Ma caruur baad wax u sheegaysaa jaamacoow midnimo dhimatay baad ku sii dhagantay warkaaga dameero u sheeg somali way kala dhaqaaqday
@gobonimodoon7964
16 күн бұрын
Maansha Allah Guul iyo gobanimo..Mustafe Cadawga ha jabo. Maansha Allah Guul iyo gobanimo.❤
@Birds-i5b
17 күн бұрын
Prisedent Mustafa is leader he has big balls but abbsame unite or waligin sidaa ahaaada . ALLAH SAYS : "And hold firmly to the rope of Allah all together and do not become divided". It also mentions how Allah brought together enemies and made them brothers.
@hodanc6255
17 күн бұрын
Ayadu waxay ka hadlaysa muslinka o dhan ma qusayso qabil ama qowmiyad aniga kuwa ad magacoday
@25Aug23
17 күн бұрын
Waa yaab! Yaa iidoor xaq u siiyey inay waqooyiga soomaaliya u hadlaan keligood , aaway beelihii kale. Harti baa xaq u leh maanta inay waqooyiga soomaaliya u hadlaan.
@MjaamacXasan
15 күн бұрын
Waa kaa qamaan dhaafay halkii
@Jeenyokajeenyo
17 күн бұрын
Cabdi ileey naftirkiisa waa ka baayacmushtaray dadkii masaakiinta ahaa waana u dhiibi jiray itoobiya, somaliland iyo puntland sidoo kaleeto, iyo Faramaajo. Taas waxeey ku tusinaysaa dadka soomaalida la dhoho in ay dad xun yihiin, ilaahay shartooda ha na mootiyo.
cim rigaagu habato mustafaw camal kaaguna hasuu bado
@khadramohamud3892
16 күн бұрын
Maxaa i iideedey innanaan soomasli ahay
@gobonimodoon7964
16 күн бұрын
Maansha Allah Guul iyo gobanimo.Geesi Geesi dhalay.Ab Iyo Isir baan Uu leenahay. Maansha Allah .Guul Gobanimo.Madaxweyne Cadawga ha jaboMadax Weyne Maansha Allah Guulayso .Ab Iyo isir Baad uu leedahay,Geesi inaad. Maansha Allah.Sidaasa Geesi loo dhalaa. Maansha Allah Maah Maantana Uu Sheehan Ahayd Ronan kit Ogaadeen Waa looma Taliyaan.
@HassanAli-xf8qi
15 күн бұрын
Isaaq dowlad noqodey waa halis iyago aan dowlad aheen 9 bilood madfac ku garaaceyiin lascaanod kawaran kuwii dowlad noqodey wali waxaa ku daran habar jacelo
@asiyahmed-cs3ft
5 күн бұрын
Ma waxad u jeexda ,lacagtii uu soo ururyey ina macalin iyo sheekh umal ,ee ay ka bilabeen inay afka u soo xidhan wixii la shaqaysta somaliland,,kilirka shanad waa etoobiya, wanay qirteen 40 sano ayay dagalamayeen ,wax faiido ah kamay keening, way is dhiibeen ,dadkii somaliweyn isku keenay ee somaliland, way naceen dad fashil ah oo horumar lahay ,viva somaliland, is xoreeya ,😂
Kkk Jma Galan MW Mustafe wuxuu u jawabey MW Muse Bixi & Somaliland maxaa mesha keney PUNTLAND cajiib. war Jama Galan waxaba kuma kala baxsana hadiina adan kala aqoon Puntland & Somaliland, ogow Jama Galan Puntland waad baran qalad kasta uu galo MW Puntland waa ku kali & kursi jeceel naxeybna uma qabaan Somaliweyn, lakiin Somaliland naceybka ay kuu qabaan waa naceyb ay isku raca san yihiin oo ku saleysan Somali naceyb & waliba qabiil naceyb aad u fog in yar oo Allah u naxariiste moyee ay isku wada raaceen, dagaalkii Laascaano baa wax badan iftiimiyey.
@CawaaleXasan-y9t
6 күн бұрын
Wariyaha muuse biixi nacayb ayaa ka dhex hadlaysa, lkn waa fikirkaaga fikirkaagana xor ayaad utahay . Ina cagjar somalia ayaa la hadlayaa muuse biixi kaligii korka haka saarin . Iidoor iyo cagdheer way is yaqaanaan manta aduu is bari mayside
@AbdirahmanSulub-d3o
17 күн бұрын
Saxb m xasen sheekhna wuu kahadley sababtoo ah cida kuqudbey say qoryaha iskalahordayaan ⁷jigjiga kaga qudbeyey
@mrali3601
17 күн бұрын
Ninkan Cagjar side Tariikh du u xusi doonta, ninki degaan ka Somali ugu sareeyey, xili qowmiyad dihi Ethiopia kala tageen marka laga reebo Somali di oo meel cidla ah taagan, sugaysa na cod dumaasha Ninki laga rabay inu hogamiyo na hadal kiisu cadayn inu duur xulo ma ahe asago ka baqaya cid iyo wax aan la aqoon
@calicumar9374
17 күн бұрын
Wuu saxan yahay mustafe
@ahmeddaud5075
8 күн бұрын
Ogaadeen loo taag helimaayo waa nimankaa laba gini oo aan is gayin jeeb isugu geeyay, laba faras lama wada fuuli karo ,Qoxootigii iyo buulashii ,moqorafadii hadaad u xiisteen dadka kale waa tashanayaan oo Ogaadeen dhulkiina waa la yaqaan ,ee ama masar ku dara ama somalia ama jeel ogaadeen isu samaysta ,laakiin dagaanada kale waa tashanayaan,
War cagjar waki hargaysa dabdamiska ula ordayay dhulbante xata anbalas uma kenin aniga m suber ma nagtia bu raligalin sinayay
@Sirad47
7 күн бұрын
Degaankinna kuwii nafta lagala caraway kuwii hablihiinna jufsanayey.kuwii jeel ogaadeen loo dhisay kuwii shacabka bulaacadaha ka waraabinayey ee dadkoda cadaabaha cagaha u gelinayey isla idinka uun sow may ahayn .yaad ku eedaynaydaan. Arin aaaac aaac baad ka taqaaniin.
@maxamedsiciid669
6 күн бұрын
Waar beenta iskadaa ,waxa uu lahadlayaa soomaaliya ee ina biixi kaligii umajeedo waayo kii ugu danbeeyay ee lasoodhiibo waxaa laga dhiibay xamar markaa cagjar waxa uu taageerayaa odayadii hadlay ee jigjiga ,runta hadalka kasheeg.
@Mawliid-rd8en
17 күн бұрын
Ina biixi cidwalba wu aflagaynaya
@Sahra-qe8gb
15 күн бұрын
Why why are you Kress? You are crazy. Good night they not need it.Puntalndi. they not need to be utopia we not want it war Somali they not want war those people they are it’s not always❤
@khadramohamud3892
16 күн бұрын
Dhulkeenna dalkeena
@ABDULSHAKURGOOD-be6yf
17 күн бұрын
🙏🏻🙏🏻🙏🏻❤️👍Abiy Ahmed, the king of Somaliland and Ethiopia CADOWAYAANLEENAHAY WAA SOMAALIYA MIYEEY ILAAWEEN 1988 HARGEYSA DIYAARADAHA BAMBOOYINKA SIDA QAZAA FLSTIN HARGEYSA U DUNTAY
@IsmailAhmed-f2l
6 күн бұрын
Wariye wain ayaad tahaye xeerka ilaali
@Sahra-qe8gb
15 күн бұрын
Puntalndi. How long you would you give the Topia nobody talking about what you talking about shut up
@MjaamacXasan
15 күн бұрын
Adeer nabada soomaaliland ayaa ku jirta in lasoo qabto wixii lagu heshiiyey
@maxamedsiciid669
6 күн бұрын
Waar beenta iskadaa ,waxa uu lahadlayaa soomaaliya ee ina biixi kaligii umajeedo waayo kii ugu danbeeyay ee lasoodhiibo waxaa laga dhiibay xamar markaa cagjar waxa uu taageerayaa odayadii hadlay ee jigjiga ,runta hadalka kasheeg.
@YusufAdam-k9m
15 күн бұрын
Haka jawaabin. Comments marka aad warka akhriyaysid sumcadaada uma fiicna ignoor garee saasaasax ah talo walaal
@IBRAAHIM-z8w
14 күн бұрын
الله اكبر ولله الحمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdurahmanyusuf5012
3 күн бұрын
HUURRO HOO CADAYGA! SOO CADAYO!
@Nasra-u5u
16 күн бұрын
Mustafe. walayabye. ee. haguulesto
@hoodomahaddiiriye1303
6 күн бұрын
Miskin badhsab baanu unaqanaye
@Kamaande
17 күн бұрын
Thanks Madaxwayne Wan kugoracsanahay hadan nahay shacabka deganka
@MustafeCabdilaahi-v3j
14 күн бұрын
Beenaale hadakahaduwin
@khadramohamud3892
16 күн бұрын
Waa dadkeena😊
@mrali3601
17 күн бұрын
Degan Ka Somali ma ikhtiyar ki bu Ethiopia uga mid noqday, muxu se ka faaiday wa gaf kale cajuus majnuun Biixi
@kingcayfo7470
17 күн бұрын
Mwne muustafe ruunbu ushegay Kuwi naga ganacasan jiraya ❤❤❤❤❤❤❤
@gobonimodoon7964
16 күн бұрын
Maansha Allah Guul iyo gobanimo.Cadawga ha jabo.Geesi Geesi dhalay. Maansha Allah.
@cabdiimn6510
17 күн бұрын
Soomaaliwey..dhamaan ha goolestaan❤❤❤❤❤
@MaxamedyusufOdowa
17 күн бұрын
Maad xishoon
@dhafoorqiiqahmed9529
17 күн бұрын
Ogadeen wakaas caqligiisa xagee puntland kutagertay in itoobiya somalia qabsato War Walahi inaan tageren kan jikado Hawiye ka shaqeeya ee xoghaye xamze teda kale Hawiye xitaa wukugatey Silka hooyada was qalbidhagax soo baraxley Hawiye kama soqaban
@hodanc6255
17 күн бұрын
Ado caytamin fikirkaga dhibo xamse wa qayrulmasul qalbi dhagax galmudug ba lagaso dhibay aniga ah rerkas
@thepearlofindianocean
17 күн бұрын
Maxaa cayda keenay mideeda kale aniguba reer Puntland ayaan ahay mana ogali Siyaasadan guracan ee mida shaqsi ay ka hormarisay tii guud Puntland. Emirate iyo Ethiopia in aan la shaqaysano ma sax baa
@hodanc6255
17 күн бұрын
Darod o dhan ba balayo ah ya riday Allah u naxaristo siyad cumar jes iyo cabdulahi yusuf ya dhibay onlf farole iyo farmajo ya xamer o darod lagu xasuqay dib ugu noqday cabdulahi yusuf ya lascanod baneyay cabdulahi yusuf ya xasan khalad ku cawinya xamse ya hargaysa dabdamiska ula orday cagjar on lascanod waxba u kenin isma dhanto
@mohamedgurhan6775
16 күн бұрын
Majeerteen iyo Iidoor waa laba wecel oo Xabashi dhashay, iyaga ayaana Soomaali burburiyay. Ogaadeen wuu idinka tashaday, mar dambana dagi maysaan.
@hodanc6255
16 күн бұрын
Caqliga ad mj uga tashanayso maka hadashay kumanan kun o ogaden ah oy hawiye iyo isaq xasuqen
@SarahWarsama-o8u
17 күн бұрын
MUSE DAACUUNOW OGAADENIYA DHUL IYO BAD MA BIXIN. OROD AAD ITOBIYA ADOO DHULKAYAGA IYO BADAYADA NOO DEYNAYA😂. MARKAAS ARAG CID KUU DIIDA IN AAD KAMID NOQOTID ITOBIA 😂
Пікірлер: 79