aniga waxaan islahaa waxaad ka hadli doontaa arinta fadhiga madaxweeynaha ay la yeesheen waxa kasoo baxay, lkn the best father of the year iyo waxaas mhiim ma ahan, dhalanyaro meel isugu imaaday waxeey rabaan iska qeeybiyeen muhiim ma ahan, ee waxaan raadinaayaa fadhiga madaxweynaha aqbaarta kasoo baxday taas ayaa aniga muhiim ii ah...
@fayecooking
3 ай бұрын
Baqbaqleyny iyo views raadin ayaa lagu jiraa😅
@rahmafarah6892
3 ай бұрын
Cinwanku so qoray iyo waxu ka hadlay isma laha intas wa halagu fiirsado ilaah kamaba cabsanayo miyaa maxa beenta kuwatay
Abdilaahi how cadaalad kumajirtoo wadangii Alle cadaaaladiisa ayaaa sugeynaaa insha allah ♥️ Aabo uu katagay halyay weeye alle abaal marin insha allah khyrbeynoqon guuuuuul insha allah alle
@abdallabro11
3 ай бұрын
❤❤صل الله عليه وسلم
@haaboali1198
3 ай бұрын
Asc. Amuraa Allah ayaa dhamenaya Insha Allah aan u duceyno.
@sahafiyare4434
3 ай бұрын
Kan waa dulmilow ee kala noqda Wlhi waa RUFIYAAN H.G NACEEBTA UQABO BAL EEG WAR KALA NOQDA
@ZAhmed-jn2yq
3 ай бұрын
😂😂😂😂
@HiboAbdishakur-bi9rl
3 ай бұрын
War adunka ugu nacay kan
@gigachad9879
3 ай бұрын
HG maxaa laga jeclaanaa mala wassaa
@منىامينشيخامين
3 ай бұрын
عليه أفضل الصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد و على آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم انك حميد مجيد لا اله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم
Bini aadam abaal karabo aabe cad casis aallaah ba abaalmarin
@SharmakeJamac-k7q
3 ай бұрын
War waxan cadalad maaha aabaha miskiinka gabadhiisa la dilay qabiil kle in diyo qadanayna kiis waxa ka danbeeya dowlad isku sheega mooryanta mesha joogta xassan gurgurte munafaqa kow ka yahay 😮😮😮 sorry😮😮
@Sahraomar-ln4hg
3 ай бұрын
aaameen ilahay cimrigiisa ha raajiyo aabo abdi aziz
@ayaanmohamed1932
3 ай бұрын
Warya sayd Ali hadi ladilo odaga xun Iyo shiiqal oo dhan u dhiman laaln reere sayd 💪🏿💪🏿💪🏿
@osmanahmad8509
3 ай бұрын
Qaaqlayaashii social media ha mashruuc ay kadhigtaan ay page kooda kushitaan Sayid cali Aabe cabdicasiis. Qaar badan cadaalad jacayl kama ahan ee veiws ayey kadhex arkeen Umada dhan oo soomaaliyeed ayaa cadaalad ubaahan duq cabdicasiis bis maahan waxa cadaalada ubaahan
@farhiamursal7256
3 ай бұрын
War sayid cali waa dambiile insha Allah waa la togan doonaa idin ilahay habargidir oo dhan aabe cabdicasiis maa handadaysaan war odayga cadaalad buu Gabadhisa u raadinayaa maxaad ka Rabtaa you tube runta ayaa la sheegayaa habargidir runta ma rabaan 😂 Sayid cali waa dambiile waana la tooganayaa😂😂😂😂🎉
@farhiyaabdullahi6681
3 ай бұрын
Allow Alle duqan sifiicaan u bunbuni maxaa loo siina u ku mutaye war orodo melahas aad sayid cali waa ku qafiiftey
@HooyoHooyo260
3 ай бұрын
Masiibada siyid cali ku dhacday alle hakuugu rido ogow kuuma dheero digashada iska daa
Hhh malaha views ka galay odayga ee xaq inaa uraadineeso ilama aha waayo titlekaga iyo waxa ka hadleeso ismalaha
@rayanaahmed6639
3 ай бұрын
Niyohow ilmahaaga bariis xalaala uraaso
@HiboAbdishakur-bi9rl
3 ай бұрын
Xaran cun waye kan
@rayanaahmed6639
3 ай бұрын
Maadaama Hade waxmacnalesheegtay waaba yaabanaa maantadhan
@NadiifoXasan-r1x
3 ай бұрын
Hadda waxa aad soo qortay iyo saad u adleyso isma lehe ma mahalagu fiirsadad isledahay ogow seyid cali waxa alle kusababy wa xaaskisa ee umadda gefku kadhacay oo xisaab alle utaal kalexo oo ilmahaga irsaq xalala uraadso
@munaahmed3071
3 ай бұрын
Sallaahu calayhi wasalam
@qalbimoh6348
3 ай бұрын
Aboo Macan ciimri dheer ❤❤❤
@kowsaralihassan7674
3 ай бұрын
Aabo c/asiis&caruurteeda ale samir iyo iimaan ha siiyo
Dilka gabdhu waxaa dilay ninkeedi illahay ka bari horta in aamu illahsy xasakaaga kugu sobobin waxaanad ogaata maxkamadi waa ta ilaahay oo xisaabi way den baysa anigu ka hadalkaaga waxaan u arkaa mid siyaasadeysan muqdisho dilal baa ka dhac xaq daro ah oo qof aan waxba galabsan lagu dilo waxaad ogayd cnaasir dahab le in xadhigiisi nafta lagag saaray.. weli adiga oo ka hadlay kumaan arag haddii la dilo iyo haddii la cafiyo khaakhiro muxu mudanayaa marka maxkamada illahay la is joojiyo
@kadijaali4753
3 ай бұрын
Hunguri radis ba tahay e war ma haysid
@CheerfulAstronomicalMode-wu4oq
3 ай бұрын
Cuqdadi ku dishay
@RukiaMohamed-z4c
3 ай бұрын
Navas batahay
@mohamedhasan7231
3 ай бұрын
War maxa kaqldan hada maxa kahadashay ar mxey dhimatay saxaafadii sharafteedii war naga aamus
@halimajama7814
3 ай бұрын
Wcs wrb
@adnaaday9173
3 ай бұрын
Waryaa waa kaa halaawdey Ee xalaal khuudo mowduucaada iyo waxa aad ka hadleyso waa kaf iyo kaladheeri waaye Oday as go aan kisa iyo waxa ku sameness adiga waxba kaama gelen shem are you because of feyus ayaad beenta intaan la eg u geleysaa doqon baa tahaye itaqa Lahh
@farhiyaabdi1578
3 ай бұрын
Scw scw scw
@AhmedABASE-s8r
3 ай бұрын
Scw.scw scw
@abdallaelmi
3 ай бұрын
Scw scw scw❤❤❤❤
@KadraSheikhsiyad
3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@AliMohame-v4e
3 ай бұрын
Scws scws scws
@magafeabtigiis1852
3 ай бұрын
Bal ninken weyn waxa uu meesha ku qortey Iyo waxuu ku hadlayo fiiri Waa wax macna laheen veins ku raadinaa aniga maba fiirsado yahuu
@casalasal6466
3 ай бұрын
Beenaale hadaad dhageysanin maxaa ku keenay meeshaan ruufyaan
❗️Adiga sidii in aad flim hindi ah jilasid ayaad waxaad iska kicinaysaa giirka , cadaalada ka wayn miyaa jirta in dad kii uu ka dhashay in ay soo qabteen, waxaad u hadlaysaa in aad dad ka u muujiso inaad tahay nin Qatar ah, kkk kkk tankale haloo maga caabo odayga sanad ka adeer malaha KZitem ayaad ku kala kacsan rabtaa odayga😂
Пікірлер: 143