Si aad uga faaidaysato Fursada Ganacsi Adoo Gurigaaga jooga U shaqaysato Taabo link hoose 👇👇👇👇👇👇👇 chat.whatsapp.com/COl48hTQPKaJDyX0tfqlbD
@umuahmedofficial6604
2 ай бұрын
Masha Allah xabiibti aniga ugu horeyo manta xabiibti ❤❤❤❤
@minaahmedmohammed8255
2 ай бұрын
Man sha Allah illahey ha isku kiin xafiido Walaahi Farxadada jeclahey Samiira Cusbo iyo wax sonkor leh ka ilaali malinti 1mar biyo cad iyo furut tufaax moos bambelo
@Sadiyo-m7e
2 ай бұрын
Masha'allah xbbti allaha ku barakeyo reerkaada kenya wa ku cusbahay canug aya kubilaaway canaha nan sifiican uma caba isheg caana fiican an ubilaawa I.A
@aishajimale3452
2 ай бұрын
Cow and gate try it
@mandeqmohamed
2 ай бұрын
SMA@@aishajimale3452
@hannaupdy9529
2 ай бұрын
Xbbti SMA PRO aan siin jiray gabadheyda aad iyo u wacan yihiin , wax sokor ah dhan kuna Dareysid, biyo qandac fara diir , canirka caagaa ka racaa ..Tusaale “ biyaha 150 ml caanaha 5 qaado “ mar walbo biyaha ku shub masaasada kadib caanaaha
@NastexoMaafiyo
2 ай бұрын
Masha allha abayo guleso samira ❤
@rajorumeyn6633
2 ай бұрын
Abuukar jimka ka soo qor abaayo
@HamdiIbrahim-t5o
2 ай бұрын
Abayo jiimka e sokor e salid iskada cashana noo ugadambes 6.30 inshaa Allah hadafkaga Allah kugarsiyo
@QueenMuniiza
2 ай бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمن الله يحفظكم ❤
@HalimaxasanKaahiye
2 ай бұрын
Iscaateska waxuu raba biil gooni ah alle haku fudideeyo dhaqtarka waxuu dhahaa qofka hadii caato yahau ilaa 10 cunug waa kudhali kara qaliin lkn qofka buuran caloosha weyn meesha qaliinka ma bogsaneyso
@dheemandegan4603
2 ай бұрын
Waa been maxaa baruur ku xiray kaliya waa jirka baniaadamka siduu ukale bogsan karo tan labaadna waa inaadan ahayn naagaha is cadeeya ee maqaarka iska dhameeyey
@QueenMuniiza
2 ай бұрын
اللهم آمين ثم آمين يارب العالمين ❤
@QueenMuniiza
2 ай бұрын
الحمدلله على كل شيء وعلي كل حال ❤
@Hibaaqgarad
2 ай бұрын
Masha allah tabaraka raxmaan allahuma baarik
@dahaboosman1228
2 ай бұрын
Manshaallah bilcaafiya ❤❤
@MacalinEnglish
2 ай бұрын
Team Samiira Salaan Khaali ah Haddaa daneyso Barashada English-ka ku Biir Kanaalkaan
Jiimka Marka aadeysid caruurta yaa oga tagtey mise prnk ayaa nagu wadaan adi iyo culusow wala idin fahmee qabada kasobaxa hhhhh waa kaftan xbbty iga raali noqo
@quenzahra6030
2 ай бұрын
Masha Allaha ❤❤
@HappySunsetMountain-wx4li
2 ай бұрын
Abayo samiiro run miyaa ganacsigaan
@Anuush143
2 ай бұрын
Masha Allah❤
@queenmohamed3854
2 ай бұрын
Keep going
@neeyruuscadey4248
2 ай бұрын
Ukunta qeebta jaalaha haka saarin waxaad u baahantahay burutiin badan maadama aad jiim aadeyso oo dhididid badan iyo energi bixineyso waxaa u baahantahay burutiin badan saas oola soco hadaa burutiin badan helin waxa kugu dhacayo madax xanuun iyo caado qal qal ogow hadaba
Пікірлер: 44