Adna xubi xila jano m a alle haidin xifdiyo adiga iyo family gaga cimri dheer iyo cafimaad iyo cibaado suuban alle ha idinsiiyo wlhi waxatihiim family kudayasho mudan alle haidin xifdiyo aduun iyo aqiraba ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@meyma_beauty
3 жыл бұрын
Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏.
@aminacisman8691
2 жыл бұрын
Mashaaalaah
@samiaahmed1536
3 жыл бұрын
Adna MAsha Allah Dhirigalintaada Wa Ku Faidnay Lkn Abayo Waxa Ka sugeynaa Qolka Caruurta Hagaajintiisa Io MAcmacaanka HAda u danbeeyay No So Gali Sida Aaa U sameesay Qurux badan
Пікірлер: 285