Madaxweynayaash waxaan ka codsanayna inay dalkeen dhisaan ayna dal shisheye dhisan kenya anaga malhin ee dad kale ayaa leh dadka soomaaliyeed ha dhisaan dalkood dal shisheye xoolahiin galina hadii kale waad ka shalaynaysan caruurtiin waad ku weynaysaan goormay caruurtiin baranayaan dhaqankood iyo dalkood iyo diintood markii dalkiin tagtaan dalkiin waa la qadanayo
@fridayversion4581
4 ай бұрын
Dalkooda wee dhacayan dalal kale ku maal gaasha nayan
Rest in peace in Somalia, I hope inshaaAllah a new young generations will come one day to rebuild their country and give opportunity for our be loved Somali youth
@dahirsmohamed5002
4 ай бұрын
Aziz laftagareyn iyo Qoor qoor wa ineey Codsadaan in Suuq malgalin ah Shacabka Somaliyeeyd Mamulada kadhisaan.
@user-oc7rx7ni6v
4 ай бұрын
Xoolihii umada waa leyska baashaslooyaa.
@mlkcali5058
4 ай бұрын
lacagtii soomaalida ka dheceen madaxdu miyaa
@abdisalamroble3119
4 ай бұрын
Wadan shisheya madax di u kala orday ma gabaladiina wax uqabatan ama is casishaan
@user-wv8yo1fj9y
4 ай бұрын
Waa suaal sxb qoorqoor intaasuu joogay guri xunoo EU dhiseen maahane taako horumar ah deegaanka kama qaban
@saladmohamed8894
4 ай бұрын
Waain medkale laga sameeyo Muqdisho.
@hasind
4 ай бұрын
Aawey shaqadii loo igmadey?
@rukiajiran8267
4 ай бұрын
Waa in ay tujaartu booqdaan aay maal galin dalka ah ugu baaqaan sii kale hadaan udigo waa booqasho shaqeed.
@Faz-O
4 ай бұрын
@@rukiajiran8267😂😂😂
@mohamedshiremohamed8055
4 ай бұрын
Xoogaagii bulshada laga soo urursaday ayaa kenya lagu dhistay warkiina waa hayaa.
@falisa576
4 ай бұрын
Somali dhoohaneey dal aysan Lahayn dhisatooy dhista dhulkiina Sarahaan iyo maalkan ad kufaanaysiin Wadankale inad ka dhisataan wa idin Garaad xumo e aamina dalkina
@mohamadmakaraan237
4 ай бұрын
Kawaran imisa ka faa, idi laha hadi dalkena ka dhisilahayeen alow meerka noosoo cele
@adanahmed4195
27 күн бұрын
Why do they destroy their country . S Useless
@deqawarsame-nd9yd
4 ай бұрын
Labadinaba xilgina wa dhamdey orodaha naga horwarega
@MIDNIMOJANAQOOW
4 ай бұрын
SHARE! TUUGO. Waxey ku leeyihiin SHARE!!
@user-vz9qv8zw2r
4 ай бұрын
Dad horau ubaahnaanjiray in ay yihiin waxaa kaaga daliil ah tie ga ma furaan war tie reer magaal laguma noqdo reer miyi yahoow😂
@mohamadmakaraan237
4 ай бұрын
Rer mii gormey wax leesku cayo noqotay anaga dhan mii ka imanay
@user-vz9qv8zw2r
4 ай бұрын
@@mohamadmakaraan237 Reer miiyiga wax un buuqasaa dadkana waxba ma weydiiyo qoor qoor markuu baadiyaha fog qaaxilka ah kayimaaday wuxuu furtay wax dukaan u eg fiiri ninkaas soomaaliga ah ee reer kenya tie uma xirna eleyn book iyo qalin ayuu kasoo daalay waxaasoo jail lootaxaabin soomaaliya qabiili iyo dhac kama baxayso
@fatmaxuseenmohamed4416
4 ай бұрын
Kenyan iyo Uganda mall aad uga xumaaden East African Somalia la waregtay hormarkan Ka xun yihiin shacabka kenyan hda cunsuriyad cadaawad qaaden Ka dhan somalida ma feejigno ugandheska cadaawad daran uqaaden somalida leyihin waxe taagan yihiin dalkena noga baxa idinma rabno na dhaafa dalkina aad somalida islahesisay dawarsi qaxootinimo qurux la ah maalin imaan donta xoolahoda la boobo aduunka Wu halaabey African wa cawaan
@mohamadmakaraan237
4 ай бұрын
Heybad waxa kuledahay dhulkaga hoyo
@aliabdi8347
4 ай бұрын
Somali waxaa kali oo ay ka cabsaato waa etiobiya. Keenyatiguna wuxuu ka cabsadaa soomaali.
@billjames1216
Ай бұрын
Kenyans are afraid of which somalis???U better get your facts right
@tawfiqmoalim4839
4 ай бұрын
Waa tuugo maxay ka tooleen Kenya
@adengoumaneh5232
4 ай бұрын
Soo baxa oo Wadanka difaacisa ka qayb Kala
@daimentraymi7962
4 ай бұрын
Mamulkobaleed faaido maloho 😢united Somalia Allah ituso
@user-cp2vl1jq8f
4 ай бұрын
Madaxweynayaasheena ma,aqaan ma hanka ayaa ku yar maxaa u diiday in ay dalkeena inoo qurxiyaan
@abdoa7191
4 ай бұрын
The so called president if so called failed state of Somalia has shown misconduct and very rude and undiplomatic behaviour when he refused to be escorted to AU hq by protocol security team and instead opted to go alone. Furthermore he walked away while Ethiopian national anthem was going which was against norms. Finally he delivered speech in which he addressed Ethiopia aggressively with false claims
@mcnncm1318
4 ай бұрын
Mooryaanta koonfurta somalia ee lacagta ka dhacda waxay lacagta gashadeen kenya lkn mustaqbalka waxa iska leh kuukuuyo kenya
@sweetkokii
4 ай бұрын
Qalbi modow waligiis meel ma gaaro saw baad ku dhimanaysa
@qadarbile7040
28 күн бұрын
Mxa naga galkey mool kooda
@ZAKYAREE
4 ай бұрын
Lacagtii dalkoda ay kasoo dhaceen ayey ku fanayaan rest in peace Somalia
@mandeqyarka4678
4 ай бұрын
Go back rebuild you country
@yarowmuhamed2817
4 ай бұрын
kuwaan madax weyne yaal ma ahan ee waa gudomiyal gobol
Пікірлер: 40