Seeka seeko ninyaroo nin wey dilay ma aratay xasanoo xusen dilay ma aragtay dabagaale aar dilay ma argten
@farxiyomaxamedqolif7758
7 жыл бұрын
ani maga cayga waa farxiyo maxamed waxan joogaa germany buugaan see ku heli karaa bilz waan u baahnahay
@dailyxiin
3 жыл бұрын
3dex waa madaw dahay Nin magaanyo guursaday Nin walaalki mayd yahay Iyo nin magaalo lagu dhacay
@zundusraaqiya4475
4 жыл бұрын
Rag waxaa oogu daran, nimaad sugeysoo soo soco, iyo nimaad sooryeey say oon kaa socon,
@MohamedSuudani-ec9lo
9 ай бұрын
جزاك الله خير الجزاء أستاذ الله يرحمك الله
@zundusraaqiya4475
4 жыл бұрын
Iskukhabe aan looqabin, isla khaaya weeynaa.
@owliealim745
6 жыл бұрын
The way he's sitting though....
@mahal21970
10 жыл бұрын
Thank you for sharing
@juuqlaay8797
6 жыл бұрын
holland joogaa buuggaan xagee kahelaa?
@faisalabdulle2063
11 ай бұрын
Walaal salaam, marka hore waad ku mahadsantahay buuga aad qortey mida xiga halkeen ka heli kara buugaas amazon or where
@mascuudabdi9401
11 ай бұрын
rag waxaa kuugu daran nin Aad sugeyso oo aan soosocon io nin aad soortey oo aan kaasocon😂
@mohamedahmedabdi4668
5 жыл бұрын
rag yaraaday tafa naagood baa laga doobaa kkkkkk
@abdirahmanahmedomar6601
6 жыл бұрын
masha allah
@ibrahimmohamedali6290
4 жыл бұрын
Asc intee kahelaa buga mahadsanid
@idhamofficiel950
3 жыл бұрын
Haaa
@aligabowofficial.88
4 жыл бұрын
Walal isagoo pdf ah ma heli karaa?
@saleebanmaxamed2258
5 жыл бұрын
xageen ka helaa buugan
@dahirdayah4661
2 жыл бұрын
Yaa qoray?
@dhashisheekhisaxaq9514
7 жыл бұрын
nin kani wax fican ayu sameeyay lakin wax yar oo khalada iya ku jira wax wanagsan markad wax fican aad umada meel uu dhigaysi inad si fican uu hubsatid oo aad shandhaysi wayo hees botora ayu mahmah ku sheegay taas oo aan ahayn mahmah tas oo aha sadax leeya sadx way gurgurtan sadxna way madawyina sadaxna way gonda casyin sadaxna way caraban
@Mahad2014
4 жыл бұрын
Adi ninkan ma sixi kartid waayo waxaa aad qortay lamaba akhrin karo!
@nuurbaafonuurcismaanfarey4873
3 жыл бұрын
Daqsigii garoor ku dabaal bartaa fuud kulu ayuu ku dhacaa waaye ee ma ahan daqsigii bacaad ku dabaal bartaa
@balidhiigchannel6152
4 жыл бұрын
Mahmaho cajiba weeye lkn inaad fasirto ayey ku wanaag san tahay
@abdiraxmaandjlove8988
6 жыл бұрын
please buugaan wan raba xage kahelikara aniga waxaan jooga wadanka south Africa cape Town
@abdalabisik4187
5 жыл бұрын
Google garee waad heele lkn lcg waaye 7£
@xalimosacdiyo965
5 жыл бұрын
Intee ka helaa buugaan
@saynabahmed8661
3 жыл бұрын
😂😂😂
@khadiijaaxmad6175
4 жыл бұрын
Masha allah xafido allah ustad allah hakudabidhafi allah hakunaxarisoto naxarisatisa
Пікірлер: 49