@@naimajama5303 fariid reee xmr caqli maleh hawiye ha is difaaco isagu
@saidrooble5076
2 жыл бұрын
Dee waa sax alarmuxuu leeyahay dee wallaaleheen soomaali baanu lajoogaynaa iminka maxaad ku hadlaysaa waar soomaali waa mid
@hanadifuaad8973
2 жыл бұрын
dhiigina ku hurda
@libaaxasomaliland1066
2 жыл бұрын
Somali mxy mid ku tahay ma dwld ma dal ma milatari ma lacag ma dastuur ma mdxwyne ? jwbtu waa midna wxa kaliye Somali mid ku tahay wa uun afka wliba isgna aad bay ugu kla duwan yihiin 👈
@sakisakikayse1952
2 жыл бұрын
Ale haku dayo muuse
@dafahmed7890
2 жыл бұрын
Muse Labor aflow habeen kiina somalia baad lahadashaa malinkiina Somaliland
@ZamzamMaxamed-nf9ol
Жыл бұрын
Waan kutaagiiraa aabo muuse
@RidwaanHassan-t4z
8 ай бұрын
Masha allah mudane
@Majid-simba
Жыл бұрын
Calamka ma jiro wadan raba inu ka go'o wadan u ka tirsanan jirey oo danta dadkisa an ka fikirin Lkn kano midhan bey ku qasariyeen cododkodi 😂
@hadaayaxasan3499
Жыл бұрын
Madax wane muse bixi rooble xildid alle CIMRIGA haku dhereyo
Gafuur daud Somaliland markuu ogaaden ka yabay guryahanu ku jirnay ayay yidhaahdeen war iidoor darihii cadcada miyanu ka bixin😂😂😂😂😂 somaliland guri jingad sarantay loguma iman badownimo aya lafta idinka gashay darood dadkii glycerin cuni jiray kkkk, buudhiga umadii laga kireyay, timirta dadkii isku dayey inay kariyaan hhh. Walahi ma tirin karo somaliland wa murayadiini horumarka. Ma qofba dad dakad strategic ah leh ayay gaajo qabanaysa ilahayna SW kaashanaya berbera port wa international lama aqoon muuqdishadan ad ila hos cararysid markii tayda la yaqaanay ha isboobin duudow🤣🤣
@NimcoMuse-m6s
8 ай бұрын
Waa runtii adeer xasànow nà fasax dee
@abdifatahali428
2 жыл бұрын
War odaygaan diktatoorka ah doorasho in ay qabsoonto wuu diiday ee maxaa talo ah sacabkaan guulwadaynta ah inta maxaa talo idiin ah mashruucaan somali neceybka ah wax natiijo ah waa shaqayn waayey mudo 30 sano .
@amiinciltire4490
2 жыл бұрын
Xasan who 😂 idinku horta xor noqda nio
@NourMohamoudFarah-mp7ke
8 ай бұрын
Ha ku bixiso beeshadu
@ashahassan8878
2 жыл бұрын
Beenlow inshaallaah illahay xassan hadalkiisa run haka dhigo dadka aad beenta ku maaweelisaana haydinka soo furfuro gaalada dabada idinka soo wadana haydinku diro adiga iyo inta gooni goosiga wadoo dhana umada haka horwareejiyo
Muuse Allah karem 😅😅😅😅 kaasad wax u dhiibteen habar Awaley .
@Kenya-Kikuyu
9 ай бұрын
At least Hassan Sheikh Mohamud did not sell off lands or oceans belonging to Somalia or Somali's, but you did mussa bixiye 😂😂😂
@cabdiwali175
2 жыл бұрын
Wali geey ma arki inta aan wax barashada ku jiro ee soomaaliland waa wadan ee masa arkin soomaaliland oo qeeraadkeeda iyo madax ba naa nedeeda ee muusoow ee dadka soomaaliyeed ha isku dirin oo na ha isku dirin odoyaasha io dhalin yarada soomaaliyeed
@hanadifuaad8973
2 жыл бұрын
30 sano somaliya habeen nabad kusexaty ma maqashy
@khadramohmed943
2 жыл бұрын
ana ku wasa muuze aaa geesi zxp
@abdiconner5023
2 жыл бұрын
Waankaxumahay in waxmagarato ay hadba meel geeyaan masiirkii umadda. Biixi kamawado waxa aan ulajeedo ee waa waxa aynu dooranay ee Hadba iskaciyaya.
@YahyeBouh-gg6kx
8 ай бұрын
Isla xishoda dawlad maha somaliland musse hadarab kkkkk
Erayga idoor inuu sharaf iiyey ma ogttey ilayn daroodba erayga igu yeedhe gaar ahan ogaadeenka an qisada ka daba geeyo ilayn wa dad waxma garato ayey ahyene waxy maqleen inay jirto bad lagana keeno waxanay dadku badanka haysan dabaded wxy yidhahdn geel iyo xoolo intii kaleba iidoori macnii ii badal marka niyow ada u bahan wax runta ku sheega bakh bakh da la fadhiiso miyaad na cawryi 😂🤣👊
@maxamedcabdikhadar12
Жыл бұрын
muusow gorma benta ciyaalka ka daynaysa
@HoodoAhmedami
4 ай бұрын
❤❤❤
@NurDaaraaye-qg8hc
8 ай бұрын
Adigoo si xufan saarka lagugu tumayo saakay kuso kacay ee seentadu si bey usareysaa sadaali dhalinta sibaa ku so bexeeysee😂😂😂🎉
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
2 жыл бұрын
Hadalka madAx weyne #muse bixi aad dhegaystay waxa Ka hadlayo£ Somalia inay Kala go lkn faderaal waa inay jiraan #somali way layeen hadana waa #hal qol meel kla tagaan ma jirto waxa jira nacayb u dhexeya bulshada somaliyed qabiil kasta mamulk kasta way isileen # Somalia maka tegayaan mana heshinayaan # waa Ila meerayso weyaan kkkk
Waligey maan arag madaxweyne yaashii somalia oo ujawaba ama hadal haya somaliland lakin muuse isagu marwalba waa hadal haya uun. Siyaasad kale mayaqaan miyaa. Colonel ku
@awenoolays6540
2 жыл бұрын
Car muuse biixi cabdi puntland iyo xero majeerteen ha ku bilaabo guluf dagaal. Waar iidoorow ogaada innaan ciidamada puntland iyo majeerteen ilaa ay zaylac ay ka gaaraan aan la joojin doonin oo hubka laga dhigi doono iidoor iyo inta la hal maasha taasi waa balan sidaan ka helayo reer puntland iyo majeerteenba oo dadka harti sheegatada ah ee iidoor dabada ku wato oo aaminsan dammeeri habarteed waxay dabada uga nuugtaa isku halayn inaan laga sooci doonin iidoor marka afcasta laga fasaxo qoryaha laga rido ilaa bar tilmaameedkeeda la gaaro. Ma puntland iyo majeerteen ayaa samankan laga qaban la'a yahay iidoor iyo canaasiirtiisa uu calaqyadiisa u tuuro. Bal aan aragno shamsatul mucaarif tawakkalkeedu halkuu iidoor gaarsiiyo
@maxamedxuseen1740
5 ай бұрын
Awanoolays, Soomaali dagaal way ka daashay. Libaaxa afka inoo kala haya ee xeebaheena ciidanka soo dhoobay aan iska difaacno.
@joneygaming2455
2 жыл бұрын
hada wixi wlalnimo ladhahayy way dhamatay marba hadii ay sida inay uhadlan ay ka gaadhay ano ku hadlaya afka magaca dhalinyarta io shacabka manta wixi kadanbeya shacabka io madaxda koonfurtuba iyo yuhudu way no simanyihin 🙄🙄
Anaguna ma ogolin mana doonyno midnimo wx layidhaa mana ka yeelayno wxksta haday dhacaan dadka midnimada somaliya , madax-bananida Jmhryda Somaliland waa lama taabtaan , idinkuna tiina hysta anaguna taayda ayaanu hysnynaa ilaa qiyaamaha bal waa la arki lbdeena kay u darnaatiyo ka ku diirsada
@AhmedAadan-7743
Жыл бұрын
muuze waxa ka Hadlinaya anuuN pa Fahansan waa ictiiraaf raadis 😂😂😂 meeL DheeR ka FikiiR waliiiga 🤷♂️😁
@NourMohamoudFarah-mp7ke
8 ай бұрын
Afka xidh muuse dameer waxba yahay ayaad tahay
@awenoolays6540
2 жыл бұрын
War yaaaaabka yaabkiye iidoor miyaa majeerteen maanta laga qaban waayey oo Garoowe dushiisa miyuu kaaaaaaareyaal gumuc dilaa ah afka uu uga soo buuxay Garoowe deegta uga saaray yaaaabka yaabkiye oo marjeerteen daqasho iyo dadnaba loogagaba waayey oo majeerteen ma wuxuu sugaayaa inta kaaaaaraha innan gumeedka iidoor baraxleey uu buurayada geeyo oo gambaleeyda majeerteen ba'aye bakhtihaal dhalay maxaa helay barqo laba ooydo oo majeerteenow inta iidoor tukoraq (bfur zone) fadhiyo maxaad kaloo filin hadhiinow gool lagaa dhaliye oo hohe majeerteen malay lama dabtee waa la diraaye.
@NourMohamoudFarah-mp7ke
8 ай бұрын
Maxad samayn karta gordhaw waad xidhan tahay
@youngfamilycooking2651
2 жыл бұрын
Allaha ku caafiyo Mr jahil
@azdafx
2 жыл бұрын
El clasico waye 😂😂
@NourMohamoudFarah-mp7ke
8 ай бұрын
Fadhiso oo isqari wayo muuqaalkaga aya aad u foolxun tahay
@FaadumoSiciid-m1o
7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@XaajiAadan-n2y
9 ай бұрын
Maxamed
@NourMohamoudFarah-mp7ke
8 ай бұрын
Adiga goordhow ayan futada ka wasi doona muse duli
@hassandaauud707
2 жыл бұрын
🤣🤣😁😁😁😲😲😲👌🌹
@hassandaauud707
2 жыл бұрын
👍
@cabdilaahicali1333
Жыл бұрын
O HADA MANAGA YEELANA WAXAY SAXEEX MAQADANANO
@lulaykhalif4794
8 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@BoonHersi
9 ай бұрын
boon xirsi
@abdikaremjanaalle4491
Жыл бұрын
Hadal buu nafta kaga jaray😂
@abdirahmandaud4143
2 жыл бұрын
Hade aqoonsi Somaliland lasiiyay majiro waagi gumeystaha.
@libaaxasomaliland1066
2 жыл бұрын
Hhhhh sheko ciyaala iskuuul
@xussenaxmed3162
2 жыл бұрын
Warkiigalbta
@abdullahukhalif9801
2 жыл бұрын
Alaylehe adiga nin kaacaqli xun majiro muusow
@hanadifuaad8973
2 жыл бұрын
burundi iyo amazone ma kaxorowday wadiga hadlayee hoga kasoo baxee
@warisabdi9576
2 жыл бұрын
Caqligisa wanagsan kartidisa wanagi sharftisa aya loo gudhi layahay madax wayne ilahay caqliga wanagsan haa kuu siyadiyo kanecadu waligedba haa cido 😅
@MaxamedAbdi-rz3dy
9 ай бұрын
M
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
3 ай бұрын
Munaafaq
@Notme-ye5bn
2 жыл бұрын
War runta madaxwaynuhu sheegay waa nin raga joojiya beenta afartanka sano aad iskula wareegaysaan isticmaar miyaa leh dalka soomalibaa leh.
@KaderAhmed-sg6qq
8 ай бұрын
Kan caloo xumaba dilayesaya
@AxmedkaamilMaxamed
8 ай бұрын
Qaraami
@OsmanHassan-li8xe
8 ай бұрын
Muuse doofar
@beryalex1798
2 жыл бұрын
Waa waashay kan
@abdulwahabaden2116
2 жыл бұрын
Runta ayu sheegay somaliland soo noqdan mayso
@beryalex1798
2 жыл бұрын
@@abdulwahabaden2116 marki maraakib la soo shigo xeebaha hawadana la xiro miiska waa la imaanaya!
@naimajama5303
2 жыл бұрын
@@beryalex1798 yaa awooda idiin siiyey inaad xeebta Somaliland timadan oo hawo xidhan? Argagaxiiso bad iska celin kari wadeyn. War waxad uu walateen dhul, xeeb iyo xoolo aydan shaqo ku lahayn. Cid wadahadal lala gala majirto away odeygan Hassan mamuul gobleedadiisi intu soo eegayo Somaliland. Somaliland ma so noqonaysey gurgiina hagajista ama iska daya idinka ley waaye.
@@beryalex1798 waxa argagaxiisa ah ciida ay dhulkooda argagaxisoda joogto ee ay ka shaqeeysato waxba cid kale ha sariin ceebtina idiinka wada argagaxiisa. Wax waaaqooyi la daho majiro reer Somaliland dhaman idinma doonayaan hanagu masquulinina. Itaal xumadiina african ba idin ilaaliya ma awoodan inaad amnigiina suugatan waxad tiihiin fashil.
@elhajinour
2 жыл бұрын
War ma adigaa isaaqoow dawlad jirta uqalma inaad yeelato ayadoo qabaailadii kaa waawaynaa ay midaysan yihiin nacasoow aamu yaan lagu maqlinee
@naimajama5303
2 жыл бұрын
Reer Somalia qabilada add sheegeyso maxa naga galey ma dhulkaygaga ayey nala leeyahiin. Ilahay meel bu aduunyadiisan ka dejiyey haddi ay naf leeydahiin dhulkiina hagajista maxa issaq ugu walan.
@hanadifuaad8973
2 жыл бұрын
anaaa ka nabad badan kana xoriyad badan xataaa aad naga qusan la dahiiin kalay sida nabad loo barto ku bareee waad igu daba daaasheee
@khadramohmed943
2 жыл бұрын
wara meesha ada joogto nabda ku joooga bala
@ashahassan8878
2 жыл бұрын
Waxa halkaas doqon sacabka u garaacaya odaga waalan ee jaahilka ee gaaladu soo sixirtay adiga maahee waa gaalka kudabataagan eed isku ha I eynayo illahay kuma citirafo kuna citiraafi maayo illahay raali I ama aga daalim gasl wato oo dad islaama iyo dad islaama oo wsda dhashay oon wax dhib ah isku qabin in laysku diro oo lakala jaro oo laysku diro oo qaar ay qaarka kale gumeystasn hadaad gaalnimo doorataan sole iyo sanaagba laydinka soo dhicin hargeysa iyo burco yaad leedihiine kaca iyada dawlad ka dhigta xitaa reer awdal idinma rabaane iyaguna jabuuti ha ku darsadaan
@ahmed_diinaari
2 жыл бұрын
Ilaahey ma adigaa wakiil u ah muxuuse ilaahey nabad nii siin waayey maanta muqdisho alshabaab ayaa canshuur kaqaato cJiib
@naimajama5303
2 жыл бұрын
Naya waa naagta edeb yeelo gaalo waa kuwa Somalia ka buuxa ee kugu xukuma ee add gacanta hoose dhigatan. Muse Bixi iyo Somaliland maxad ugu walan orda oo dhulkiina hagajista Sool iyo Sanaag ileen abaha ma leh dad ba wada dega. Mida kale marka add Muse Bixi oo pilot ah oo mareeykan iyo ruush wax ku bartey jahil ku sheegtey adiga maxad tahay?
@warisabdi9576
2 жыл бұрын
Naya afxumada iska da muuse meel uu maro habeen maa mari kartid kharar aya idin haya somaliland waay tagtay gacalo haa kuu habsamina
@zamzamwarsame7932
2 жыл бұрын
Al al cashi way dawakhde casha Somaliland caybay ka tay lkn wa mgc an jeclay lkn darxumad ku sida taa uma qalantid waxy ahyd inay suuxa kula baxn ilayn wad igu mamtaye oo miyad cadhootay ma raga jabka iyo matidoodi la kufsaday qarna hortoda lagu dilay, ma kuwaas ayad doqmo ku tilmantay doqonkaygu wa geesi dalkiisa xoog iyo kaalmo rabi ku xoraystay doqonkaguna wa hasan xinif. Fulayda wadahadalka diidan ee midnimo iyo somalinimo I tilmamaysa somalinimo jacayl watan nafta dul dhigay lkn mxn somalinimo ku fala mid aniga ii garabaya ma jire ma ,somalida kale gumaysigay jecel yihin lkn beelaha Somaliland dulqaadkaa male.
Muuse oohinta iska dhaafe somali waa mide waligeed kala ma go,eyso ee iska ilow wax la yiraahdo go,itaan ummaddina dhinac ka raaca.
@hanadifuaad8973
2 жыл бұрын
dhiiga bini adamka iska xoreeya somaliland rageeda idinka xoreyey hal sano laakiin waad liidataan oo 30 sano ayaad xor noqonladihiin oo afrika idibnhaysata alshababna dhiigina ku maydhataa alllah raga koonfur jooga waa wada doqon rag maahe waa rag u eeka yaaal
@naimajama5303
2 жыл бұрын
Idinku ohiinta iyo dabasocodka dad an idin rabbin iska daya. Muse maha ee shacab Somaliland ma rabban Somalia. Wala Hassan Sheikh wala mareykan wala cid kale aya ta badali karta. Wakhti unbu odeygan Hassan Sheikh iska luminaya yaa idahda magaaladada xooreyso isagibaba cidla yaala.
@warisabdi9576
2 жыл бұрын
idinku somaliland maxa idin daba dhiigay ohiinta iska daya orado dhuulkin al shabaab kaa xoraysta
@najibabdi9676
2 жыл бұрын
Unversal ma ahan idacad dowlada tagersan sababto ah marwalbo sualo lid ku ah dulada iyo midnimadeda aya booboniyan 😢
@leylaibrahim7948
2 жыл бұрын
Kkkkkkk muuuse waaa xanaqay is daji abti
@abdirisakmohammed7293
2 жыл бұрын
NINKAN MUUSE Inuu xanaasanyahy shaki kuma jiro
@salmajaamac9034
2 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhh
@cabdiwali175
2 жыл бұрын
Wali geey ma arki inta aan wax barashada ku jiro ee soomaaliland waa wadan ee masa arkin soomaaliland oo qeeraadkeeda iyo madax ba naa nedeeda ee muusoow ee dadka soomaaliyeed ha isku dirin oo na ha isku dirin odoyaasha io dhalin yarada soomaaliyeed
Пікірлер: 153