Aamiin Wale Boqorka Fankuu ahaa Anaaba La Yaabay Xalay Wuxuu Ka Samaynayay Qaraam Aan Ogahay.
@ismaaciilarbache5244
10 ай бұрын
@@khabiirqaraam7935 Mahadsaniid Sxb
@ismaaciilarbache5244
10 ай бұрын
@@khabiirqaraam7935 maxamed mooge Waa u Tumaay Heesta Xaawalay kas darana Saynab ciige Heesta Raaxeye Hibo naa labaa jeer kala duwan buu u garaacay maxamed Axmed kuluc isagaana labaa Hees Ciil iyo kaar iyo kalo Hada lasoo koobi Karin fanaan uun kuma ekeeyn hiboyiin faraa badan-naa u dheereyd Sidaa halkaa Abwaan-nimada halkaa Laxaan-nimada halkaa majaaji-nimada halkaa jiilitaa Ruwaayad-nimada halkaa Tumiista kaban-nimada halkaa Ciriintaa Erey-nimada dhan walba Wanaa Sabaabta keentay inuu Cumar fanaanitaa kale ka duwaanado Macnaha isku level ahayn isku daraajo toona❤️❤️❤️
@sandhereabdullahi5088
10 ай бұрын
INTA DHIMATAY IYO HIBABA ALLAHA UNAXARIISTO. LAXANKAAN FEYSAL MARKA LAGA YIMAADO ANIGA HIBO IYO SAYNAB BA SI LAYAAB LEH BEEY U QAADEEN. ANIGA 2 DOODA IIGU HOREEYO.
@maqademaqade7361
10 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢 Waar maxay tidhi Hala hala hala Mmmmmmmmmmm YACNUG Heeley heeleey
@ismaaciilarbache5244
10 ай бұрын
Wellcome back Khabiir Saxiib
@yusuufcaqiibo1576
10 ай бұрын
In aan ku inkaaro iima furnee Ammaanada oodda ha u rogin.
@yusuufcaqiibo1576
10 ай бұрын
Afka quruxdiisu wuxuu ahaa xilligii la tirinayey erayadan farshaxankoodu aadka u sarreeyo. Wixii xilligaas ka danbeeyey afku wuu sii gaboobayey, haddana waxa uu ku jiraa gabow marxaladdii ugu dambeysay taas oo ah Raqayanimo.
Пікірлер: 15