Legendnow Qaabkad wax u duubtay iyo Qualityga Muuqaaladaadu wax ka qabad malaha, Keep going Taliye❤
@abshirmohamed3527
6 ай бұрын
Salaam from London welcome London parliament so booqo number 10 down street madaxtooyada enjoy beautiful holiday
@CcccAhmed
6 ай бұрын
Bro please soo sameey hadey macquul tahay .ka soo sameey muqaal barashada cafimaadka sida surgery and nurse in london amaba Uk oo dhan please aad ugu bahanahay information badan iga soo sii adoo muqal ka sameynayo iyo waqtiga la baranayo labad faculty iyo lacagta ,
@CcccAhmed
6 ай бұрын
Ama waxbrashodana side tahayna ka soo hadal wllo iyo facultyada ugu fiican uguna waqti yar
@dahabilyrics
6 ай бұрын
DO MORE VEDIOES📸 IN LONDON LEGEND SAID FADHEYE KEEP MOVING 🔥🔥🔥
@SaidFadhaye_
6 ай бұрын
OK bro. Thank you!
@abdirahim
6 ай бұрын
Masha Allah 🎉🎉
@rirachetuyub
6 ай бұрын
🎉 geep going bro
@SaidFadhaye_
6 ай бұрын
Thank you!
@Abdilatif314
6 ай бұрын
Muqal wngsan keep going wll Said ❤
@muztphemouled6015
6 ай бұрын
Extremly satisfying videos, your experience speaks by its self frankly, let me know the camera and mic type. You remind me Casey Neistat
@abdirahim
6 ай бұрын
Waxaan ka helaa muuqaallada ah soo duubto aniga naftigayga waxaan ahay youtuber balse waxaan kaa codsanaa Ina ii sheeg gareyso youtube kayga.
@amalabdulla6049
6 ай бұрын
Amazing 🤩 I want more don't be late🌹
@SaidFadhaye_
6 ай бұрын
Thank you! waan soo wadaa
@amalabdulla6049
6 ай бұрын
@@SaidFadhaye_ the important thing is free places😅
@rowdoahmed4486
5 ай бұрын
Masha Allah
@xaqiiqooyin6465
6 ай бұрын
Good sxb muqal top ah weye
@hamdihassan3846
6 ай бұрын
Beautiful ❤
@SaidFadhaye_
6 ай бұрын
Thank you!
@mubarikali3452
6 ай бұрын
I watch several times. For quality's
@MoQani37
5 ай бұрын
M.a sxb muuqaalada iyo quality gooda waa kuwa aan wax laga qaban Karin saaxibada daawdo waxaan leeyahay iney iska daawan ee channel hormaroyaan
@khalidfiir9919
6 ай бұрын
zxp 1 talo han ku siiyo ha odhan kuso dhawada you tube kayga waxa ka qurux bdn KUSO DHAWADA YOU TUBE KEENA qofku wuxuu daremaya inu wixisi yahay iyo daganan wana hadal qurux bdn mahad sanid❤
Waxaba cajib ah london tan kuriyooda waxa isi jecleesiyay videoga qualetygisa sxb ilaahey gacmahaga haku barakeeyo 1 day wan rajena london inan isku aragno its my dream wlhi hada waxan joga somalia fun the gunerss ne wan ahay🎉❤
@kaamilss1
6 ай бұрын
Zxp kasoo hadal sida ugu fudud ee London lagu iman karo
@Izmail657
5 ай бұрын
Walalkeyow inan kula soo xiriro ayan rabaa arimo ayan ku wedin raby❣️🙏
@Brofssor
6 ай бұрын
Zxp camera noce ah bad wx ku dubta
@MustafeA.K
6 ай бұрын
Horey u soco bro 🎉
@QALWIYE
6 ай бұрын
Ma imaan karaah anigoo sharci wadan
@rabiile34mohamed
6 ай бұрын
LEGEND
@SaidFadhaye_
6 ай бұрын
Thank you!
@abdalleyaasiinjaamac5732
Ай бұрын
Thank you zxb
@hasandhacarbe2009
6 ай бұрын
Soo badi garoomada like arsenal etc
@DeqaXasan-yl9ig
6 ай бұрын
❤❤❤❤
@khaalidbedal6379
6 ай бұрын
Aqalka barlamanka somalia malagalikara 😮
@hasandhacarbe2009
6 ай бұрын
Zxp ireland kasoo waran
@ayaanmohamed4802
6 ай бұрын
London laydh maka dhacdaa meel hawadeedu taagan tahay ma jecliye
@chipahe3412
6 ай бұрын
Muuqal sameeyaha ugu fiicn soomali
@SaidFadhaye_
6 ай бұрын
Mahadsanid!
@abdikarimabdi1589
6 ай бұрын
🎉
@4kgeneration
6 ай бұрын
Videoyada nooso badi
@SaidFadhaye_
6 ай бұрын
Wardhan 🙏🏾
@siciidcabdi8945
6 ай бұрын
I'm new subscriber✋
@SaidFadhaye_
6 ай бұрын
Soo dhawoow!
@MoQani37
5 ай бұрын
Sxb waxaa tahay muuqaal sameeyaha ogu wanagsan oo soo duubo muuqaal tayo fiican leh oo dawashadiisa aan laga caajeseyn
@SaidFadhaye_
5 ай бұрын
Mahadsanid!
@youngmoha5759
6 ай бұрын
muuqaaladada sidey u kooban yihiin tayana u leeyihiin waa cajiib, waxaad muuqaalo kasoo sameysaa garoomada kubada cagta UK
@SaidFadhaye_
6 ай бұрын
Mahadsanid! Haye insha AllAH!
@Gaas12-24
6 ай бұрын
may i get your contact please ? said fadhiye
@habonehassan998
6 ай бұрын
ALLAHUMA BAREEK. the storytelling and couleurs is fire. l loved and btw fadheye wanted ur email pls. need ur help for something. it would be nice wallahi. thank u.
Пікірлер: 52