#mashallah_tabarakallah ❤❤ #the_best_mayor_mooge_goodjob_excellence ❤❤❤❤ horoomar taam'ah iyo midnimo ayaan ni rajeenaya peuple somalilandais que DIEU béni et protége la république de somaliland insh'Allah Bi'iidnilah guul iyo gobonimo
@IfrahJama-d4n
7 ай бұрын
Masha allaah mayar mooge hargeisa waa u qurixayay reer ka bixiyay dhulka barakooba sharafi kor kiina ha ahaato
@abdirahmanshamsu6977
7 ай бұрын
Fifa media guul iyo Yoolkiina oo aad gaadhaan ayaan idiin rajaynaya 🎉🎉🎉
@abdirahmanshamsu6977
7 ай бұрын
Mayorka mustaqbalka dhaw Dalka iyo Dadkaa kuu baahan ee Rabbi haku keeno hogaanka dalka
@snowman5159
7 ай бұрын
Cidii aan garanayn meeshu waxay ku taala Xaafada CABDI BIDAAR ee naaso hablood
@EssaAbdikadir
7 ай бұрын
Waa talaabadii ugu horaysay ee looqaado dhanka horumarka.
Masha allaah tabarikalaah waa mashrux qiimo leh illaahay inti ka soo shaqayiisay hadin xiftiyo dhamaatiin 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Gobanimo-gy8gd
7 ай бұрын
Dhamaantiin barakooba idam ale
@safiaibrahim8513
7 ай бұрын
Maansha allaha waa waxa loo baahaan guule guule guule🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@abdimohamoud1803
7 ай бұрын
Support mayor mooge please
@Janno190
7 ай бұрын
Maasha Allah tabaarakalaah waa mahfi illahay hargeysa iyo somalilland u soo diray illahay haku sharfo guulayso cadawgaa ha jabo
@JamiilaJiimi-xq3pv
7 ай бұрын
Masha allllah❤
@abdirahmanyusuf2864
7 ай бұрын
SICIIDOW MEEL KASTA MA QOF AYAAD KA CAAYEYSAA, FADLAN BADAL SIDAAD U HADASHO!! JIMCAHANA CID AYAAD KA AFLAGAADAYSAA MINBARKA MASJIDKA, FADLAN BADAL SIDAAD U HADASHO!! WAA TALO!!, NINKA BIXIYEY AMAAN BALSE CIDKALE HA U MAR CAYDIISA BAL DADKA KALE DHAGEYSO SIDAY U HADLEEN!!
@عليحسين-ق2ج8ح
7 ай бұрын
Waa ciilan oo aan xishood lahayn xataa masaajidka wuu ku caytamaa, waana cunsuri qabiil iyo xumo daashaday
Пікірлер: 31