Matag iyo lab labo joogtaaa sida cunug yar u dilqaayo ayaa xab u so celiyaa culays joogtaa iyo riyo argagax leh
@AYeeYadedjecel2021
Жыл бұрын
Xanaaq hilmaamid wadno xanuun cidhidhi joogta ah cabsi xasiloni daro murugo oyin madax xnuun shaki joogta amuusnan dhimasho in maqribka dad an garanay ila joogo ina lay dhawaado qof mar walbo iga gatan Murad oo Ka cararo ma egi Karo habeenki , sheekhow inta iyo in Ka badan ba wan leyahay xaqiiqtan 🥺🥺
@naciimaqaali6884
Жыл бұрын
Sheekh anigu wan leyahy calamdahan qaybtood indho tiro badan oo isoo eegayo markan indhaha iskuqabti siba marka hurdada kasii kacuso riyooyn ubadan dhimsho dabka dhumida gurigui meelo ahaa maxasuusanyo marmar mugdi waxan dareema ad moodo meeshanba inan kamqnahy xasius la aan aad ubadan saldaha intan tukaday 2 iyo3 maklgrnyo marmar shaki farabadn mushkilada tagana waxa waye quran hada dhagysto iyi hadi laygu akhriiyo wax isbdala on dareemo majirto an ka ahyn hamaansi iyo socod jirkoo dhan ah madaxa ilaa jirko dhan alha nacfoyo alaa haye cafimadkee
@jawahirsheeqabuukar1901
Жыл бұрын
garaaca wadnaha saaid cabsi zaid ah caloosha oo barar said shaki fara badan madax xanuun said guriga oo aan kacabsanayo habeenkii aan bananka ubixi karin was waas said markan seexdo hadan soo kaco xanaaq qofka iga xanaajiyay magaranayo waxaa ii sii dheeraay korjajab hadan soo kaco ah intaas iyo inkabad alxamdulillah markan xarunta imaday legu dhuftay tadmiir iyo mida shinida inta sixirka halahaas ayaan ugu baxay wabillaahi toowfiiq adna sheq ajar iyo xasanad alle hakasiiyo waad nacaawisaa waad noo naxdaa waad noo gar gaartaa waad naga fikirtaa habeen iyo maalin ayaad nagu bixisaa juhdi iyo dadaal sheq ceydaruus maxaad ku qeyxi lahayd hadii liigu dhaho waxaan dhihi lahaa ceydaruus waa qof qalbi wanagsan naxariis badan dadkiisa jecel dadka caawiya dadkiisa siiya waqti qasatan walaalada hadey tahay fecbook YouTubka iyo groupka waxaan dhihi lahaa sheq ceydaruus waa adoon alle noo soo diray halagu shubo duco fara badan ❤
@nouriaahmeth8499
Жыл бұрын
waxan leeyahay qaar ka mida sida timaha oo saa'id udaata dibiro cabsi guriga anka baqo kaligay ina daremo in huradada qof iga toosiyey camal taabasho xagtimaha iyo qaarkale onku xusnayn meesha
@ZahraMukhtaar
4 ай бұрын
😭😭😭 Wallahi ilaahay Baan Kudhaarte 13 Kamida Ayaan isku Arkay Marmarka Ayaan idhaha ilaahayow Haday Aduunka iikhayr Roontahayna ii Gargaar oo igadul Qaad Hay Aakhiro ii Khayr Roontahayna ii Kaxe Waayo Waxaan Qaaday Culaysyo Badan ilaahayow Caafimaad Taama isii iyo Samir Aan the Laga Daba Hadal Yaa Rabbi
@Xural_cayn
2 ай бұрын
Quraan Isa saar wllo raxmada alle Haka quusan❤
@IbrahimHussein-m1u
8 ай бұрын
Ilaahoow laabta noofur yaa rabbi murugteena ku badl frxd aan dhmaanyn 😢😢😢😢😢
Sh caydarus anig waxan isku arkay 1 hiilmaam far badan 2 hadalda is dhaf dhafk 3 mark qaar anig mel rabo ayaan makle ku dag man ogi was was shaaki far badn dadki oo legu diro 😢😢
@Kawther-fx2xf
7 ай бұрын
Hada waa duhur ok ba ahay wixii casarka ka danbeeya ayaa qalbiga ciriiri daran iga qabsanayaa shakiga iiga daran wax walbe yaa rabi na caafi yaa raxmaan yaa xayu yaa qayuub yaa duljalaalu wal ikraam yaa khaaliqu yaa baariu yaa musawiru yaa casiis allahyow magacyadada wanaagsan cisigiyo Sharaf taadan kugu barinay na caafi aniyo qof walbo muslim ahba🤲🤲😭😭😭😭
@hothomohamett125
Жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن بارك الله فيك وجزاك الله خيرا شيخ شكرا Runti calaamadaha waa lenahay aniga iyo dhamaan familyga alleh swt miisanka xasanaadka hakugu daro sheikh sidaad noo caawisay oo marwalba noo garan tagantahay eed nola talinayso sida waalidku caruurtisa ulataliyo oo kale alleh swt hakugu naxariisto meeqamkaga mid sare alleh swt haka yeelo kuwii naarta laga xooreyo alleh swt haga mid yeelo adiga walidkaaga familyga iyo dhamaan umadii muslimiinta inta xanuunsan alleh swt caafimaad taama hasiiyo insha allah bisha ramadaan fadligeegana hainawaafajiyo اللهم ءامين ءامين ءامين يا رب العالمين 🤲🤲🤲
@sacdiyomuhudin-sb5hk
Жыл бұрын
Aniga ina folxumhy lii shega Mar walba😢 kalsoni iskuma qabo😢
Sheekh shukran 1 hilmaan hada wax ma xifdin karo 2 mataka anaa iska keenayo gaas baa igu kacsan markasta subxanallah 3 xanaaq 4 waswaas iyo shaki 5 kalsooni daro Riyooninka xabaalaha iyo cayayaanada sida quraanjo gaduud 😢 Noo soo badi Sheekh waxaa iga jawaabta anoo hurdo waxaa daremaa in lay jameecayo laymana qabo waaba dhibsaday waxaasa Isoo duceey national exam gali rabaa Sheekh Pls &Pls 😢
@DumarBila-z6z
Жыл бұрын
Ilhy hku cafiyo wll
@naleeyAbdi
Жыл бұрын
@@DumarBila-z6z ameen xapipti 🫶
@naimasiraj
Жыл бұрын
Walal mel an kala so xiriro igu cawi
@Munajamac-m2i
Жыл бұрын
Sorry abaayo. Ilaahay ha ku caafiyoh xageeh kaala soo xariiraah😢
@Nuurahassan7
Жыл бұрын
@@Munajamac-m2iAna Ila so xarir hada gabar tahay
@iqroileys-iv4mn
Жыл бұрын
Shiqow balis isoo jawab hawen Hore waxan kuriyodi 3 nag baa iitimid markasee waxey igu yiren inan kusixirno ban ku dadaleni balse Wan kuqawan lanahay adkartada ayaa badan Marka Ani filan way fey Ila noqoti oowan aamini la ahay maxey tahay fasiradeda inaa isoo jawabto Rajenaa Mahad sanid
@Mulkimohamud640
3 ай бұрын
Wllhi Heer waxa gaary dhaqtar wadnaha Ina tago kadib wadnaha waxba la iga xirxiry wax ma qabtid ba la idhahy haben iyo malin Wu igarcma culeys ba feeraha iyo dhanka midig dhanka bidix iga saaran dhuuntana sido kle wareer naxdin habenki an hurdada kaso bodo shaki badan oo xita biyihii an gacantyda ku furo Wa ka shakiyaa xanaaq badan dhowr mar baa indho besa arkay xita heer aan iska baqo ba gary marka murayada isku fiiriyo allow na caafi 😢
Mahadsanid 10 min wax ah aa 10 seconds noga dhigtay 😢😢😢
@psycho7.7
Жыл бұрын
@@NM-lo3jv Wax badan ayey ka tagtey.
@psycho7.7
Жыл бұрын
@@NM-lo3jv Malaha waa calaamadaha ay isku aragtey.
@NM-lo3jv
Жыл бұрын
@@psycho7.7 wale😳😳😳
@Nuurahassan7
Жыл бұрын
Intas wa qaba lkn quran hada dhagesto waxba ma darema dhaqtarkana wuxu yidhi depression ba ku heya 😢 lkn alxm dhalka wa ka ronahy inta riyada duliska ayaba i dhibay😢
@XamdaCismam
17 күн бұрын
15 Calamadod wan isku arkay allow iga kor qaad
@raaxocadey2844
Жыл бұрын
Aniga mar kasta waxan ku riyoda maska madow mukulasha madow mas cagaleyda iyo eyo gurigeyga cariiri an ku darema guri kasto aan dago waa nacaa
@XayaatHazan
Ай бұрын
Sheekh plz iiga soo jawaab hooyaday lugaha barara wax xanuuna kama hayan guriga aan joogno haday ayaamo ka maqnaato cagaha bararka wuu ka dagaya waanay caafimadayan markay guriga kuso noqotana way bararayan maxay tay iiga soo jawaab sheekh plz?
@nastexocali-bq6pf
Жыл бұрын
aniga niin shiiq isku shegaayo aya isixraay oo cilaj joga waliba Nairobi isli 😢
@psycho7.7
Жыл бұрын
Magacii?
@naimasiraj
Жыл бұрын
Mad shegtid walal dad bdn ayu galafane
@mohamedhassan-lq4vn
6 ай бұрын
Calamadahas dhan wa qaba mudo 2bil Io bar dad xita dhex galitankoda wa dhibsana
Asc shekh ilhey hku barakeyo ,ani waxn isku arka calamdahn so socda, waxn ahay marwo welina ilhey wax carur ah ima sinin , marki xajigeyga imado waxn arka in cadada iga sodahdo markey imadne ixanujiso ,intu ila jogane jawageyga maficno xalad cariri ah iyo cabursanan an arka ,waxn kalo arka into ila jogo in ey ixanunto mindhicirka qeybta lugta bidix xigta said xanunta iyo in kulan kisa an dhibsado li ajli xanun an kala kulmayo dhaqatirta waxy idhahan marka an utago wad fcnthy , habin waxa dhacdy ano hurdayo ina mar saqdhexe an qeyliyay iskama warhyo waxa ishegay xajigeyga ,wad qeylisy asgo dhahyo ayn somirsay maxa ku helay idhahy ,kadib wadna xanun ayn daremay wana lawadagy in wadnaha ixanunayo ,marka alx hda waxn bilaby adkarta iyo wesada ina ku dadalo hdn sexa iyo hda baxa mar waliba ,mudo ka ronady hda lkn qorta xanun saida an arka iyo wadna xanuki iyo mindhicirka qebta lugta bidix xigta iyo ohin bila sabab ah marki an macdurka ahy ana ubadn ohinta iyo niyad jabka
@IfraaxIfka-mq7sj
4 ай бұрын
Timaha iga daadanaya
@oumalkaerhoussenoumal6513
Жыл бұрын
Alx shekh ani iyo hoyaday dhibkad shegto dhan aya na haysta marka xabd xbad yar laga tago waxa ani idher wax walon aqanay wan ilaway haday cuno karintay cashar an bartay tay alx alle ayan tala dartay
@ZahraMukhtaar
4 ай бұрын
DUCO IGU CAAWIYA WALALAHA
@maryamaxmed7820
Жыл бұрын
انا الله وانا اليه راجعون sheeqow itaas waa daremaa
@RuqiyaXuseen-fy8mo
2 ай бұрын
Ilhy hana cfiyo
@umumuxamed5671
Жыл бұрын
Yaa rabi calaamadaha inta badan waa leeyahay ilahaw dawadaada nasii
@HusniAliYoussif
11 ай бұрын
Scw ❤️🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@jawahirsheeqabuukar1901
Жыл бұрын
Masha allah tabarakallah ❤
@ayaanomar7542
Жыл бұрын
dhatarkasta oon tagaga nigative igu dhahaa waanan ka daalay ama wax yar oon waxpa ahayn matagaa ama labo saaida xagtimo iyo nabaro kle hilmaam saaida xanaaga saaida iyo diiqad timahoo tulka itaga sidii yacnii inaan xiirtay xaafada hadaan ka baxo waan dawakhaa ka bacdi waan garan waayaa waan farxad badnaa marka waxaan jeclhy inaan cidlo tago oon iska ooyo walipa inta badan waxaan ku riyoodaa gurigayaga oo meel ka mida gubanayso ama cod aan maqlayo aanan arkayn iyo masas madow ama bisado madow mararka qaar waxpa sida faaliga layga qabtay oo iqalalay alx lkn hadda waan fcnhy intaan adiga ku barty adeero inan yar ahay oo iminkuun noloshu ucusubthy
@DumarBilla
8 ай бұрын
Byo se knoqty mntgi labo lablbdi mka reysty
@fartundahir3802
Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤SHUKRAAN YAA SHEIKH ❤❤❤❤❤❤❤
@kafiamohamedmohamud-ut8ki
Жыл бұрын
Waan leeyahay calaamadaahaa😢 Waana suuxa
@naleeyAbdi
11 ай бұрын
Hada see noqotay 😢
@mohamedkhadar7601
2 ай бұрын
Aniga sixir I haysta Xanuun dhakhtaradu fahmayn Riyooyin dhakhtaradu sababta garanayn Welwel dawadu waxna Ka tarayn
@amiiraali9491
Жыл бұрын
Wllhi kuli wan leeyahay calamdahas😭xanunkaygana ma aqoon noloshi meel walba igaso xidhmatay waxbarasho shaqo 12 sano saas aha ani yar bu igu dhacay oo 11 jir ah
@psycho7.7
Жыл бұрын
Anigana waaba ku dhashay ( dhaxal) qaarna anoo aad u yar ayey u igu dhaceen 😭💔
@suadabdishakur4141
3 ай бұрын
@@psycho7.7jinku madhaxalooo leeyahay hnoh
@sadiqmaxamuud1822
Жыл бұрын
Shiikh walaahy dhiibka saihaysta
@anhaar9828
Жыл бұрын
شيخ ممكن رقية لملوك الجن لو سمحت
@ibrahimabdihasi
Жыл бұрын
Waan mahadinayna Barnaamijkiina
@SukeenaXuseen
Ай бұрын
Alhu ma anta Salam wa Mika Salam tabarakta daljalali waal.ikram🤲🤲🤲 dhipatads afar Sano Ayan la nolahy kalsoni daro walwal io cabsi wax an ka baqayo usan jirin shaqo io wax barasho Wan dhafey😢😢
Sheekh asc anigu waxaan xanuunsanahay cabsi siyaado ah xanuun jogta ah xanaaq joogta ah kalsoni daro isdaryrle la aan cidhidhiga laabta hadal isdhaafsan xasiloni la aan guriga dhaxdiisa socodbadan isrog rog badan madaxanuun badan aad modoyso maskaxda lagala baxayo riyo ankasodhacayo meel kolba boodayo
@najmafarxaan3807
Жыл бұрын
Asc sheekh aniga waxa laygu soo sheegay sanbabad kubuka ayaa laygu dhahay waxan kugu tala fiix man xanuun san jitin inyar oo xiqa ayan daramayay mar ki hore lkn markan dhagaystay ruqiyadad ayan xanuunsaday waliba qaybah sixirka ayan ad uxanauun sanayaa ilasoo xidhidh bilisa sha kha ilahay ha kubarakeeyo
@psycho7.7
Жыл бұрын
Madiido waa sixirka khasabka dadka laysku jecleysiyo. Sixirku ma burburo ila aad burburisid mooye.
@psycho7.7
Жыл бұрын
@@suhuurmaxamed9965 Hadal isdhaaf nooceya? Socod badan ma bixid suuqa ayaa ka wadaa?
Walwal joogta laab ciriiri hunguri xumo iyo oohin aya isku arky wlh dhanka guurka aya liga hesta iso duceya somaliyey guur xalal inu alla igu arzaqo😢
@jestawiJestawi
10 ай бұрын
Shekhow hadaaa aqriso saliga nabiga ibrahimyada isha kama cafinadaysaa
@HamdaMohamud-gl9ux
10 ай бұрын
Xanaaq o wxan waxbo ahyn aan ka oyo io jidh xnuun io daryeel la aan wn isku arky wlhi io wahsi zhaqadi guriga ah
@FatumaMuhumad
Жыл бұрын
Sheq sheq sheq iintelagaahela kah kah kah gacmahaa alahakagooyo intiwaaxsixirto silweeyn marexaan Aya saiigashey wale cunug aaddhashay iyo isma aneystaan cunuug andhaley waxey kala yihiin cunuug gal iyo cunuug islaan
@NuuraHazza
7 ай бұрын
Shiikh caydaruus waan ku salamay shiikh waxaad sheegtay ba waan kuriyoodaa
@MaizaUdgoon22
6 ай бұрын
Illhow sheikh hoygiisa janadii ka yel wax kasta wa la iga wayay ano saraad ah KZitem kaga ku xirtay naftayda way qanacday quranka wan aminay markasta cjis darema wan ku dhagysa illhay ha ku abaal guda
@ayaanshariif3885
3 ай бұрын
Wlh calaamado bdn ayaan isku arkay
@Kheratmida
2 ай бұрын
Alow hadalka kuubarakeey❤😢
@FatoumaAhmed-nt5zw
5 ай бұрын
Walal waxaan dhagaysda ruqiyadad Waxan darema xanun se ma dhaco wa sede
Familkaga hadeey ku sixirayan shiqow siide loga badbadi kara
@ShushuCalixasan
9 ай бұрын
Asc shiiq waxan ku weydiya shiiqow mudo aya xanusana dhaqta aya adey waxbo iga ma so sheygin dhaqtarka waxan samey ina aaan quraan isisaro waaxa isku arkey quraanki markan qaraha xirey oo quraanka ismuc isku wadey boog ama nabar wey oo aan uburdey barar iyo xanun said ah igu key max wey arinka shiiqow ka so jawab bls qer allha ku siyo bls
@canabsiidcali7478
Жыл бұрын
ani isbilale lee tanajiray bishi bishi waxbaden khabde umul mark galod sare khurjiray jira dhenac ixanujiray sharceya markha dhageysagalay wan khufmaday dhenca wax yar ixanuna had wax darema taryari cuno ilmahey iskhununug ahjer afsano wax madhale
@BarwaqoCabdi-yi5nr
11 ай бұрын
Sheekh kawaran hadii qofku kabaqo mar kaste roobka oo ka walawalya
Intaba waa lahaa isbitaal hadan aado wax ma qabtid ayaa la I dhihi jiray lkn alx sheikh min bacda laah markad iquramisay iyo adgaarta qirata quraan taloyinka aad na siiso alx jazakallah kheyr sheikh murafaqa anbiyaa Allaha kaa dhiko adi iyo reerkaga walidiintada janada Allaha geeyo janatu fartooso aclaa markan soo xasoosto aan ahaa iyo saan hada ahay wlhi waan iska ooyaa waana kuu duceyaa xanunadaan wax ka dhib badan ma jiraan Allaha ka aqbto umada waxii dhibatenayo
@Nuurahassan7
Жыл бұрын
Abyo makula so xarari Kara wa xanusanhy an is waresane
@NawaalxasanFaarax
Жыл бұрын
Aleh hayna cafiyo calamadaha qaar kamida Wan isku Arkay Aleh haynaga qabto 🤲
@NawaalxasanFaarax
Жыл бұрын
@@Nuurahassan7hada ma ka ronatay wll Adigu
@Nuurahassan7
Жыл бұрын
@@NawaalxasanFaarax my
@indianamohamedsheikh7923
Жыл бұрын
Cafimaadka cimadada oo la badsho ayuu ku yimadaa wlhi raaxo ayaad taremesaan waxan waa wax isla soo lablabtqh lkn ha caajisina salads sheikha qaata iska dadaala alle waa idin cafinayaa adgaarta ha ka tagini wllyaal
@Mursal.channel
Жыл бұрын
Inan ayaa dhagaysatay mid ka mid ruqaayadada markaa way ku xanuun satay imikana waa Yara half waali ee halkaan kaala soo xidhiidhana
Пікірлер: 271