Mashallah hooyo illahay ha inoo daayo hooyo kasta waxay jecelhy inaay dhabdhed heed qurxiso waxan xasuus waan yar yar saas hooyo noo ka xeen jirta dahab iyo dhar nagu soo iibiin jirtay ala faraxad badan wall illahay ha ku xifdiyo waxan rajeenay inaad Caruurta waxa ka dheeftiida
@sahracabdulqadir8858
3 жыл бұрын
Asc. Hadaka hor ayaa nin anka dawaday tii tv ga. Waxa usoo dhigay youtube kisa lacag iyo dahab xoga ah malmo kabacdina gurigisi aya lguso werary waana ladilay wanaladhacay. Ee wa iga talo ee waxyabahan hasoo galin markale waa qatar
@zahromacalinahmed6473
3 жыл бұрын
Doqonimada heerkaas mey kaa maro heysaa waan ka xumahay sida aad u fikirtay sorry ogow kan baahan alle wax uma weynin waa lagu weydiin jesjeska
@xurmeyoxasan1546
3 жыл бұрын
Masha allh allha in barakeeyo wax walbo ad haysatan aniga dahab wan jaceyl lkn waligay man heelin insha allha wan is heeli dona
@khadanfamily3426
3 жыл бұрын
Abaayo dahab khayr qabaan kuu rajeyn
@xurmeyoxasan1546
3 жыл бұрын
@@khadanfamily3426 amiin amiin abayo
@fatimaabdirizak2117
3 жыл бұрын
Xabibtii dahab wax weyn ma ahan. Laga yaabee Inuuyan kheyr kuu ahayn. Sidoo kale waxaa laga yaabaa Inaad haysatid nin iyo caruur. Taasaa farxad kuugu filan. Haddii aadan haysan ilaahay Haku siiyo reer kheyr qaba.
@aslirooble1380
3 жыл бұрын
Waxa inoo hartay in aan maqalo musqushaan galayaa
@qaliqurux2612
3 жыл бұрын
waa layabanyahay sanadka caafimad allaha keeno waxbadana waa sugayna
@fnur8929
3 жыл бұрын
waa caadi koleey dad aa ka faa iidayo oo ogaanayo qimaha dahabka
@qaliqurux2612
3 жыл бұрын
@@fnur8929 sidan ilmaha umarona dadba awoodin waxay cunan wll allaha ubarakeya lenahay balse caruurta isha haka ilalsato walashen
@allrizaaq4178
3 жыл бұрын
@@fnur8929 z
@kawsarabdulahi1925
3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@Sebraheem
3 жыл бұрын
Asc maasha allah hooyo fiican caruurtana allaha kuu xafido
@AminaLuckyOfficial
3 жыл бұрын
ilmo yar katiinad dahab ah iskuul kuma ilaalin karte nafteda qatar ha galin,sidey u ilaashan karaan wa caruure
@fadumaumar6368
3 жыл бұрын
Xabiibti mashaallaah allaha ku barakeeyo ilmaha iyo waxaad heysataba
@Farxadiyoguul
2 жыл бұрын
ILAHAY GABADHAHA HAKUU BARAKEEYO WLL IYO MAALKA. WAXAAN RAJEEYNAYAA HOOYO KASTA GABDHEHEEDA INEEY SAAS U QURUXSATO. QURUDANA DAHAB KALIYA MA AHAN EE HADALKA WANAAGSAN WAA QURUX INAAD GABDHAHAADA NIYADA U DHISTO WAA QURUX QOFKII AWOOD U LEH INUU WAX U IIBSHANA WAA QURUX. THANK YOU FOR SHARING WLL!!!👏
@@saaramohamed2059 dahabka rasmiga ah number buu leeyahay ku shaabadeesan sida 21k ,22k,24k, badanaa anaga soomaalida waxaa ubadanahay 21k ayaa gadanaa numberkaas kas dhexraadi iyo qofkaa ka gadanaysid ha ahaato qof xalaal quudato ah faraantiga kor uqaad number 21k ka dhexraadi
@kowsaralihassan7674
2 жыл бұрын
Mansha allah
@user-mz8fd9dk6j
3 жыл бұрын
Ilaahay kacabsada waxan camal iska daaya dadbaan helikarin walaayaalow
sax runtii maskiin walac ah oona heli karin ayaa kudaawanyso nimcada ku xamdiya
@qatracali9074
Жыл бұрын
Hal kii sad waayo meeq garan plz
@khadanfamily3426
Жыл бұрын
66 oo dollar
@qatracali9074
Жыл бұрын
@@khadanfamily3426 halkii joog oo dahab ama halkii sad farti katiinad dhago is wato waa meeqo garan plz ku uga wa weyn normal weyn
@fadumofanka2244
3 жыл бұрын
Mashaa allh
@sn4271
3 жыл бұрын
America dahab lama gado guri gado melo fulican a lacagta gasho waxa jiro qalin qurux badan gado gebedha hane u gad
@farhiahassan6373
3 жыл бұрын
Asalamu alekum abayo masha Allah barakaaalh
@khadanfamily3426
3 жыл бұрын
Thanks walaashey
@barnialisalah5647
3 жыл бұрын
Gabdhaha yaryar oo aan hooyinkood helikarin in eey dahab ugadaan ayaad calool xumeeysay dad rootigoodii qiilqiil kujiro ayaad hahab iyo dollar ku hor faaneeysaa hooyaa tahee ka nax gabaryar oo aan helikarin
@barlinyusuf3461
2 жыл бұрын
Waa sax walalo, lama tuso dadka waxa illah ku siiyey sabab too ah , maantey dadka in badan baa nolasha ku adagtahay.allaha irsaaqo.
@wardahaji7260
3 жыл бұрын
Wcs
@faadumoali4698
3 жыл бұрын
nimmcada eebe aan ku shugrino a baayo arin taa ha so dhigin bablig
@ashaibra2686
3 жыл бұрын
mashaallah
@mucaadidirismaxamed5562
3 жыл бұрын
Soomaali ayaa ka raqiisan 52$ waaye
@khadanfamily3426
3 жыл бұрын
Haa waruntaa mashallah
@qaaliyusra7541
3 жыл бұрын
Mucaad Dubeyna imisuu kajoogaa
@mucaadidirismaxamed5562
3 жыл бұрын
@@qaaliyusra7541 dubey maxaa ka ogahy muqdishow ayaan ku noolahaye
@hamdih645
3 жыл бұрын
Masha allaha qurux gabdhahada quruxso
@barlinyusuf8803
3 жыл бұрын
Masha alah
@taslimabdi5036
3 жыл бұрын
Mashaa Allah abaayo 💖 sista ♥️ qali
@khadanfamily3426
3 жыл бұрын
Thanks walaashey
@xasancusmaan6683
3 жыл бұрын
Nimcada ilaaheey nasiiyey aanku shugrino
@naciimoidirisytr3340
3 жыл бұрын
masha Allah
@khadanfamily3426
3 жыл бұрын
thanks naciimo bint
@sadaadabdirizak7407
4 жыл бұрын
❤❤
@khadanfamily3426
3 жыл бұрын
thanks you
@sahrafarah8834
3 жыл бұрын
Why you Are making show off say allxamdu llah waxa jeera daad aan heysan waxa ayee xaata cuuno ku cuunan
@hodancadi4205
3 жыл бұрын
Waa run walashey waxaan maqli jiray nina shatigaa u xirmila nina shahuu gadan la yahay masha Allah ilaahay ha u barakeeyo lkn nimcadaada waa la qarsadaaa
@royaltygtm9787
3 жыл бұрын
sax wa doqon aan caqli badan leheyn oo jahilad ah subxanallah .wa caqli ugadeen bey u egtahay .kkkk
@kawsarabdulahi1925
3 жыл бұрын
Akhas
@kawsarabdulahi1925
3 жыл бұрын
Faan badanaa yaarabi
@royaltygtm9787
3 жыл бұрын
@@kawsarabdulahi1925 kkk anigu waxan u arka in ay gabdhaheeda ka farxin laakiin waxa qurux badan in ay isha ka ilaaliso kkk
@nasiyahassan1591
2 жыл бұрын
dahabka warabahe siden ku helaa
@faysawacays2859
3 жыл бұрын
Khadra wN helaay canada ayaan joga sideen uso ibsaan kara please contact me
@khadanfamily3426
3 жыл бұрын
Abaayo mar hadaad meel u dirsaneyso dahab Dubai u dirso thanks
@faysawacays2859
3 жыл бұрын
Khadra wallo halkeen kala xidhiidh
@faysawacays2859
3 жыл бұрын
Adigu hada halkeed ka gadanayso ma dubai ba?
@habibaabdi4665
3 жыл бұрын
Hmm mlm
@zahrohusen9892
3 жыл бұрын
Casmi waa wiil walaley ka badal magacas
@fatima-said976
3 жыл бұрын
hada 70$ ayuu marayaa
@fardowsoibraahim8298
3 жыл бұрын
Asc abaayo kenya maa jogta kenyo ayow kajogaa
@fatima-said976
3 жыл бұрын
@@fardowsoibraahim8298 anaga state keena ayuu ka joogey hada 67 ayuu maraya virginia
Пікірлер: 97