😂😂Dadkan Kobad miyay u socda Gym sidan laguma aado dadkan Kama gono Gym sbbto gymka wuxu leyahay dhar u Goni ah Rule Gymka way jabiyen Borsada wa iney kugu jiran kabo biyo shukuman sunka gacmah 😂wa iney qaban jakad oo ka difacdo qabobga markay ka so baxan gym saxibyal next inta so qata
@miskimorata2854
7 сағат бұрын
salax waxey midka yar aad qaday teda kle lagu la qabanaayo😂😂😂😂
@Raizaroomar
7 сағат бұрын
@miskimorata2854 wiilka waa wiil yar hadana caato ah wx ficiisa in uu qaado fcn hadu wx ka wyn uu qaado halis bu gala cafimd kiisa baa ku jirto in garb la siiyo waa mid fcn
@DeeqoAhmed-g2p
7 сағат бұрын
Salax wuuxanuusanyehe saan maahaanjirin wuu cayilnaa
@ifrahomar4511
4 сағат бұрын
Bareeg bn dhahnaaa anagu marka zubxdii quraacda lanoo zoodayo dugziga😂😂
@AbdinafacMoahamed
7 сағат бұрын
2sanno hurdaa lagu leeyahay Abdifitah hhj
@Nouradin3068
8 сағат бұрын
The first like and comment😂❤
@adoontiallesiman262
7 сағат бұрын
Saalax sodigii qadeeyay maxa lagu casuumi 😂😂
@Cadaaniabdilaahi
6 сағат бұрын
CHP RAG CULUS AYAA TAHEE LKN JIIMKA BOROTIIN KU DARA 40 KG AYAA TIHIINE WAA WAANO😍
Пікірлер: 57