mansha allah waa gabdha aad iyo aad u quruxbadan ilahay ha xafido
@hamsehussein9272
4 ай бұрын
Biriish sax waye reer waqoyi farta taga
@fardusfuad1895
4 ай бұрын
Nafis waxay soo diyaarsatey reer waqooyi waa sax erayo lahubo 🥰🖐
@Farhan-shimbir4785
4 ай бұрын
Nafisa waxay soo qoratay wuxuba waa sax pro waa lahjadii reer waqooyiga
@ahmedmahamuud5464
4 ай бұрын
Briish sax weeye from Hargeisa ❤
@Falaa4
3 ай бұрын
Amiira waxay sheegty 100%100% waa sax❤
@user-vl2bh5uh3c
4 ай бұрын
Nafiso kalmadaheedu waa sax waana la huba hadaan reer waqooyi nahay👍👍👍
@hamdiibrahimali7809
4 ай бұрын
Bariish sax miyaa mise bariij aa saxan😂😂😂
@hibanigesod5418
4 ай бұрын
@@hamdiibrahimali7809biriish waa sax
@shugri-2292
4 ай бұрын
@@hamdiibrahimali7809biriish waa u zax😮
@Raaqiyariyaaq4
4 ай бұрын
Nafisa waxay soo diyaar satay erayadii saxda ahaaa. viva landers❤⚪💚
@mahamedali5016
4 ай бұрын
Haaa zax nafisooo
@ibnubashe4453
4 ай бұрын
Viva reer waqooyi nafiisa hampalyo ❤sido kale amiira iyo reer koonfur wan salamyna 😊🤚guulysta next time insha allh
@user-xu3ke6wi3i
4 ай бұрын
Asad keep going brother ❤
@user-zw3fz6ol8z
4 ай бұрын
Amiira haday ku jirto waan daawan karnaa like reer qabqab 😂
@user-fx8mv3yg1h
4 ай бұрын
Asad hajio noo soo badi lahjada koonfurta iyo ta reer waqooyiga saanu wax badan uga faaidaysano from reer somaliland💚🩶❤️
@nasiimabdikariim6501
4 ай бұрын
Anagaa tujoogna
@ZaadiqAli-zk3gv
2 ай бұрын
😂😂😂Allahay Ka Alle Burco Ayaa Laydin Geyneyaaa Afsoomaliga Si Leydiin Baro Wada Taliyaani Miidhan Buu Idinka Noqday Soomaligii Koonfureey Dh Waxaa Laqalqaleynaa Sidaa xuruufta Carabiga Waa Marka Kasta Oo Dh Udanbeyso Lkn Reer Waqooyigu Markey Kuhadlayn Lama Dareemayo Marka Keli loo aqrinayo Uun Baa Dh Lamaqlayaa Waleee Waqooyi Luuqada Waa Inagag Horeeya Dh Nafta Idiinkeetay Amazing Word Is D
@Suweyda771
4 ай бұрын
Nafiisa waysaxsantahay waxay soo qortoo dhan form Haragysa ❤
@Subarman32
4 ай бұрын
somaliland is muujiya from hargeysa 💚 🤍 ❤
@khadraabdirisaaq4279
4 ай бұрын
❤
@Amran-rp6vm
4 ай бұрын
Yaas
@Cabdiraxmaan8
4 ай бұрын
❤️❤️
@MahamedCali-lq6rw
4 ай бұрын
From borma
@Arawelomer
4 ай бұрын
From gabiley
@saed_abdrahmn
4 ай бұрын
Viva landers 💚🤍❤️
@hibacooking4859
4 ай бұрын
Yess❤😊
@raxiimomohamed6130
4 ай бұрын
Fiish kii isha mahoo❤
@safaxuseen-fk7tn
4 ай бұрын
Haa lkn anaka xafajo unaqaanaa hadaa reer somaliland nahay😊
@CHARMA0
4 ай бұрын
KAa isha garan maynee fiishtu waa tii dabka e chargerka la gashnayey 😂 @@raxiimomohamed6130
@AbdiOmer-nx3vz
4 ай бұрын
Somaliland ❤️🤍💚
@user-fv1mb4vm5x
4 ай бұрын
Haa bariish aan unaqaanaa hadaan ahay reer waqooyi❤😂
@nimcoyuusuf3700
3 ай бұрын
Nafiiso waa sax wax wl ba ay sheegtay❤❤❤❤
@zackindho1096
4 ай бұрын
Nafiso wey saxsan tahay biriish ayaa loogu dhawaaqa hadaa annagu nahay reer waqooyi biriish ayaanu dhahna marka nafiso qaladka ka daaya💚🤍❤️
@hamdaqani6493
4 ай бұрын
Walhi waa nag adag waxay so qortey wa wada taf ku soco sxpey ❤❤from hargeysa 💚🤍❤️
@faridaxaajimaxamed2237
4 ай бұрын
Masha allha 😂😂😂hambalyo nafisa ❤❤❤
@Dheereyyy
4 ай бұрын
Yeah kuli waa sax erayda nafiso from lander😂❤
@khadaribrahim8442
4 ай бұрын
Lahjada reer xamar Buundo Lahjada reer woqooyi ( biriiish) Nafiso waxay soo qortay 100% waa sax marka la eegayo lahjada reer woqooyiga
@hamdiibrahimali7809
4 ай бұрын
😂😂😂yaaab
@khadaribrahim8442
4 ай бұрын
@@hamdiibrahimali7809 hayaabine lahjada reer woqooyi bilaash kugu baraa abayo soo diyaar garow
Пікірлер: 6 М.