Gabaygan abwaan Dhegadheere waxa uu tiriyey mar loogu soo gabyey:
Cuqdad baad ku waynaatay iyo caro Majeerteene
War maxaad la ciic leedahay rag waa kii calool adage?
Abwaan Dhegadheere aabbihii oo la oran jirey Calidaahir Shabbac waxa uu ahaa nin culimo ah oo gumaystihii Ingiriiska qaadi uga ahaa magaalada Wardheer. Waxa dilay niman Majeerteen ah sanadkii 1963.
Негізгі бет Leelkase iyo Majeerteen- Jawaabtii Abwaan Dhegadheere - dhaga dheere
No video
Пікірлер: 14