Garxajisow ma hudheel kiinibaa😅❤mansha Allah Tabaraka'Allah 💯
@Nuura-bb4ob
16 сағат бұрын
Masha Allah illahay haku barakeeyo aamiin
@IfrahJama-d4n
17 сағат бұрын
Masha allaah wa sax illaahay hanagu siimo illaahay ha barakeeyo hadu alle idmo oo an Hargeisa imaado waa balan inaan ku soo dego gabadaada illaahay ha barakeeyo waa duco qabto 🙏🏼
@zamzamabdi295
16 сағат бұрын
Maansha allaah tabaaraka llaah hudhelka jaar baan la ahay meel kale oon marayaa ma jirto insha allaah
@AsmaAlicigal
11 сағат бұрын
Maasha allaah ❤❤❤❤ ilahay maalintii hargaysa ikeeno waan ku soo dagi huteelkaa insha allaah alle igaadhsiiyo hadaay naftu igu sinto❤❤❤❤❤
@khadrafarah5488
16 сағат бұрын
Masha Allaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Allaah haxiftiyo Aamiin
@FaysalQurbaawi
16 сағат бұрын
Masha allah.. Allah ha u barakeeyo
@Saifiyacumer
14 сағат бұрын
Maansha alaah Ina taa yar ilaahay ha barakeeyo
@mubarigrashid9198
15 сағат бұрын
Insha allah markaan hargaysa imado ayaan kusoodagi insha allah
@ahashi7828
13 сағат бұрын
Maasha Allah Aamiin Yaa rabi
@warsameyusuf7350
14 сағат бұрын
Maasha ALLAH
@DeganSh
9 сағат бұрын
Allahuma barik
@ikk8851
2 сағат бұрын
Allahuma baarik
@WadoCad
16 сағат бұрын
اللهم بارك.
@CabdiXaashi-gy6fv
14 сағат бұрын
Ale haku barakeeyo
@CabdiqaadirSugule
17 сағат бұрын
Weligay like iyo faalo komati aan dadka ugu horeeyo maan arag kan ka horow
@ahmeddaud5075
16 сағат бұрын
Maansha Alaa Ilaahay ha kuu barakeeyo oo wadanka ilaahay hay noo barakeeyo ,dadka qurbaha ayaa garanaya qiimaha wadanku leeyahay ,Hablaha ayaana wax tar badan waalid walba waxa anfaca hablaha ,Hargaysa maal gashi badan baa lagu sameeyay waana loo baahanyahay hotelada waana in loo sameeyaa sidii dalxiisayaal badan loogu soo jiidi lahaa ,
@Saifiyacumer
14 сағат бұрын
❤❤❤❤
@AsmaAlicigal
11 сағат бұрын
Maasha allaah ❤❤❤❤❤❤
@nourismail4114
16 сағат бұрын
Hamblayo Keep going
@sabahmohamed9289
16 сағат бұрын
Masha Allah Illahay hakuu barakeeyo guul iyo gobanimo somaliland
@Shukri20267
9 сағат бұрын
Shirna ha ku qaban ee Huteelka minaafaqada,Iskudirka,Qabiilaysiga uga daaya Huteelka.
@Shukri20267
9 сағат бұрын
Suldanki aan la yaabi jireyna waa jooga ,Suldanka Xasan(Kitaab gurigiisa loo diiday sayax Alle aya baday). Suldanka wareega.
Пікірлер: 25