Faysal Cali Waraabe waa nin aan afkiisa iyo dhegihiisu isma maqlaan, maalinba qabiil iyo shakhsi buu caayaa, IIDOOR/SNM cadow badan buu u sameeyay. Hadaladaan xasuusto waxaa ka mid ah Shaf la toogto ma lihin laakiin Dhabar la toogto baa leenahay. Yacni IIDOOR/SNM xabadu ma karto. Xaliye from London.
@sedson02
6 сағат бұрын
Faysal wuxu yidhi:" Muqmad uu geeya askarta isaaq ee Laascanoo ka dagaalamaysa ." Faysal Cali Waraabe waa iin maxkamada ciidamada la geeyo ama waan iin ladilo .
@kalisocodkali4469
5 сағат бұрын
Buurmadoow wuu caytamaa, waa fadhikudirir, Muuse meel loogu soo hagaago ayuu leeyahay... xoog iyo qabiil ayuu rabaa in uu wax ku maamulo,.... Buurmadoow waa jir-jiroole hadba meesha dabaysha ka dhacaysa u jeesta
@rabiilecumar7972
4 сағат бұрын
BAL WUXUU KU HADLAYO WAXAASI BAL EEGA
@ahmedbenahmed2061
3 сағат бұрын
Ximaar
@cabdiiimaan-m3u
6 сағат бұрын
Waaryaa ninkoow dadkaaga la gumaysanaayo ka hadal oo ka bax arrimaha somaliland iyo isaaq.
@sedson02
3 сағат бұрын
kama baxayno haddaan doono maxaad samayn karta ? Warya ciyaal xaafada jigjiga yar Hargeysa Hooyada ha wasin okay , wa xaaran inaad hooyada wasto sidaana uula soco .
@rabiilecumar7972
4 сағат бұрын
BEENAALE MUNAAFAQ MAANAGII AYAAD KAANBAYNKAA YAR EE BAYDHABAYSAN AYAAD NOOLA.TIMI ADEER DAMERRO U SHERG DABADAADA U SHEEG
@rabiilecumar7972
4 сағат бұрын
BEENAALE NACALAA ADIGA IYO BUUR MADAWBA KU YAAL
@saxaaf5
Сағат бұрын
Marka ma Cirro ayaa ka difaacaya masar Somaliland 😂😂😂😂😂😂waar ninkani wa nin waalan wuxuu doono ayuu inoo sheegaya
@sedson02
3 сағат бұрын
Muusow caruurta iyo islaamaha aad basaasiinta kadhigatay maad naga deysid ma fiicnee , ileen snm waatay jawaasiistiisi Afweyne waad la dagaalantee . Muusow waad ku ciyaartay midhihi halgankii snm . niin yahow iscasil .
@SharmakeJamac-k7q
5 сағат бұрын
War tuugan bila damiirka faysal faaruq fuusto maran nin reerkisa sida cadow ugu ah caqliga ay Ka sugaya ma garanayo
Пікірлер: 25