Ka raystay bukaanadii baraarugay oo ILbaxay heestii nimcaan hilaac ayan ku xasuustaa
@hadtop4073
2 жыл бұрын
Awoow waxad hubto sheeg 😄
@nouradiinabdirahmanmohamed3962
3 жыл бұрын
Yarkani wuu mirqaasan yahay
@kadardirie6905
2 жыл бұрын
Ma mirqaansanee qab ayuu leeyahay halka adiga hadalkaagu u eg yahay mid aan aragti lahayn!
@promahamedaxmed1274
3 жыл бұрын
Waa wax kale ninkani nio waa philosophy
@caalinAbyan
3 жыл бұрын
Kala qoqobku ino xunyahay wad qadateene. Waxa uu tilmamayaa in somali kala qoqob u wacnayn. Hore uma arage hadaba ogada qof kasta ooo sugaan ku lug leh inuu aminsanyay midnimo. Hal shay oo uu ku cabirayo in somali laga qaty muso shegin hadana wuxu yidhi inaka la inaga farcamay
@rajoplantawakul2118
3 жыл бұрын
Uskag baad tihiin Ordo amxaarada la midooba dee Dawarsigiinu badanaa
@buufiyahaweyn7430
3 жыл бұрын
ILMA QALBI CARUR MIDNIMADA WAXAY MODAYAAN TII SOMALIA MIDNIMADA WA TA JAMHURIYADA SOOMALILAND WAXAA DHULKAN LAGAMA SHEKAYN KARO ADEER DAMIIRKAYAGU WUU NOOL YAHAY AFKAN BAD SO BIDHAN SANAYSAN QOLADIINAN JAMGALAN SI DHAKHSO AH WAA BADALUU AFKA NIIQATALAYASHA
@promahamedaxmed1274
3 жыл бұрын
Qoysas diinta nagu baadhan jiray qaarb amay noqon Arsenal 😂😊
@soomaalisomalia3758
3 жыл бұрын
Kani miyaanu ahayn kii sawir uu leeyahay kolba fbg intuu soo dhigo dadka ku odhan jiray comments ka bixiya🤣🤣macaal luquu kuugu soo gelaysaa🤣🤣🤣🤣🤣
Пікірлер: 20