Next oman somali badan ku nool goober tarikhiya ku yala
@AshaOmar-ln5yv
Ай бұрын
Ppp I think pp ❤1
@maxamedlaaskaawi
7 ай бұрын
Run ahaanti 21 sano aan somalia jogaa waana mrkii iigu horaysay aan arko in somaliya dhar iyo kofiyado lagu sameeyo wlhy waa wax lagu Farxo. Dadkan in la dhiiri geliyo oo la maal geliyo ayeey u baahan yihiin wlhy wax soosar fican ayey hayaan ilaahay ha barakeeyee🙏👍 Dowladdu wa inay gacan qabataa dadkan muwaadiniintaa👍
Maa shaa allah Maa shaa allah Maa shaa allah Alxamdulillah ❤
@omarbaalwi3544
7 ай бұрын
Mashaa Allah excellent KZitemr well done bro
@nrcabdi
7 ай бұрын
🥺🥺 😪😪 ilaahoow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee naxariistaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adiguna hadaad wax i tari karto Igalaxariir *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar* Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. ilaahbaan ku dhaartee waxan maalin ku noolaado xitaa ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi. Xaafadna kuma nooli oo wax kama quuto ee meel masaajid ah ayaa deegaan ii ah.
@OmarOmar-yu4mq
7 ай бұрын
Ninyahow fariintaada dhawr chanel aan ka aqriyay mar walbaa soo qortaa dhab mey kaa tahay dhibkaan aad sheegeysid wax kula xiriiray majiraan sidey wax ujiraan
@Farhia_ali
7 ай бұрын
MAASH A ALLAH GEEDISHAN PUTLAN BOOSAASO. GAROOWE KAALKACAYO. TAG. INSHALAAH❤❤❤❤
@zermaahir186
7 ай бұрын
Love from somaliland❤😊
@Samimusic.1
7 ай бұрын
Bro deserves 1M❤
@user-xd9ob3eq2g
5 ай бұрын
My home barawe
@aestheticmoods4257
6 ай бұрын
Mash Allah. Barava is a beautiful city.
@Abdirizaqibrahimxusein
3 ай бұрын
Shaqo wacan geedi sahan
@ismacilabdi1278
7 ай бұрын
Geesi aad ayaad Umahadasan tahay Saxiib soda fiican Ee aad taarikhad Soomalid taarikhdeea Noogu soo gudbinayso Gibolol walba iyo degmo walba Ina sha ala wan ku bogaadinayaa saxiib hory usoco
@fatmaibrahim2472
7 ай бұрын
MashAllah ❤ I saw my czn kassim faqi🥰
@Koyama548
7 ай бұрын
Masha Allah wadan kena waxa kunol dad qibrad shaqo leh lakin dowlad cawiso malahan lakin wa dhaw nahay Somalia hanolato israca please 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🇸🇴🇸🇴🙏
@JamiilaJiimi-xq3pv
6 ай бұрын
Masha allllah reer baraawe noooolaaada❤
@user-em7di7xe5s
7 ай бұрын
Geedi Sahan .Masha’Allah
@CafaafAhmed
7 ай бұрын
Shaqo wanaagsan heysaa guuleeyso
@jinikosjinikos5374
7 ай бұрын
Asc gedi sahan how much airlines barawi to mogadishu how much coast round trip daily fadlan legend help need to know
@user-vq9dh1vs5i
7 ай бұрын
Maxaan uxiisey baraawe ninkiyaqanaa yaqaan wadankena allaha nabad nooga dhiig❤
@alikaffe1242
7 ай бұрын
Masha Allah
@sweetkokii
7 ай бұрын
Masha Allah was magaalo cajiib ah
@AbdiMohamed-yk5uv
6 ай бұрын
Baraawe iyo dadkeeda alle habarakeeyo
@abshirmohamed3527
7 ай бұрын
Masha allah beautiful vedio
@batulasmail8261
7 ай бұрын
Xusuusbay iileeday cabuuradeydii Maliindiga
@AbdiMohamed-yk5uv
6 ай бұрын
Geedi sahan aad baad u.mhdsnthy wllky
@haronomar474
7 ай бұрын
Masha Allah geedi sahan channel
@user-kt2eu3on2c
7 ай бұрын
Baladweyn io buulaburte imaw magaloyin history weyn ku leh umada Somaliyed waa
@mahadahmed5914
7 ай бұрын
Waxbadan oo wanaagsan ayaad noo soo gudbisaa mahadsanid
@liilbaliil_official1113
7 ай бұрын
Geedi sahan best channel 🎉❤
@socdaal3428
5 ай бұрын
❤❤❤😊
@abdiaziizabdullahi2460
7 ай бұрын
Mhdsanid zxp wax bdn aya kafaiday❤❤
@modabar9482
7 ай бұрын
Baraawe is beautiful
@mohamedsaed4419
7 ай бұрын
sxp geedi sahan shaqo fiican baa haysaa ..
@bobena84
6 ай бұрын
❤❤❤
@sunshineseaandvitamind8620
7 ай бұрын
Can you go inside some of these historic buildings and show us dhismahooda siduu u egyahay from inside? I've always wondered what they look like inside and how old exactly they are. Thank you.
@Starr_a24
7 ай бұрын
There are like 800 years old buildings
@sacdiyomursal156
7 ай бұрын
Masha Allah bro 👍👍
@Abdiqanisaleban1
7 ай бұрын
MashaAllah 😊
@abdilahiaskari-sq3cf
7 ай бұрын
Geedi sahan Magacaada cusub waa dalmar(maadaama aa wadama badan tagte)
@MohamedH1409
7 ай бұрын
Geedi Sahan visit Oslo, Norway
@FatimaMustafa12
18 күн бұрын
Background song
@alisharif1997
7 ай бұрын
Masha Allah🏗️🏫🏫🏫🏫🏫🏫🏫🏫🏫🏫
@keyseabshir
Ай бұрын
Mamada koofiyadaha lambarkeda Hoos kumadan soo qorin waxa ay eheed in adan ilowin fadlan hadii lambar aadka heysid soo dhig
@user-wr9ei5lb9q
7 ай бұрын
Geedi sahan goormaad tagaysaa salacious iyo xeebaheeda iyo lugahaya
@sirwaan44
7 ай бұрын
Markaan waa inaad soo booqataa wadanka cape verde waa jasiirada qurux badan
@cabdinaasirxuseen6620
7 ай бұрын
Maasha allah
@Lagubaray
7 ай бұрын
Cad iyo caano lagama rabo ee waxalaga raba xaqul shaah,mahadsaniid ruunkashega warkaaga
@FaaisoAxmed-kd6ci
7 ай бұрын
Baraawe magaalo Raxanweyn😊
@user-yn1uj7bh3d
7 ай бұрын
Somali wejaN wll somalia hays raacdo 😢
@Seeykulatahy
7 ай бұрын
Baraawe is my home town.
@user-pp4tl6jy6g
7 ай бұрын
mashallah
@cabdulaahimukhtar8476
7 ай бұрын
Walal qaali ah afqaanistan ayan rabna ee somalia iska dhaf halkaas war inooga keen hadad thay qof yutubar mel kasta war kakeni karo wayo annaga wali mahayno qof somali ah o yutubar ah halkaas tagay lakin carbta ayan argnay blz
@ilmo1234
7 ай бұрын
Min samaan baraawe koofi baraawe magac soomaali oo dhan utaaqaano waa koofi barawiini xataa hadii xataa hadii chine iyo tansaaniya laga keeno
@FikirMaalTv
7 ай бұрын
*maamadu ma calanka somalilnd aya u xidhan mise*
@Atikafaarah
7 ай бұрын
8:48
@HappyFlowerPot-pk4ue
7 ай бұрын
Baraawe waa dad xadaarad leh
@RoobleAbsiiye-fv6wq
7 ай бұрын
Waar ma dadkaas ayaanu yaanu wax wadaagnaa
@user-bb1df3tr1v
7 ай бұрын
Hayay allahayow nabadbadi aafkani somali mahan
@DiiniSharif
7 ай бұрын
Wasaq xawayaan waa luqadii candi qaadir sheeq saqaawodiin waa loqaada Lagu hadlo dakeen luqad kamida xawaan wax baro
@user-bb1df3tr1v
7 ай бұрын
@@DiiniSharif walaal candi qadir wa ayo. Mawaxa ulaa jeda cabdiqadir jilani Waligay man maqal afkani . Waxan moday swahili kkkk
@Seeykulatahy
7 ай бұрын
Midgaan waxaa ah badwga aan shaqaysin karin.
@Miloeli
7 ай бұрын
Asc
@user-eq3oq4uz5m
7 ай бұрын
Wcs
@mahatphaarah6350
7 ай бұрын
Second viewer ✌️ Keep going zhp
@AhmedAli-cb2iw
Ай бұрын
Dowlad aya jirin xaka meyso alaabaha dibada ka imaado si suuqa dadka wadanka u dhashay lo ilaaliyo
Пікірлер: 150