Inshallah isku marmarimayso cadowga madaxweynaha iyo cadowga Somaliland ha jabo.
@mahdibihi5095
4 сағат бұрын
Qaran ayaa ba ay kkkkkl
@FaadumoArdo
3 сағат бұрын
Adigaa ba 'ay oo balan balay cadowga ciud ha ka hoos maro
@ahashi7828
6 сағат бұрын
Kkk oo Xagay u shaqo tagayaan? Oo diyaarado u wadayaan? Reer Somaaliland waxay u baahan yahiin Biyo ay cabaan sidoo kale dhaqtar free ah marka labadaas la helo ayaa Hoy la seexdana la damcaa laakiin diyaarado lacag lagu barto iyo Xitaa hadii la barto xagee shaqo laga heli diyaarado lagu kaxeeyo?
@Casaan-p2n
5 сағат бұрын
Cawri de
@ahashi7828
5 сағат бұрын
@@Casaan-p2n oo maxaan ka cawryaa? Oo Muuse biixi haystaa? Aakhirona xisaab ayaa sugo halkuu meriyey xoolahii aanu ku aaminay
Пікірлер: 64