Insha Allah, sidii Bin Caligii Tuunisiya ku dhacdoo kalaan u rajeynaynaa!
@hashimahmed8907
2 ай бұрын
Masha Allah walaale
@user-dv9pb5kf7p
2 ай бұрын
Maashalah akhii diidmada uu dhaqanka islaamka u diiday wadankaas waxaa ka imaanaayo in ay islaamku kusoo xoogaysto wadankaas oo sidaan ognahay in islaamku ku xoogaysto marka ku dhaqanka islaamku ciriiri galo
@mahmdsuldaan7182
2 ай бұрын
Allaha ha ka qabto waa daalin eee illaahay kuwaya wax garadka ah madax nooga dhig kuwa juhAlda nga illaah
@khatraharunaadamu6117
2 ай бұрын
Alhumaca min falastin Alhumaca min falastin Alhumaca min falastin Amiin Amiin Amiin yarabi Guul Guul falastiin Alahu akbar alahu faraj falastin Amiin Amiin Amiin yarabi
WCS WR WAXAA JIRA DAD MUJISANAYA INAY ISLAM YIHIIN ANA AHAYN OAY GALO WAX KUSO SHUBATO SI WADAMADA ISLAMKA LOGU BAHDILO SIDA SALMANKA SUCUDIGA IWM ALE HAKA QABTO ISLAAMKA AAMIIN
@shamcena7314
2 ай бұрын
Illahay kaas ha dhaafiyo
@alimaxamed3660
2 ай бұрын
Waa gaal
@user-og9tc8wm9m
2 ай бұрын
NìINKAAN MADAXWEYNAHA ISKU SHEEGAAYA EE DIIDAAYA XIJAABKA IYO CIIDAHA DIIDAAYO WAA KUWII UU SHEEGAAYO NABIGEE MAXAMED عليه افضل صلاة صلاة MUNAAFIQIINTA ISKA DHIGAAYO MUSLIMIINTA
@omhajar69
2 ай бұрын
Asc Sheekhoow qolaa rabtay iney wax kaa weydiiyaan iskaashadada Kobciye Cooperative marka meel lagaala soo xariiro pls?
@shamcena7314
2 ай бұрын
Scw scw scw
@alfardoows
2 ай бұрын
Wakhtigiisii ayaa soo dhawaadey, digteyter asaasaqa oo Allah swc uusan ciqaabin weli mahaysaan? Waa maya. PUTIN ALLOW MUSLIMI iyo Russia oodhan AAMIIN AAMIIN AAMIIN.
@hodanc6255 thank you abyo waalaga yaaba iney iska dhaleen kherka allaha nagu dilo
@hodanc6255
2 ай бұрын
@@Aragsan192 amin cadabja Allah naga najeyo tatakistan waxan u malaynaya wadamadi rushka ka xorobay inay ka mid tahay sido kale Turkiga waxay dhahan halkas bay ka yimaden inkasto DNA cadan u badan yihin lakin wa isku dhex jira Turkey sida anaga an isigu dhex jirno
@daimondumuanas8622
2 ай бұрын
Waa munaafaq
@MohamedAli-dk5cx
2 ай бұрын
Sheikha Mustafe, nin diidan in la muujiyo Islaamka, marka suasha taagan waxey tahahy - qof muslim ah ma diidi karaa ama mamnuuci karaa astaanta Muslimiinta ? Mida kale Calmaani hadii uu yahay way iska cadahay waxa uu yahay, horay u soco kaabo nasiib wacan?
@bashaal62
2 ай бұрын
Transforming Tajikistan: how the Rahmon regime turned religion into a site of struggle This new book focuses on Tajik society’s turn to Islam as a means of coping with disorder.
@jawahirelmi9
2 ай бұрын
Israel alaha jabiyo
@mohazat5009
2 ай бұрын
Warya muslim maha waxaan Waa gaal walahi
@MohamedAli-dk5cx
2 ай бұрын
Laakin waa ragg waana caqlilow in kastoo GAAL weyn yahy hadane dadka muslimiinta ku nool wadankiisa wey ka amaan heleen
@Hibajamaa1122
2 ай бұрын
Ninkaan waa cilmaani taas ogow
@maryanjama2918
2 ай бұрын
Mise maad dhalan wakhtigi uu Siyaad bare Xijaabka mamnoocay
@hodanc6255
2 ай бұрын
Kacanka ka hor xijab ma jirin waxan maqli jiray wixi xun xawo ba leh hada nin nool ba laga hadlaya
@nuurmacoow3523
2 ай бұрын
DAMEER MEEL KASTA AYUU JOOGAA WAXNA KAMA BEDELI KARO DHAQANKA SUUBAN EE ISLAAMKA
@sadiikhassan2456
2 ай бұрын
Alaah ayuu dagaal kadal baday ee ilaahow masiib ku rid awood uma lihin munaafuqaas Waa biloowgii dhicitankiisa insha alaah
@hodanc6255
2 ай бұрын
Anigu waxan la yabay qof munafaqa qof cilmani ugu yeraya quranka kuma jirto cilmani dadku wa Muslim munafaq iyo gaal
@maryanjama2918
2 ай бұрын
Siyaad bare siduu kayahay miyaad aragta wax different oo ay kukala duwanyifiin!
@mohamedguleid5330
2 ай бұрын
Inkaari ku dhacday ma yuhuudi baa
@Allsportshighlights1600
2 ай бұрын
Bin Ali Tunisia aa kaga horeeyey arintaan xijaab ka
@IbnuMarwanMurjaan
2 ай бұрын
WCS Wrx Wbr
@ragemohamed3843
2 ай бұрын
Nin ilaahey awaamiirtiisa iyo xijaabkiisa diiday miyaa la oran karaa waa muslin waxaa bikowday waqtigii uu nebigeenii muxamed scw noo sheegay oo u yiri qofka waxaa imaandoonta isago sibaxa hore muslin ah oo uu galabeysan doono isagoo gaala sabankii ayaa la gaaray scw
@alhaji101
2 ай бұрын
Allah ka baq waxaad dadka u soo gudbineysid waa hadii aad ku xisaabtameysid jano iyo naar. Hadii madaxweyne islaam wax qalad uu sameeyo waala waxa la gaarsiinaya heer gaalnimo Hadii mid gaal si qorsheesan u sameeyo wax islaamka rabaan waxey u amaanayan ayaga oo u eegeyn dhibka uu u geestay muslimiinta heer uuba ka wanaagsan yahay madaxda muslimiinta.
@Kowsomalimedia
2 ай бұрын
Oo Ma waxaa rabtay Gaal inaan galeeysiyo? Maxa ka qaldan ? Midka Gaalka waa gaal laakiin Wuxu sameeyay mid Muslim Sheegabayo Wuxu diiday.
@cabdisalancabdullahi1975
2 ай бұрын
Somalida ayaa LA mid ah dowladaha reer galbeetka taa geero all waa sidaa gaalka ah adigan suna ayaa kaa muu qata waxbana kaa qaldan
@CaziizociiseCiise
2 ай бұрын
Ninkan walagu qasbay arintan waxa laga yabaa in vdyow laga hayo oo ninkasi ay mar hore ku dhacday lacnada alaah daftarka nartana in u ku qoranyahay wa fahmi kartan somali hada tihin ula jedada hadalkeyga
@HaretSiyad
2 ай бұрын
Calmaani haduuba yahay waaba gaal
@AhmedAbdikarim-dp8mg
2 ай бұрын
Shikhow kuwa gar iyo qamiis ku libisan aya somaliya dhibaateeyaya dadka micno daro ku dilaayay waaka xumahay
@mukhtaarciise2585
2 ай бұрын
Wuxu yidhi xijaabku waa dhaqan carbeed isagu suudhku xidhanyahay ma dhaqan Tajik ayuu yahay? Waxaan rajaynayaa inuu ku danbeeyo halkuu ku danbeeyay Nicolae Ceausescu Midawgii Soofiyeeti oo isaga ka awood badnaaba dalkaas diinta qalbiyadooda ka masixi kari waayey
@jawahirelmi9
2 ай бұрын
Guul xamaas
@ragemohamed3843
2 ай бұрын
Waa sixran yahay somalida waxaan uga yaabay nin walba muslin bey iska leeyihiin iyagoon ka fiirsan
@gurijoog3400
2 ай бұрын
Waxaa kamuqda ninkow ama badhedh ama jahilnimo hakaa kente waxaad ibinaysa bidaaco raqiisa oon qof suniya oo cilmilihi kaa iibsanayn xisbu shaydan isagaa ي@da kaxun waana gacantoda midig markaa adigu mashicada somalida imika kuriyonaysa in aay tadhtadha laso galan ayaad weriye utahay xussi yenem iyo mulinka mawaxbu yelay mise wabuu utaray macaluusha yamenkataagan iyo basbaba yaa rasi u aha. Soomaliyey wax iska badha oo shandhada maskaxda sida qofkasta yuu din iyo qamis iyo xijab idinkuso gaban ee barta luuqada qofku iibinayo iyo sada tubigisa dabada looso qabto ma ehlu caqidadatu sunatu baydaaba mise waa shici kaa iibinaya iran ayaa ya@d ladagaalamaysa iyo maraykan.
Пікірлер: 107