Ilaahay caafimaad ha siiyo abayo aniga canug shicis ah baan 2 bil dhalo oiga jiray ana isbitalkan jiifay intaa 2 sacadood ka diba naska loo.lisi jiray mashiimo ayaa ku xirnaa calaha sankaa laga siin jiray hadana waa nin way marka ilaahay talo saaro dhib malahan asoo caafimaad qaba ayuu kuusoo baxaa inaha allh
@bakoolwaaberi466
38 минут бұрын
llaahay haku cafiyo abayo
@hodmanibraheem4718
2 сағат бұрын
Ilaahay hakuu caafiyo ilmaha ani hada kahor gabadhyar ba sidaa iga noqoty 4 days ayee kujirty alx wuu ku ficnanaya insha allah guriga dhakhtarka aya ugafiican
@hamdixariiro8996
35 минут бұрын
Allah Ku caafiyo baby Cafimaad taam ah Allah Ka dhigo umushii is xambarata
@ummusafa8394
10 минут бұрын
Abayo ilmahaada oo nabat qaba allaha kuu nabat keeno aamiin
Qalbiga khayr u sheeg wll Taladada Kuwii qaata Alle ha naga dhigo, Aamiin Aamiin ya Rabbi❤
@halimosheikh4999
Сағат бұрын
Eedo macanto insha Allah illahaba ino cafin bebega ee nafata kheyr u sheega
@sahrashmxmd1323
4 сағат бұрын
walashey maryan cunuga dhalaalagaliyey miyaa allah hacaafiyo babyga dhibmalahantase
@doolcaadey5723
6 минут бұрын
Allah ha caafiya babyaga
@saciidohassan8611
Сағат бұрын
Cunuga ilaasho oo la joog waana leyska badashaa ilmaha Be careful
@qadrishmohamed9537
2 сағат бұрын
Abayo Cunuga Allaha Qalbiga Kuu qabojiyo 😢cunuga maxa Ku dhacay madan Bila dhamaysan miyaa mise 😢 mise Xab buu caba 😢Anagana Allaha Noo fududeyo 😢9 kiii 20 Bari iiga dhiman
@AniisoAhmad
16 минут бұрын
Wll mcn allaah ha ku caafiyo bebiga quruxey allaah ha ka farxiyo❤❤❤❤❤❤amiin yaa rabbiiy
@mustaqiim1893
4 сағат бұрын
Allah cafiyo nunaha umul cafimad qabto Allah kadhigo abyo awe cabdulahi
@abdullahisheikh5429
24 минут бұрын
Amiin
@ArdoYussufBarre-qp4tp
3 сағат бұрын
Abaayo allaha kuucaafiyo babyga umushii is xambaarato allaaha kadhigo anagana noducee ❤❤
Abaayo waxba ha aadin taleefanka kawac iska naso wayo naf ma badbaadin kartid marka naftaada unaso hadii illaahay u qoray inu aduunka joogo wuu joogi
@FouziaJibril
Сағат бұрын
Alle ha caafiyo babyga lkn waa iska caadi ilmuhu haduu jiran yahay hooyada waa laga reebaa si loo daaweeyo lkn naaska sowlama jaqsiiyo, Marka waxba ha welwelin isha allaah wuu fiicnaan doonaa alle ha caafiyo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@kaltunahmed3518
Сағат бұрын
Ilaahay haku cafiyo ilmaha laba ilmod aya sida markan umulay sidi iga noqday wankufaremaya Rabi haku cafiyo ilmaha
Abayo mcn wax maka halabyo dhalada seey u xananeyan wlh Niyada qeer u sheeg waa maLmo yar xbbti
@QadiijaAmow
20 минут бұрын
Maskin alxamdulillh ilahey haku caafiyo abayoh
@hanihusseincali3830
50 минут бұрын
Aamin yaa rabi
@202r
48 минут бұрын
Allah kucafiyo babyiga
@MS-lv8bf
3 сағат бұрын
Habo Aawey Abdullahi?!!!!!
@ayanabdi77
4 сағат бұрын
In Sha Allah khari
@Deeqoadann
Сағат бұрын
Aniigu waxaan kudhihi laaha uurkaga hanadiin khaarso imalmahaga hausoo jiidin iil aniigaa bill baan kuhayay hospital my baby
@jamilamoalim3487
3 сағат бұрын
Murugta farxad Allah ha kuugu badalo AAMIIN
@suadaabdirahman7499
4 сағат бұрын
Abaayo illaahey ha caafiyo bebiga umushii isxanbaarta allaah ha idinka dhigo allaahuma Aamiin yarabi alcalamiin iyo intamuslinba
@shaaciyocaraale6233
4 сағат бұрын
Asc isdaji ilahay ha kucafiyo bbe sorry
@hawoabdirahman2101
4 сағат бұрын
Ilaahow caafimaad deg deg haku siiyo bbiga yaarabii abyo umushii is hambaarsato allah ha idinka dhigo walashay Maryan cadey
@RahmoMoallim-k9u
26 минут бұрын
Abaayo ilahey Haku caafiya nuunaha ilaheyna ha usakhiro
@queenhappy-fe3vt
3 сағат бұрын
huuno alaha ha inoo caafiyo babyga amiin
@ugaasougaaso9078
Сағат бұрын
Ilahay rahmaanka idinko caafimad qabta kuwi is xanbaarta alle ha idinka dhigo abaayo
@AishaMohamed-lx5yp
3 сағат бұрын
Abaayo ilaahey canugaaga hakuu caafiyo waan ku dareemikaraa Aniga waan kula mid Ahaa gabadheyda markaan dhalay Anigoo leygu qalay xanuun zaa,ida daremayo Ayya shan maalin qol kale oo iga fog lagu haye maalin kasta waan usii socday Alx kadib wey ii fiicnaatay
Пікірлер: 309