The colours are horrible! Mogadishu was famous for White villas now it's ugly like Eastleigh with so many unmatching colours 😞
@ibaadoafroow9002
2 жыл бұрын
Adaa agly agly
@dhaqankadiintaislaamka4935
2 жыл бұрын
Waxaa lagaa rabat in aad wey diiso cabirka dhulka iyo qiimaha guriga in aad iska daba socoto ma aheen hada waa iska daawanay lkn wax aan ka fahanay majiraan
@shamsoibrahim4431
2 жыл бұрын
Mashaa Allaah laakiin groupkan howshooda waa fadhiid I don’t know why !! 2020 markan arkay Ilan hada intaan le dhisan, 3’years+ wax ba Qaddafi
@adontiallah6637
2 жыл бұрын
masha allah illahay nabad hanugo dhigo nabad yaarabbi musqusha badka kafican qubeyska joga fican insha allah guul yaarabi
@maxamedmohaan7666
2 жыл бұрын
Xaafada Mariina Beach mesha laka dhisi rawo noosoduub wll from America in aan arko ayaan rawa mahad sanid🥰
@hawaalinuur7556
2 жыл бұрын
Hore haloo socdo wadankana haladhiso. Injineerada soomaaliyeedna halaga faa ideysto hana loofaa iideeyo. shaqaa sharafle.
Maashaa alaah maashaa alaah barakee alow xamar from mudug 🎉🎉🎉
@user-et5yy1xr8j
2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظكم صومالية تطورت الف مبروك اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد أللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️
@darishore814
2 жыл бұрын
Masha allah war meeshan guryahaan ayaa ka waasac san kana daaqado waaween daaru salaam qalabka ee ku dhiseenna kuwaan quality sareyso ee meeqo ayee gadaayaan noo soo ogoow
@kadiyeshire9478
2 жыл бұрын
Saas ayaa laga rabaa brother waa weyn ka noqo guryaha iibi deal weyn gal dadka Guryaha State yada ayn rabnaa soo badi
@yahyamurat7307
Жыл бұрын
Maaşallah işçilik ve malzeme güzel. Evlerin mimarisi de harika.
@MahdiMediachannel
2 жыл бұрын
wow brother horumar wacan mashaa Allah waa lagu waayay brother
@tocakitty1726
2 жыл бұрын
Haye walal! Waxaa ku waydiina Lacagta meeqoo waye Guriga mise dhisan ama dhul banan
masha Allah waa dadaadashay lakiin waa iga talo dabaq villa gaaban ayaa iska dhisan waa dhibaato midakale wax qimaha dhulka ama guryaha sooma gudbin
@jeele2243
2 жыл бұрын
Maasha allh meel aad ufiican waaye dhulkeeyna
@safiyaabanur9545
2 жыл бұрын
Maasha Allah
@munaali2388
Жыл бұрын
Mashaa Allah dhul qurux badan
@mandeeqmay5126
2 жыл бұрын
ASC shirkad gur yaha dhista ma ii soo qori kartaa walaal guri baan rabaa in la ii dhiso InshaAllah thanks in advance
@habilgaraad2441
2 жыл бұрын
Waa qalad in ajaanib wadanka lagu Soo guro ayadaa la heli shaqaalo soomaaliyeed oo Tayo ahaan qaban karo howshaan
@maryanruun1413
2 жыл бұрын
Masha allah wll qiimaha weydi
@abdirisaqsalad8726
2 жыл бұрын
Asc walaalkiis Codkaaga ma'fiicno oo waa dabeyl ee sigsaan ku dabool ama isbuunyo dadka yaqaan kala tasho sidii fasiix codkaaga u noqon lahaa dad ayaa madaxa xanuuno mahadsanid.
@hagi2525
2 жыл бұрын
In dadku ogolaadan in video laga duubay waa hormar kale waagii hore wax walbo waa la qarin jiray bro lii waxa ku tajeyna side youtuber maya oo kale inaad umada u faaideyso
@sahroa.bdiabdullah3603
2 жыл бұрын
Maash ahAll Wawawa Qatar. Good. Iiuiuu
@qurandream7359
2 жыл бұрын
Masha Allah amazing how much plz
@fartuunmohamed6081
Жыл бұрын
Guryaha waa mihiim dhirta dhinacyada waxay ku qurxanyihiin dhirta
Пікірлер: 83