Hal-Abuurad Raxma Muuse Cabdiraxmaan waa Ardayad Dhigata Dugsiga Sare ee Al-Huda, gaar ahaan Fasalka Sadexaad ee 3-A (Hablaha). Waxay Xafladii Tartanka Sanadlaha ah Waaxdiisa Keddis Suugaaneedka ka sheegtay Sababihii Ku Dhalisay inay Curiso Maansada loogu Wanqallay Maansada Macalinka.
FADLAN Subscribe Ku Dhufo KZitem-ka Channel-ka Dugsiga Sare ee Al-Huda Secondary School.
Негізгі бет Maansada Macalinka - Hal-Abuurad Raxma Muuse Cabdiraxmaan.
Пікірлер: 32