Masha Allaah Tanzania wadan qurux badan oo aan jeclhy Somaliyey wiilkan 1million aan gaarsiino wuu qalmaaye dadaalkiisa
@ayaanismail4951
Жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمن اجمل شي مليون شكر اخي الغالي تستحق الشكر والتقدير واو الموسيقي و الاغنية روعه و جمال الطبيعة و المناظر الخلابة واووووووو مليار شكر ماويل 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 استمر 👍🏼 روعه روعه 💐🔥💐👍🏼👍🏼👍🏼💯💯💯💯💯🤩🥰
@ilkacaselyricslyrics2723
Жыл бұрын
Beautiful Place ❤ Si Wacan No Dalxisisayn Anago Goobatana Jooga Keep Going Dhalinyaro
@ibrahimsheikh1205
Жыл бұрын
Congratulations Walaal Maaweel, Waa Video qurux iyo quality isku darsaday,ku dhawaad 20 jeer ayaan pause dhahay si aan u daawado sawirada qaar ee aad sida farsamada leh u duubtay. KEEP GOING SXB
Mahadsanid walal waxaan u isticmaali doonaa haddii aad ii ogolaato Waxbarashada afka hooyo ee carruurta Qurbaha oo aan u dhigo afsoomaaliga. waa muuqaal aad u qurux badan. Abdiasiis Sweden
@madaale5465
Жыл бұрын
Legend +ustaad ❤
@AAdam-rc3nu
Жыл бұрын
Wow, this vlog beautifully captures the essence of Africa's stunning natural beauty! 🌍🌿 Thank you for sharing this amazing journey with us. Can't wait for more adventures,Abdisamad Maaweel❤🎉🎉🎉
@sakariyesiicith
Жыл бұрын
Congratulations my pro cabdisamed mawell 100k🎉🎉🎉
@passport_light
Жыл бұрын
Ana kunka halay gaarsiyo dadkeyga somaliyed
@RiximaCabdi
Жыл бұрын
Masha allha wllo❤❤
@IqroMaxamud-ug8md
Жыл бұрын
@@passport_light❤ 0:31
@aminaabshir1495
Жыл бұрын
Thanks for sharing with us, brother.
@aminaabshir1495
Жыл бұрын
Love you and your team. Barakumu Allah jamiican. Mom from Columbus, Ohio USA 🇺🇸 ❤❤❤❤
@maxamedaxmed3270
Жыл бұрын
Abaayo line maad ii soo xarayn🤣
@Madaxey-r2f
Жыл бұрын
Dhalinyaro Xayamaanka aad "LO' KINSI" ku sheegteen aan idinka saxo. Horta marka hore LO' KINSI ma ahane, waa LO' GISI. Marka 2aad Xayamaankan aad ka hadasheen Lo' ma ahan ee waxaa Af Soomaaliga lagu yiraahdaa, "SIIG"! Waana xayawaan orod badan. Soomaalidii horena waxaay dhihi jireen. SANGE(Faras) subag Idaad cabbay iyo SIIG lalama baratamo! Soomaalida Jubaland iyo NFD Fg. Lo' Gisi = Lo' Wiyil. Wiyil = Gisi. Waa xawayaanka Maroodiga ku xiga ee Geeska dheer leh. Avaliable information.
@mohamedismail2162
Жыл бұрын
Waar bahashu wiyil maaha ee waa jeer
@guletabdirahmanhaashi4287
Жыл бұрын
I dore these videos. How stunning and serene the continent is. keep up, brother 🙏
@MuunamaxamedYaasiin-sh7vt
Жыл бұрын
Inamadayada anagoo guryahayaga joona na dalxiis geeya eee dhulka nagu so wareejiya asaxab is jecel anaguna wa isla kiin jecelahay adna cabdi samedow hambalyo 100k eed gaadhay horre usoco😊
@sadaammaxamuudsadaammaxamu316
Жыл бұрын
Muuqalki ugu qurux badanna in tan KZitem dawanayey You deserve it 1m
@SamatarAhmedDino
6 ай бұрын
You deserve everything bro thanks a lot
@alihibrahim3011
Жыл бұрын
Congrats 100k bro I was your fan since when you had 50k 🙌
@jamaahmed3574
Жыл бұрын
well amazing vedeo thanks for the sharing mr mawel
Hambalyo cabdisamad mawel👏🏻💥. Sidoo kle video aad u qurux badan ayaad gudoomiye soo duubtay❤
@Bogasho1
Жыл бұрын
Hambalyo 100k subscribers wll c samad mawel sxbn jecelnahay ba tahay muqalo qurux badan o kaftan iyo farxad badani ku ladhantay bad nala wadaagta guuleyso❤
@hayatmohamed3404
Жыл бұрын
Woow woow the best video aan dawado in my life 😮❤Shukran bro 😊
@mubarikjama992
Жыл бұрын
cajiib cajiib 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍 ummadda ilaahay dhulkaasay ammaan ku joogaaan innaguna sool qarax ah baynu isku madhinay waxna kama faa'iidno nafteenniina waynu ku dhammmaynay iskuna aakhiro seegnay 🥲
@mohamedabdi2183
Жыл бұрын
Beautiful vedio, congrats 100k❤
@miadary1290
Жыл бұрын
Beautiful vidéo 📹 and Beautiful country Mach'Allah
Thanks million no words wow and song something else the best I have ever seen in my entire life thanks again 🎉🎉🎉🎉🎉🎉congratulations well done 👏 🎉🎉❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉💐🥰🥰💯💯💯
Msh alah. Qurx walhi. Wanigaaa u xiisayaba meshaaasi. ❤
@abdicasiismustafe4456
Жыл бұрын
Hambalyo zxp Inta iyo in kabadan wad u qalanta hore u soco zxp❤🎉
@noohaliahmed3978
Жыл бұрын
Heesta qaybta dambe igu caawiya magaceeda plz
@sidrasirad9475
Жыл бұрын
maweel guulayso meeelo qurux badan baad natustee adiga iyo qays ba
@samiirrooble
Жыл бұрын
Waar kan wuu dhaafey muuqaal wlhi tha best weeyan 🎉❤
@hindaaa_ali
Жыл бұрын
مناظر جميله ماشاء الله 👏
@Faarizi_channels
Жыл бұрын
Hambalyo bruh 100k congratulations🙌 🎊
@suhaybmuktar8859
Жыл бұрын
Hambalyoh bro maweel 100k
@MacalinEnglish
Жыл бұрын
Kula dalxiis your love saas ayay sharaf ku leedahay. #macalinenglish
@hidaayaabukar9953
Жыл бұрын
M.a tansania wa wadan aad qurux bdn wanka helay wow❤
@daahirguureye5923
10 ай бұрын
Sharaf iyo karaamo ayaa ku dhex lidihiin umada somaliyeed halka dhigiin risiqa ka baadho maanta reer hebel munaafaqadee waxaan rajaynayaa dhaman inta social ka isticmasha inay idinku daydaan❤❤❤
@zakirboss143
Жыл бұрын
WOW buurihii gayiga ee sanaag iyo Saaxil bay matalaan 😊
@mussabmohamed7844
Жыл бұрын
Maaweel keep going indr xayawaankaas biyaha kujira maahan wiyil ee waa jeer lo’ daas na Lama dhaho kinsi ee waa Gisi (Lo’ Gisi) lkn one of the best videos kaaga ayuu kamid yahay clip kaan iyo weliba editing ka 100%
@nabelmohamed9697
Жыл бұрын
This is absolutely work of art masha Allah wlhi muuqalka warbixinta dhamaan tho kaas lo' gisi maaha wildebeest weeye
@supersaylici0831
Жыл бұрын
Muuqaalkani waa cajiib
@guledziyad7251
Жыл бұрын
Wow masha allah dalxiis kaliya ay ka dhiman tahay caraftii dhirtu baan galay oo bila safar bila rafad keep going bro
@najmamohamed
Жыл бұрын
Masha Allah meloquruxbdn dalxiiska wanjeclhy mlin watagi I.a
@abdirashidhassan6825
Жыл бұрын
Congrats bro abdisamed mawel🎉
@NuuraLaki-u7z
Жыл бұрын
Hambalyo maaweel 100k🎉🎉
@Hayaan_1
Жыл бұрын
Masha allh Bro , hambalyo marka hore 100k hore u soco muuqaal caajiiba ayaad noo soodiyaarisay❤❤
@umalsiciid6272
Жыл бұрын
Congratulations 🎊 walalo maaweel 100k♥️💐mashallah this video is 100%❤
@cabdiraxmaanbeeldaaje7080
Жыл бұрын
Congrats bro Mawel 100k ❤ and anticipate 500k
@sidiiqahmed5846
Жыл бұрын
Muuqaalkii igu quruxda badna Een daawao intaan you tube joogay. Mahadsanid saxiibay maweell
@MalisaNuur
Жыл бұрын
Thank you wllo anoo moodku iga khaldan yahay daawaday walhi igafarxisay ❤
@rahmarahma9457
Жыл бұрын
Safarka alle ha idinku nabad yeelo aamiin waban baqay dhulkad maraysane😢
@muhubojama1231
Жыл бұрын
Mashaa Allah tabaraka allaah brothers guul iyo gobonimo
@kadermohamed5354
Жыл бұрын
Congratulations bro Abdisamed 🎉🎉
@faisaahmed2087
Жыл бұрын
What a view Beautiful
@AlfananDahirLove
Жыл бұрын
Wonderful video
@kawsarcabdi4068
Жыл бұрын
Mansha allah Niyad baan udalxiisay🥳☑
@haboonhamud1400
Жыл бұрын
Congratulation 🎉 Congratulation🎉 100k
@mohamedamiin2989
Жыл бұрын
The best vedio in maweel janal
@mokhtaralisheikh243
Жыл бұрын
waxan ka mid ahay dadka ku xidhan muuqaalada aad soo dhigtaan adiga iyo asaxaabtaada waa cajiib run ahaantii
@boolocadey4661
Жыл бұрын
Wiyil lama dhaho ee waa Jeer wiyishu gees dheer bay horey ku leedahay .
@najiimosman2963
Жыл бұрын
Congregations wll 100k in ka badan u qalantaa
@esa979
Жыл бұрын
Muuqaalkii ugu quruxda bdanaa ee aan daawado
@xasan2259
Жыл бұрын
Afriraka Waa cari hodana❤
@aminaabshir1495
Жыл бұрын
Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️ 🙏 beautiful scenery and pictures ❤❤❤.
@abdyrahman8851
Жыл бұрын
Muuqaal qurux badan Congratulations for 100k ❤
@ikraanali859
Жыл бұрын
Wow m.a i am firsta keeo going ❤❤
@Zaky_garad
Жыл бұрын
Beautiful vlog and congratulation bro 4 reaching 100,000 subscribers
@ayaanmohamed-s7c
Жыл бұрын
Hamblyo abdisamad mawel 🎉100k u deserve more than 100k keep going wllo
@Aichayahye554
Жыл бұрын
Hambalyo wll 100k in ka badan u qalantaa❤❤❤
@SahalXussein-wz2vb
Жыл бұрын
🇹🇿. TANZANIA. WAAXAA. .LOO YAQAA NAA. JAMHUURIYADDA. MIDOWDEY. EE. TANZANIA
Пікірлер: 585