Waa inaad heshaa xogtan oo si qoto dheer loogu keydiyay magaceena oo aan rajayn karno la'aanteed Cabdishakuur Cabdirahmaan waa danaystaha siyaasadeed ee ka shaqeeya ujeedada dantiisa waa sababta Cabdishakuur Cabdirahmaan u awoodi waayay inuu soo gabagabeeyo.
@jimaleahmed1444
2 ай бұрын
Xildhbaan CCW Seee Rabtaa Heee maxaaa qaldan🎉
@maxmudmaxamud
2 ай бұрын
C/raxmaan. C sh wuxuu ka ugaadhsada dareenka dadka. Wuxuu u sheega hadba waxay jecelyihiin waa nin is bed bedela oo dadka maangabka ah ay ku kadsooman. Waxaa lagu xasuusta badii kenya uu u saxeexay. Waa nin emaratka u nugul waa siyaasi cadhaysan. Oo ka mid ahaa qoladii 91 ee isugu ee Isugu yeeray badbaado qaran
Afkaga canolaguqabey maxad run sheegtey barakalah fiik.❤❤❤❤
@warsanxidig9749
2 ай бұрын
WAA LA SOO HOBANAYA SOTO SCALA. HAWIYOOW QARANKII DIIDEEN,ASKARTI LEYSEN,UNUGA ISKA LEH. WAA IDINKA IYO 3DDD IYO SOMALIDA NABADA JECEL..❤❤❤💙💙💙
@KamalAbukar
2 ай бұрын
Waxaan rabaa in aan ku weydiiyo su'aal kala duwan oo aan si khushuuc leh uga codsaday joogitaankeyga haddii qof farta u saaro caruurtiina waa inaad ka difaacdaan caruurtiina qof fuliyay in tani ay tahay sharciga dalka uu adigana ku qabanayo.
@khadraali9602
2 ай бұрын
Asc adanow C,C,w asaga sow ma,aheen ninkii lahaa farmarmaajo waa marti ee edeb ha u dhaqmo anigoo c,cw ayuu marti iyahey hadana isagaa leh waan cebowney nimankaa dalki wey qaribeen waana musiibo umada lagu soo dhaxtuurey waana mucjiso dalkaan heysto sidii alla ka dhigo ayeen noqon faraj alla ha kerno
@adnahussein6060
2 ай бұрын
macalinka lugeeeye. Runta sidaaa banaanka u keen. Xafidaka llaaah
@AweysQureysh
2 ай бұрын
Beesaa taalo mareykan
@sedson02
2 ай бұрын
CCW hadalkiisu waa waxba kamasoo qaad . CCW is a political opportunist , kolba dabeeshu meesha usocoto buu raacaa .
@AweysQureysh
2 ай бұрын
Been baad sheegeysaan kasoo taga soomaali imaada
@TripleA0825
2 ай бұрын
Eelayiow adiguba shalay Saw qabyaalad iyo qaran dumisnimo kuma aadan taageerin Roobow oo aragagixso ah adigoo Farmaajo diidan maxaad CCW ku haysataa?? maanta Roobow gii uu shalay idinka qabtay Farmaajo ayay dammul qushaash idiin soo adeegsanysaaa ee iska qabta hadaad awood leedihiin hadii kale baroor ta wad 😂
@mohamedsharif5693
2 ай бұрын
That is true the capital of mogadishu needs to be relocated to somewhere else after that somali will be peaceful country otherwise we will be like this forever
@KamalAbukar
2 ай бұрын
If Cabdirahmaan Cabdishakuur is a puppet we don't possess any other choice for Muqdisho to be relocated to another remote Somali city.
@adnahussein6060
2 ай бұрын
hala share gareeyo. CCSHAKUUR ha looo geeyo. Macalinka luggage Wuxuu did u xasuusina yaaa Hadaladiii Eey ku hadlaayeen. Siyaasiyiinta Qabyaalada ku ololeeyn jiray xiligiii madaxweyne farmaajo. .,,,,
@hassanyasin5498
2 ай бұрын
War ninyahow digil iyo mirifle ayaad nooga dhigeysaa in eey xamar awood kuleeyihiin oo qabiilada kale lagu dhibaateeyo.aaway ciidankii lagu laayay kuliyadii jaale siyaad soow xamar maaheen aaway awooda aad noo sheegeyso oow digil iyo mirifle dheeryahay qabiilada kale ee aan aheyn hawiye.
Пікірлер: 26