Horta iyaku ha is xoraayaan konfurtu.......ninkii tissa daryeela ta kalana u dara
@MegaSacad
Жыл бұрын
Guul Somaliland
@koombokooficali7085
Жыл бұрын
Odayaasha wey no tashteen si ay mustaqbalkeena u baabiyan dhalinyarooy hurdada Ka kaca AAN iska qabano odayaashan sababto meeshan Oday le uga jeeda dhalinyaro iyo xita islaamo Ugama jeedo dhalinyaroow hurdada Ka toosa odayaashan aan iska qabano
Ma doorashad ku galeysaa anaa soomaali land ah in aad runta ku owrkacsato ood diido in soomaali hal qowmiyad tahay oon walaal iyo abti la wada yahay gaaladu way ogyihiin
@AxmedAlpha2024
Жыл бұрын
Dhib badanaa dumarku naa madaxweynuhu ma diidin in somalidu qawmiyad tahay!!!😅
@maskiintiialleinaahmed733
Жыл бұрын
Xasan sheekh❤🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽
@mataancade9519
Жыл бұрын
cidna ku aqoonsan meyso ee ha is daalin
@theruler411
Жыл бұрын
ALLAh ayaa aqoonsady Xoolaha waa la dhqdaa Reer konfureed waa xoolo calibaysteen cambuulo bilaa aqli
@AxmedAlpha2024
Жыл бұрын
Somaliland waala aqoon saday kii qaramada midoobay iyo dhowr dal oo aan badnayn ayaa noo dhiman, ictiraafkeedi oo dhamaystiranna way la so noqonaysaa dhawaan...
@hodanabdi3981
Жыл бұрын
Muse biixi waad ogtahay soomaliya iyo magacaan aad dadka ku wareerisay soomaali land in engriiskii ku gumeysanayay waxba kuu qabankarin 32years sorry dadaka khaatiyaan bay kaa taaganyihiin
Xoolaha waa la dhqdaa Reer konfureed waa xoolo calibaysteen cambuulo bilaa Ah 😊
@AxmedAlpha2024
Жыл бұрын
Somaliland wali maad iman baan umalaynaya!!😂 dibjir gidaar taagan oon taarikhda loo kala furin baad ku qalbi qabawsataan midnimo doonyow liita, somaliland waa muqadas...
Пікірлер: 28