Loolankii Salafida & Ashaacirada: Bilawgii ilaa Maanta.
Macluumaadka aan muuqaalkan idinkula wadaagi doona waxaan kasoo xiganayaa Sh.Dr Yaisr Qadhi buugiisii PHD da ee ciwaankiisu ahaa:
RECONCILING REASON AND REVELATION IN THE
WRITINGS OF IBN TAYMIYYA (d. 728/1328):
An Analytical Study of Ibn Taymiyya’s Darʾ al-ta ʿ ā ruḍ
Buugan waxaad ku dhex akhrisan kartaa website kayga Johar Academy
joharacademy.com/freecourses/...
Poster ka & charts ka kaleba qofkii ubaahani ha igala soo xidhiidho whatsap kan
+252659822306
Siirada Ninkii Aduunka ugu Waynaa oo ah Nabi Muxammad ﷺ oo Taxane & Taariikh Cajiib ah, Link gan hoose ka daawo 👇👇👇
• SIIRO 01 | Sidee Siira...
Kanaalka MA OGNAHAY wuxuu soo tabiyaa
1: Doodaha caalamiga ah ee udhexeeya muslimiinta, kiristanka, Mulxidiinta, hinduuga iyo Dadka diimaha kale haysta.
2: khudbadaha academic ga ah ee jaamacadaha laga jeediyo
3: khudbadaha fagaarayaasha Dr zakir ka jeediyo
4: muuqaalo documentary ah
5: khudbadaha waxbarashda kusaabsan
6: Siirada Nabi Muxammad (scw) bilaw ilaa dhamaad qaab xoogan u faahfaahsan
7: Falanqaynta Taariikhda Islaamka
My Gmail: Khadarjohar@gmail.com
Негізгі бет Loolankii Salafida & Ashaacirada: Bilawgii ilaa Maanta
Пікірлер: 49