Bogaadin bro. It is rare to see a Somali person who creates crucial content.
@zakeriahay7914
13 күн бұрын
Waan kula socdaa saaxiib. Nin qiima badan oo ogaal sare leh baa tahay'e muqaalada inoo ku dadaal inaad la soo dheerayso. Salaam
@caydaro1664
13 күн бұрын
Mahadsanid, way i soo jiitaan muuqaaladaada falsafadda ahi.
@hagee-market
13 күн бұрын
Mahadsanid tageeradaada!
@user-wy1nb1yh7o
13 күн бұрын
Wa ku salamay saxp muqalada xigo nooga dhig albert camus iyo Karl max falsafadahoda nala wadaag ❤
@maxamedciise7852
13 күн бұрын
Sxp runtii waad waanagsantahy ee noo sobadi video runtii muuqaladadu way iiga duwan yihiin dhambaalada iyo muuqalaha kale ee isoo gara malintayda waxa kuleyahay horay usoco
@khaliv67
13 күн бұрын
Dumar cawrada ah kasaar meeshan.
@adenhassen9119
13 күн бұрын
Horay usoco sxb ma jiro muqal aad ledahy oo I dhay waxa aad kasooo hadashaa falasafada epistemology ama existentialism ee Sarte
@SavageGang-rc8kl
13 күн бұрын
Dhamaan weey ii dagsanyihiin glaryga ayaan gishtay
Пікірлер: 12