Allh ku caafiyo iska daa waxa hakarini cafimaadka ayaa ka mihiimsan abyo
@nihanabdi4541
Ай бұрын
Masha Allah ❤️ abyo horta marka hore herkan inaa gaarto iyo farxadan maanta haysato kow Alle aya kugaarsiiye ee maaha dadka , kadib Alle aya dadkan kuu adeejiyey, so you have to say first alxamdulillaah then waalidkaaga then dadka , so horey usoco Abayo waad u qalantaa meeshan iyo meel kasareyso mida kle naftaada ha dhibin oo adoo xanuunsan ha isqasbin abyo caafimadna Allaha ku siiyo insha Allah ❤
@AyanDabayl
Ай бұрын
Abaayo qali allah ku caafiyo ha is dhibin somalia ma wada qancin kartit qorolka inta fiican ja qaado inta kale ha u jawabin
@FatimaMohamed233
Ай бұрын
Abyo bosaso maka so tagtan kulkeda bisinka growe imow abayo dhiikarka ma sahlana ilahy haku caafyo
@user-qw5ye3tg1j
Ай бұрын
Qadada laga masheken karo gacanta allah ku barakeyo horo u soco waxad so dhigto wan ku dawaneyna abyo ha isdhi bin ada xanun san
@nasriinadow3298
Ай бұрын
Allaha ku caafiyo cfmd taam ah waxa awoodin ha isku dhibin qofki ku rabo waxa so dhigto o fiirsanaa
@user-mq8um4ik8n
29 күн бұрын
Masha allah abyo mcnto Alle ku cafiyo❤
@annaahmed2564
Ай бұрын
Masha Allah xabiibtii Inaba cadi ma aha cuntadaada yummy yummy gacantaada alle s.wc Haku barakeeyo qaaliyeey thanks for sharing qaaliyeey.
maashaa allaah tabaaraka allaah abaayo macan allaah hakucaafiyo xabiibti jigada kulelkeeda hadii gudhibaayo iskada muhiimada waxawaye in at fidiyow so galiyo qufkiidono hakariyo contada waku qanac sanahay❤ ❤❤iska daa dadka hadaladoda xun xun intaku jecel okugu farax san aya kabadan inta xun allaah hakucaafiyo macanto❤❤❤
@Fatidagan
Ай бұрын
Abyo allá haku caafiyo bosaso deeqa waa magaala daydi wan uxiisey 😢isaga tag kulka abyo ka xagaa bax mukayfka gal iska naso waxba hasoo duubin cunto anoo kalaa thy daacad nimada miskiin 🥰❤
@user-jx3bo6bg2b
Ай бұрын
Abayo dr maqarka tag cosmatikiska is ka yarey allah ku cafiyo
@dahaboosman1228
Ай бұрын
Manshalah ❤❤ alah ku caafiyo xabibti
@SalmaSalat-dd8dq
Ай бұрын
Masha Allah ❤ sure abayo🎉🎉
@user-ji8qy3rt2e
Ай бұрын
Masha allah habo mcnto allah ku cafiyo nigkarka aad ayuuqatar yahay ee iska ilaali kuleylka badan cuntada fadhiga ku cun hakariyaano dhabadheyda cadeey
@sihaamahmed2143
Ай бұрын
Maasha Allah gacantaada alla Hakuu barakeeyo caafimaad taam alla ha ku siiyo walaalo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤
@NastexoMaafiyo
Ай бұрын
Masha allha abayo family quruxa badan ❤
@maanomohamedali6135
Ай бұрын
Allaah ha ku cafiyo insha Allah 🤲
@miskiin236
Ай бұрын
Habo , Illaahay ha ku caafiyo aamiin Dadka hadalkooda ha maqlin waxa dantu kuugu jirto samee,waxba ha karin hadaad helayso CID kuu karisa. Dadka lama qancin karo.
@NuurtomahamednuurNuurtomahamed
Ай бұрын
Allah ku caafiyo abyo
@nimcomaxamed123aadan6
Ай бұрын
Barakalaah fii waa cunto mcn
@sadiamusemohamed1883
Ай бұрын
Abyo mcn allaha kucaafiyo waxaan aniga igaleen gaduudkaa cuncunka badan anoo xamar joogaa wlhi dhaqtar tagay waana kafiicnaaday alx dhaqtar tag
Abayo creamada qasqaska ma marsataa? Hadee haa tahay abayo iska daah. Mida kale abayo hadi aad xanunsantahay dadka ha dhagaysan dantada raac abyo plz Allaha ku cafiyo
@iqrocrashiid6179
Ай бұрын
Allah ku cafiyo mcneye❤
@QueenMuniiza
Ай бұрын
ALLAAH KUCAAFIYO ❤
@foosiyadheeman8726
Ай бұрын
Mashaa allah wllo
@Amaal905
Ай бұрын
Somali fuqaro kibir badan waaye😂😂 iska sabar abayo dadkena waa dad war badane ilahay haku caafiyo😢
Abayo Allah kucaafio jikadaba jag usii flog habebki e sheko lee nosogeli cuntadada jiifka kucun binaadam maqancin kartid heerkan Allah aya kugarsiyey Allah kusiyadiyo
@UmuumeymoUmuumeymo-ou5tv
Ай бұрын
Allha ku caafiyo
@zainabmoha1835
Ай бұрын
sister naaag waxaay kuhadshy maqeemene noloshada adii xooor u ah ee umada hadhagysaan
@FathiAli-eb7it
24 күн бұрын
Meshi laga rabay dhigtay masha allh ana igu firtahay dad dhag umadhigo hora losocdaa
@fatumaahmed1450
Ай бұрын
Love you so much ❤❤❤❤❤❤
@cuudeyluul8110
Ай бұрын
Pressure iyo kuleyl wlh isma qaAtan CaafiyaAllah abaayo biyo inta baraf kurido ama faranjeel hadaa heysato biyo bdn gali kadib madaxa ku Shu shub duhurkii dabka iyo forarkana iska ilaali😢
@user-tw9jy4ok2e
Ай бұрын
Abyo alla ha ku cafiyo dhiig karkgana dawo u qado Dr na isku xir oo markasta is cabir
@XafsoAbdirashiid-sf5lu
Ай бұрын
Dawaa dhikarka macuntaa
@maslah345
Ай бұрын
ALLAHA KU CAAFIYO
@user-up1jm2xr4r
Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@juweriaaweis7420
Ай бұрын
❤❤❤❤
@hibao9569
Ай бұрын
Gloves xero
@maslah345
Ай бұрын
ALLAHA KUGU IRSAAQO AWLAAD SALIXIIN AH
@munaismacil9840
Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@BubuAhmed-nc7sk
Ай бұрын
Alle Haku cafiyo
@user-ob6qc9op8b
22 күн бұрын
Sorry Abaayo saan mamooden😢😢😢
@MalyunMalyun-ge4zz
Ай бұрын
Kkkkkkk fani.
@hodanabdirashiid506
Ай бұрын
Abyo naftada hakalifin dad waxboh kama galih
@nimconimco7203
Ай бұрын
Xbbti Uma nololid inaa somali qancisid wlhi wy kaga sii darayaan lee samee waxa.aad adi awodiid lee wax aad adi ku qancsantahy wxaa jiro.dad aqli le oo ku fahmi Kara ilhy na ka ku caafiyo xbbti
Пікірлер: 84