Ilhow riyadeydah ii rumeeh plz iso duceeyah dadaan ogahay ban karayn lahaa🥺
@YusufAbubakarAhmed
2 ай бұрын
1:11 Haddaad riya yahee rumoobi lahayd, Libtii ribataa i raaci laheyd, Ragaan ogahaan ka rayni lahaa
@AliadamAbdulrahmaan
7 ай бұрын
Ilahow riyadeyda ii rumeey😢😢😢😢😢👏👏👏👏👏
@off2025
19 күн бұрын
Aniga iyo nin anu zxp nahay baanu dhagaysanayna anago safar ah 10sep/2024 03:06 habenimo salasa ah anago jogna chine 🇨🇳 let me look back this comment two or three mounths later إنشا الله ❤
@lovepeace1286
14 күн бұрын
allah hakuu rumeeyo rajadaada wllo ❤
@dualehaji5835
Жыл бұрын
Still jamming to this 2023 one of those nights 🎉
@SahraQalanjo-l7q
5 ай бұрын
Waxan heestan dhagaysanaya 1/5/2024 anoo riyooyin badan le Wayeyna cid garab isiisa oo nolashu dhan walba iskaga kay soo xidhay Oon maaanta hooyaday cidan ahan haysan Alle haydaaaye Waxkasta oo Alle iidooray waa Alxm Alle waxan ka baryayaa inuu malin uun.ituso anoo guulaystay Waxakale oo anan abaalkeeda ilaaabayn wlshay marna saxibaday Jamiila Sead cismaaaan oon ka helo dhiiri galin iyo garab istaaag intaan noolay wllo abaalkaaa wan kuu hayaaaa Alle waxan kaaaga baryayaa. Farxad iyo Raynrayn inad igu noolato akhirna jano fardowsa kuwii ku kulma Alle inaga dhigo😢😢😢🤲👸
@Maxamadka
2 ай бұрын
Dad aan deydayo anigu ayaa iraadin laha alow run iiga dhig 28/7/2024😢
@kaarshemusic2779
10 ай бұрын
Hadaad riya yahy rumoobi laheyd Libtii ribataa I raaci lahayd raglan ogahay Haa ogahan raglan ogahaan ka rayni lahaa 11/22/2023 dhageysanayaa heestan anoo leh riyooyin badan ayna igarb taa ganthy qofka aan aduunka aan igu jeclhy hooyo mcn ilahay ha ituso anoo hadaf key keyga gaaray hooyane aan arko markaas farxadèda ilaahayow itus❤❤
@raaageabdikarin6437
Жыл бұрын
14 \12\2022 ilowh irumey riyadeyda
@Xamdi-v3p
2 ай бұрын
Hees walba Marba xasus ahan loo dhagesta ana Cawa aya dib ushitay oo takhiqda tahaay 07/07/2024😢😢xanun walba marbuu cashir laga qata allow caafi qof walba oo qalbiga xanun ka darmayo😢
@maxamedbare675
Жыл бұрын
Allow RiyadeydaH ii rume Koloy nolozhu way adaGte ..10/may/2023 😢 Malin arpaCa🤲🏼
@wllthiagoalcantara7638
2 жыл бұрын
One of the best songs I've ever heard 😚🔥 with an awesome voice
Пікірлер: 67