Maashallah tabarakallah sidii ilahay quraankiis inuu ug sheegy ayad sameeysen si wcn ayad u caawisey ilahay miisaanka xasanaadka ha idin saaro idnka iyo inatii laso baxadey aduun aakhirob ajar badan allah ha idinsiiyo dhamaantiin❤❤❤❤😢
@NadimaMiel
8 ай бұрын
Mashallah wll shekh oogle aduunkaga iyo akhiradadaba gulayso adiga iyo in kulaa wada hawshaaa agoonta allah u barakeeyo ❤
@Diidii22665
8 ай бұрын
Shiikh jazakalaah kheyr Adi iyo muuse biixi 2 taariikh ayaad kala qoreysaan nin iyo abaalkii
@kheyrjecel58
8 ай бұрын
Sheekh c caziiz ilaahey haku barakeeyo Waxaad noo tahay hurmuudka ummada muslimkaa ee maanta joogta qaas ahaan Soomaalida Ilaahey ha kaaga yeelo miizaanka xasanaadka dadka baxsaday sadaqaadka ikhlaas ilaahey ha uga yeelo Adiga oo kale ilaahey haku badiyo ummada muslimkaa
@dheemanabdi6180
8 ай бұрын
Mansh Allaah guryah dhiir halugu beero
@slandprince7210
8 ай бұрын
Maa sha Allah Sheekh waa wax lagu farxo dhamaan inta dhistay Allah Jannada guryo ha uga dhiso
@mukhtarabdiqadir8766
8 ай бұрын
Masha allah alle haydin karameyo Waxan donaya in an talayar idinku darsado Barkadaha waxa fican in jaajurka talbis ama sibiidh Dusha laga mariyo wayo hadu dhagax ama cad ceeda u yaalo mudo wa uduba kadib wakhasare ku imanay wa iga talo jasakalhu laka
@abdulahisalad1353
8 ай бұрын
Maashaa Allaah walaalkay c/casiis baaraka laah dhismaha ku dara inaad u ducaysaan umada Somaliyeed meelkasta ay joogto in ilaah xaqa haleeshiiyo waa intaasoo Ilaah idinka aqbalaaye tan taakulada ahna Ilaah ajar wayn haydinka siiyo
Manshalaah ilaahay ha ka abaalmariyo dadaal soobaxay❤🎉🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🦿🦿🦿
@shaj5029
8 ай бұрын
ManshaAllah hadii sidas isku cawin lahaan waa wang sanan lahed
@Qabyaaladiid40
8 ай бұрын
Masha Allah Tabarakallah Walaal Sh.AbdiCasiis Danbigiina Allah Hadhaafo Adiga iyo Muxsiniinta SOO bixiyay Dhaqaalaha iyo intii Kaala Qayb Qaadatay ❤❤❤❤❤❤❤
@nimcoyusuf9903
8 ай бұрын
maansha allaah tabaarakllaah jasaakallaah khair
@user-dg7ko4in1w
8 ай бұрын
Mash allah alle hakaa jazaisiiyo
@mustafNune
8 ай бұрын
Masha allah sheekh umada sidad uga farxisin❤
@hajiahajiali4188
8 ай бұрын
الله اكبر
@HalimaYusuf-kv5dl
8 ай бұрын
Amin ya Allah
@safiya7810
8 ай бұрын
Masha Allah
@kingmo9457
8 ай бұрын
الله أكبر الله أكبر ❤❤❤❤😂khayrbadan. Alhakusiiyo
@BulloHassan-xg4xr
8 ай бұрын
Gaaldiid shaqada agoonta Allah Miidaanka xasanaad ka Allah hayedin Saaro adiga iyo intii sadaqada Bixiyey
@suadhussein1669
8 ай бұрын
Maansha Alaah ilaaheey ajar iyo xasanaad haka siiyo intii maal gelisey waxaan ku darsanayaa in geedo lagu taalo si eey tuuladu u qurux badnaato
@yurub5288
8 ай бұрын
Mashalla Allah ilahay haku xafido
@nasrimagan8441
8 ай бұрын
Mashaa tabaaraka Allaah Rabi ha idin ka abaal mariyo adinka howsha qabatay iyo kuwii soo dirsaday rabina ugu abaal gudo janatul fidows qoysaka la siiyay guryaha rabi kheyr ha ugu daro caruurtan Allaah hala lakoriyo
@hamdaabdi5015
8 ай бұрын
Mashaallah ranji ka mariya bilicda inshaallah
@Cabdilaahicumar-y3b
8 ай бұрын
Mashalaah tabaarakalaah😮
@fahmokaahiye2372
8 ай бұрын
Jazaka'Allahu khayr wll
@amalkhayre6379
8 ай бұрын
Walale korontada carurta kaga daxadara mshaa allaah waan ku farxsanahy
Maansha allah sheikh cabdicasiis allaha ku xafido sheikhana horay usoco❤
@fartuunmohamed1062
8 ай бұрын
Maasha allah Allah ha ka abaalmariyo sadaqadooda walaalahii soo dhiibtey iyo kuwa ka shaqeeyey Allah hanaga dhigo kuwii qeyrka isu kaalmeysto dhamaanteen aamiin Allah umada soomaaliyeed ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda hana fahansiiyo nimcada Allah nagu beerey hana fahansiiyo midnimadooda wada jirkooda walaalnimadooda nabada wanaageeda aamiin
Пікірлер: 120