Faahad turjaman saare waan ku salamay sxb balse waaxan raabna daadka qaaxotiiga iyo shaarciyada siida aay ku taahay baa raabna garaahaan somaliida
@hodaibrahim7878
2 жыл бұрын
Asc wlo waxaan jecelaan laheen republic Ireland 🇮🇪 in aad ka so hadashid hdii macqultahay thnxxx bro
@mrkl9165
2 жыл бұрын
Keep going fahad shaakir
@ahmedabukar3986
2 жыл бұрын
wll marka qof udacwoneyso waxan maqlay 6 bil gudaheeda ku tagee wll ma run baa plz iso jawaba
@falismaxamuud9459
2 жыл бұрын
Ad ban igu helay vedio wll mcn aniga ad uxisneyo wadankan in an imado sidee ku heli karaa
@sirtaxogaha8600
2 жыл бұрын
guulayso walal
@zakichannel4051
2 жыл бұрын
Masha allah video qurux badan keep going
@yssirabdi6864
2 жыл бұрын
Mnsha allah sxb sare
@maryamamoalin144
2 жыл бұрын
Ireland 🇮🇪 kasoo hadal information naga sii nosoo jwb plz
@ayaneabdilahi6610
2 жыл бұрын
Wallo asc waxaan rabaa inaa imaado palfasti anoo yuru b jooga dalxiis hadaan ku soo galo markadanbe maku dhuumankaraa macnaha ma iska dhiibikaraa biliis iisoo jawaab
@notusedacc8495
Жыл бұрын
kan dad uma jawwayo , sual fcn bad wadiisay
@abdiqaniali8180
2 жыл бұрын
waxan u bahaney in aad information badan naga siiso belfast nolosha. sharciyada iyo so dhaweynta dadka cusub hadi ay macqul tahay.
@shuuriye115
2 жыл бұрын
Ireland 🇮🇪 kasoo hadal wll xogta oo dhamestir
@rasmixaji5686
2 жыл бұрын
Walalo wadankaan qaxotiga ma aqbalaaa
@Cabdiqaninuur4980
Жыл бұрын
maxay iigu taala hadanan tagi karin magaalada quruxda badan
@sadiafarah1651
2 жыл бұрын
wll plz iiga soo jawaab sharciga yay ka qaadataa magaaladan ma UK mise ierland
@muhiidawalii
2 жыл бұрын
UK weeye
@dahabsanhoyadeed4517
2 жыл бұрын
Qof passport Yurub haysta madagi kara irlend
@abdirahmanhusien6174
2 жыл бұрын
Mida Uk raacsan lma aadi karo mida Citizan u bahan tahay sxb
@ambiyohassan
Жыл бұрын
@@abdirahmanhusien6174 fah fahi wll
@abdirahmanhusien6174
Жыл бұрын
@@ambiyohassan Lawo Ireland jirta mid Europe ah mid Uk ka tirsan mida Yurub ka tirsan dublin la dhaha wa aadi kartaa Traval decoment Yurub heysto marka wxa gali karta gaari raaceysa kaliya kantraal ma lhan midkle Ingriiska racsan wa daris wxa North Ireland
@ambiyohassan
Жыл бұрын
@@abdirahmanhusien6174 Haa wan maqlay lkn tan dhanka uk jirta daganasho ubahanthy sida uk cml i xreysane ladhahay mida cadigana yurubta kujirta wa adagthy ladhaahy
@abdirahmanhusien6174
Жыл бұрын
@@ambiyohassan mida dhanka Yurub jrta wa la aadi jrey weyna sahlaneed lkn dhibka Somalidii Gariiga ka yimid & Taliyaaniga isku shubey lkn hada Spain& Porgtugal dadka ka baxan Wadamdii kle wey fahman italia France& germany & belgum lga bxi jrey
Пікірлер: 26