Lama Qabanayo, waa Film qaab documentary ah usoo gudbinaya dhibaatada laga dhaxlay maqnaashaha Shilin Soomaaliga oo iyadu ka taagan deegaannada Puntland. Flimku wuxuu diiradda saarayaa saamaynta gaarka ah ee ay arrintani ku yeelatay Ardayda iyo Carruurta Dugsiyada dhiganaysay ee iyagu aanan awoodin in ay Moobil qaataan, inta badanna ku adeegan jiray Shilin Soomaaliga. Sidoo kale iyo Hooyooyinka ku ganacsan jiray Dugsiyada hortooda.
Intani waa Hordhaca Filimka.
...
Follow SULTAN FILMS on
/ sultaanfilms
/ sultaanfilms
/ sultaanfilms
/ sultaanfilms
...
Connect with IBrahim CM
/ ibraahimcm
/ icm70
/ icm70
/ ibraahimcm
/ ibraahimcm
For bussiness inquieres
Sultaanfilms@gmail.com
...
The official KZitem channel of Sultan Films
Subscribe for the latest entertainment, music videos, and more.
/ sultaanfilms
Home of Entertainment
©2023 SULTAN FILMS. All rights reserved.
...
#SultanFIlms
Негізгі бет LAMA QABANAYO | SHORT FILM
Пікірлер: 1