Waa sax walashey runta kahadal hada nahay dhaqaq ad dhaxashide garabkaga ayanu taganahay waxan ku rajeyna xabibti cimriga alah ku barakeyo❤
@zainabhassan4266
2 ай бұрын
Subxaanalaah walaahay waan ka naxay cunugtaas yaaar sidaa loo galaayo abti maa saan wax u galooy abaheed aaway muu waxaan habaaraan gabadhiisa ka qabsano in uu uur u yeelo leen ka baqaa qaatumo xumo ha dhiinto in la xiiro waayee saqajaamiinta oo dhaaan jizakalaaah gabadhay naciima hooyadaa samideed ilaahay hooyooyiinkeen ha u naxariisto aamiin aamiin aamiin
@Kingmedia0
2 ай бұрын
Keep up the good work hambalayo…….
@saadiaali2726
2 ай бұрын
Jazakaallu kheyr
@salmaaraale8743
2 ай бұрын
Asc wl naima masha allah dadka runta marawan
@qadrodahir7896
2 ай бұрын
Masha allah mahadsanid wll
@FaisaAAhmed
2 ай бұрын
Masha allha abayo Been mashegin shukarn abayo
@dahaboosman1228
2 ай бұрын
Subxanallah abti u yahay la yiri ka shekey 😮
@maryambishar1913
2 ай бұрын
Masha allah jazakallahu kheyr wa jzk xabiibti guuuul inshalah inoso qaqabo waxan noolasha kadhacay ☝️🤲🤲🤲🤲♥️🏃🏃🏃👍🇸🇴
@bellahaji9884
2 ай бұрын
Masha Allah
@فرححسن-ش8ق
2 ай бұрын
Asc masha Allah xbbti warkada waa sax maxaa laguunacaa rurntaa
kuwan waxa kadaran wiilkan cabaas oo inanta yar afka ka dhuuquuyo waxa layiri abti ayuu uyahay waxan waa in laga qabto inanta yar waana in lasoo xiraa sida ugu dhaqsa ah
@hamdixiischannel1482
2 ай бұрын
Dadkaan wa dad waaweyn gabadhaan 23 jir maahan oo ayadaa laheyd 8 sano ayaan garoob ahay hahaahah marka afkaaga iyo dhagahaaga iney is maqlaan waa muhiim hala xiro waliba 1 sanoo dhaqan celin ah haloo jaro , cabaas gabadhaan waaku xadgudbay aaway aabihi dhalay cunugtaan ninkaan hala xiro gabadhana hala baaro waayoo kan lama aamini karo , Naima kheyr Allaha ku siiyo Xumaantana hal dhinac baan uga soo jeesaneynaa .
@halimaabdirahman7888
2 ай бұрын
Uf gabadhan hoyadii dhashay away ma cabas bey siisay
ninkan waxa uu cunay hilib cayriin waxa uu ku leeyahay waa caadi waa la cunaa
@ubahabdisaid2222
2 ай бұрын
Kuwi wadan joogey hadi.la xer xero kuwi dibada joogeyne se la yeela bisinka tii hani egeed wadey ku hadleysaye hadi maqli laheed habo naciima subxana allah illahow ka qabo umadaada kuwaan aqlaaqda xun ya rabi
Пікірлер: 43