@AliMohajim
6 күн бұрын
Ninkii aan isla weynin ku jirin afmaayga waa la fahmi karaa
Onokaa leh xamar waxaa yiri ninkii la haa ma wada aha hawiye waa mudulood unukaa leh garowe.waxaa yiri ninkii lahaa mawada.ah daarood waa majeerteen unukaa leh hargeeysa waxaa yiri ninkii lahaa mawada aha.isaaq waa arab nin aan wax laheen ayaa yiraa walawada leeyahay ❤❤❤❤❤❤❤
@rahadeyadam9642
6 күн бұрын
Konfurgalbeed dorasha ay qabsaneysa wana madaxweyne Laftagareen ay marlabad doraneysa taas waynaga go antahay 🙏🏼🙏🏼💙❤️💚🙏🏼dal iyo dibadba wa madaxweyne Laftagareen 💯💯🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸💙❤️💚🤲💯🇺🇸💙❤️💚
@BaxsansiciidOwnuur
4 күн бұрын
Asc dheer abwaan kabayare salaan sare weligaa daacad baad tahay hooyo ku soco
WARYA KABAYARE KOONFUR GALBEED EELAAY JAREER AWALBA MEEL AAY LEEYIHIIN MA JIRIN HAWIYEH U HIILIYEY AYAGOO BONTI 5 AH LAMA SINA HAWIYEH IYO DIR IYO DAAROOD BAA LEH DHULKA UGU BADAN SOMALIA HAWIYEH UGU DHUL IYO DAD BADAN SOMALIA TAAS OGOW GEN GALAL BAA CADEYEY SOMALIA HAWIYEH UGU BADAN MAANSHA ALLAAHE MARKA EELAAY SOMALIA MABA AHA
@rowdanuur4883
6 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@MohamedMohamed-qf1xg
6 күн бұрын
Cimridheer bro Soomaalinimada meesha kawad thanks
@mohamedahmed2675
5 күн бұрын
Kaba yarrow dulmiga reer tolkaa wax aad ka macaasheeyso on ceeb aheyn ma leh
@saidahmed-vt4ew
6 күн бұрын
Yaa raxanweyn kursiga madaxaweene ku xigeenka. Iska heesta.qof aan hiraab daami aheen idika ma qaadikaro. Yaryar iyo gunuf gaanufka. Hiraab ay ku xumeeynayaan.kkk yaa ina maqaar yarow. Hawiye waxa ka maqan ma ogtahay
@idiriselmi3215
6 күн бұрын
War nin wayn oo macqul ah ayaad aheyd ee wadaniyada ha ilaawin xasan sheeq waa dhalili kartaa lakiin wadaniyada xassan sheeq kama xigo
@marimhaschi5478
6 күн бұрын
xasan sheeq maxamud cadawgiisa waan naqanaa insha Allah allaha ka qabto madaxweyne xasan waligaa hormar iyo guul madaxweyne
@HUSSEIN10764
6 күн бұрын
Waar abwaan odayaashii iminkay ka sii dareen oo canaan kala dul dhaceen xildhibaanadana HAWIYE ee raali galin ta buxiyay waar abwaan odayaashan dagaal ka doonaya iyo kicinta shacabka miyeeysan dowladu qaban karin
@AhmedHusein-ok5qy
6 күн бұрын
Xasan sheekh wadaniyad been ah
@user-om4nx5qm4z
6 күн бұрын
Laftagareen magac somali ma aha, wa Oromo 😅
@idiriselmi3215
6 күн бұрын
Ee sxbow wax isku fal
@FaisalJama-zt3yz
6 күн бұрын
u are wrong sir, somalia has one language, there's no other language. sir do not run around, we will never allow our enemy to run around
WARYA KABAYARE BEENLOOW NACAS KA HAR MADAXWEYNE XASAN SHEEKH DAL XOREYE ADIGA HAMBO FAQASH BAA TAHAYEH DANI LABO CALOOL SIDIISII BAA U CAAYTAMI WASAQ KA HAR XASAN DADKIISA JACEL
Пікірлер: 82