Gabdhaha somaliyeed qiimo daranaa ado gabar yar ah maxaa ku geey nin naag kale qabao?
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
6 ай бұрын
Ayaney hadaa nahay gabdhaha somaliyed qayb saa u xun baa naga mid ah markaaas bn faraxyada eedaynaa sidii gabdho wada wanagsan lkn sidaa inaga iskugu jiro Bay raguna is kugu jiraan
@raxmiishchenal
6 ай бұрын
Minweyney dulmiga jooji heey 😅😅😅 maxaa u wadaneee ninka isagaa gabadha raadsadee adne maxaa ninkaagiii ku jeclaa uga soo tagtay sacan minweyn sharaflehbaa noqon leheede😂😂😂 sheekada hordhaceeda baa intaa ka iri ayaaney ma dagdagay❤
@roodacrixmanmaxamuud6924
6 ай бұрын
Naa waa ku salaamy meel walba waa WADA joogaye sawta team min weyn Isla ahyn xaad minyro ugu dandanain😂 kaftan le wye minyaro io min weyn waa simanyhin
Пікірлер: 92