Liiban liil caato samatar game waa lagaa tabay sxb 😂😂😂 buuqagi from hargeisa
@safiyadheman4099
8 ай бұрын
Kashka and lii caato qosol anagudisheen two legens
@saariyasaariya5498
8 ай бұрын
Wallky kashka goormaaa guursanee. Liicato ma singl baa❤
@Aniza-h4g
8 ай бұрын
Lii caato 🐐 ❤😊
@hamdabilan838
8 ай бұрын
Two legends ❤ qosolkina jclahy 😂😂😂
@CabdifitaxAbukar
8 ай бұрын
Parti 2 please 🙏
@SacdiyaAdan-qu9lp
8 ай бұрын
Lii Cato nin Shacbiyad badanow ahay Adna u firficon youtubkisi malagu galay saan kuma alfanee waxwalboo kugu culus alah kaa fududeyo sxb nin qalbi ficanoo iska farxaniyaha tehe
@nimcoomar7611
8 ай бұрын
markuu malasiyo dhaheyey muniir uma shaqeynayo wof meesha u danbeeya waa arkeyna marka maxa ku cad youtubekiisa muniir aa kala wada muniir waa kas malediyo kuvraxeysana issgana waa kaas qabiil naagaha abgaak caaya liibaan sacad😊
@SacdiyaAdan-qu9lp
8 ай бұрын
@@nimcoomar7611 malagu fahmayo yaa qabil caay
@liibanboojo1673
3 ай бұрын
@@nimcoomar7611muniir so maha kan 3 kun xiita an gaareyn viewska 😂😂 muniir weligiz lii caato buu ku noola oo marku la joogey uu views heli jirey marki lga tagey nah hoos dhac ayaa ku yumid muniir 😂 lii caato nah weli waa sidi viewskisa waa hersare lkn inuu wax bdn duupo bes uyeereye😂
@AxmadXuseen-sv5li
8 ай бұрын
I lore You afya❤😢
@HodanMoussa-s4w
7 ай бұрын
😂🎉😢😮😂😅😊
@Omar-r9k3q
7 ай бұрын
Waww jah goat messii❤❤😊
@hamdabilan838
8 ай бұрын
Hmbliyo liban Aden Ali Awey dadki laha lii io suu wakalagaen ah wada jirkina kifaraxzanahy wada jira awid kina❤❤
@AbdiWali-x3w
8 ай бұрын
Liii cato waa shup walhi
@TiimaAhmed
8 ай бұрын
Afkan ha ku qoslin bilahi ilkahan wey kadacwoodeen mar hore😂😂😂
@BushaaroBushaaro2024
Ай бұрын
M.a❤
@alonegirl6746
8 ай бұрын
Kashka p 2 adi waye
@cadewaaye23
8 ай бұрын
Gabadha cidlada Xaasid sanidaa dadka maa ku diri rabtaa wiilka 😂😂😂
@mowlidwarsame8642
8 ай бұрын
KZitem ki yahye hunter maxa lagagawaye
@fathumapazhir1912
8 ай бұрын
Messi❤brc❤
@siciidsiciid5247
8 ай бұрын
Kan qosol amuu udhinta😅
@AaminoXaashi-y6t
8 ай бұрын
I'm aderyaal shaadiyo nookeena❤❤
@sumeramoha9892
8 ай бұрын
Wayba ag fadhidaa❤
@omaari155
8 ай бұрын
Lii caato niyow ma balwad buu bartay sida uu dhalinta hargeysa ugu xirmay wuuba is badalay
@Kaskey33
8 ай бұрын
Kashka maxaa uboqan weysey luuziina😊😊
@yahyoos
8 ай бұрын
Shadiyo iyo sharaf iyo luusina yaa kala dooran kara makala dhacan
@FahmaAhmed-u4g
8 ай бұрын
Xanfaresh 😂 waan ku salamay ❤
@nadaaayaan5486
8 ай бұрын
Blue weet dhab isku so siiyay😂😂😂liiban😂😂
@cabdullaahicabdi4197
8 ай бұрын
Aniga vidio haleyla duubo sxb
@Hargeisawi-e7c
8 ай бұрын
Kashka ninka kaliya liinta ku garab casheeyey haben ayn isku maqaxi ka casheyney from hargeisa 😂😂😂 jeelkuna maqaxidu ku dhaganaa lkn adigu mad ogeyn
@ZakiSoomali-p7r
8 ай бұрын
Team qosol😂
@farxiyocabdiraxman6464
8 ай бұрын
Waraa kashka hada aragto commentigaan isoo jawab daru slam maa daganthy 3tawer a b c war isii bal 😂😂
@badribaari5772
8 ай бұрын
Kashka tii kowade ku qalajiyeen😂😂
@Bilicsan2
8 ай бұрын
Kashka Aniga qoslkaagaa iga qosliya😂😂😂😂
@Caishoharuuse
7 ай бұрын
Labo xarfaan baa is helay
@unknownchick31
8 ай бұрын
Habeen madoow oo ookiyaal la wato liicaato as leh 😂😂😂😂
@umumucaad6196
8 ай бұрын
Mashallah
@XasanIbrahim-b2f
8 ай бұрын
Kashka iyo lii caato 2 lajans
@MohamedAli-cc1yi
8 ай бұрын
Comment koobad
@AxmadXuseen-sv5li
8 ай бұрын
❤
@BossHamza765
8 ай бұрын
Jijibis ama Ismahan mafahmin wra Kashka
@cimranjoker4948
8 ай бұрын
Funny 😂😂
@GaabsheKoke
8 ай бұрын
Kan kii alfanaan doole la dhashay miyaa
@asmacumarku-joog8715
8 ай бұрын
cAption afeeY
@ubahmayow-zn3hx
8 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂so funny wlhi
@shaficiyusuf9657
8 ай бұрын
Jajabis ama Isfahan Maxaa laga wadaaa
@Muno2021
8 ай бұрын
The killer is back☠️😂😂😂😂
@hanihani8241
8 ай бұрын
Kashka aboo u sheeg liicato koofida bidaar ey keentaa ee jooji ku dheh adoo raali ah
@salmaahmed2263
8 ай бұрын
Aad iyo aad
@ubaxqaran.1290
8 ай бұрын
😂😂
@sacdiocadey7298
8 ай бұрын
Labadan wa qosal miran😂
@Laarva_poy
8 ай бұрын
Liicato bakayo bidaar wayn istakiin kula ekatay CR7 iyo Real Madrid labadaba waa inkirey miyaa bax dheh😂
Пікірлер: 93