Amal abyo umul cafimaad qabto allah Kaa dhigo xajigaaga Masha Allah wllhi waxan dhihi karaa boska hooyo Inu kuu galey Masha Allah ubadka Alle idinku arzaaqey Allah idin barakeyo dhamaantiin illahey ha din xifdiyo ❤️💕💕🌹🌹🌹🌹❤️❤️
@umuayuub9089
2 жыл бұрын
Alxamdulilah allah ku caafiyo abayo xaajigadana allah kuu dhaafo
@fartaxaaji9451
2 жыл бұрын
MashaAllah farxada Ale ha idin siyadiyo awlada intanan haysan rabi hasiiyo anagana Ale ha ino barakeyo
@najmamohamed273
2 жыл бұрын
Masha Allah family qurux bdn ilhy ha idiin siyaadsho farxad diin 🥰🥰 umal fiyo oo is xambar rabi ha kaa dhigo abayo mcn
@xalaalquutemaqasaaro5287
2 жыл бұрын
Mashalah tabarakalah hampalyo abaayo umul caafimaad qabto Allaha ka dhigo baby baari Allaha idiin kaga dhigo ninkaga na wuu ku mahadsan yahay inuu guriga ku sii hagaajiyey 😊👍 good luck waarid nimo da Allaha idiin saqiro masahlane
@zuexsiman7009
2 жыл бұрын
Xbbti daacd baa thy wlhi saad sida daacada le ona gu sheekeysaa kayaabey bye horay usoco معاكي الله
@fartunabdullahi9804
2 жыл бұрын
Masha Allaha welcome back sister and brother and baby boy 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹 Allaha ha caafiyo Abayo Amiin Yaaa Allaha
@mukhtarali8800
2 жыл бұрын
Mansha allaah abayo alle hakuu xifdiyo xaajigaaga naxariista badan ilaalso qalbigiisa nuunahahana allaah hanoo xifdiyo
@umusafabeuty8358
2 жыл бұрын
Hoyo xanuunkey naga so martay magudi karno allow janadada ku cazuum hoyoyinkeenaامي حياتي كلها ❤
@jiijomohamed354
2 жыл бұрын
Mash Allah abaayo umul fiyow ilaahey haka dhigo xabiibti iso duceey in ilaahey i fudedeyo ugub ayaa ahay waa cunugeygi kowad
@naimajama2214
2 жыл бұрын
Masha allaah hambalyo abaayo caafimaad buuxa allaah haku siiyo Amal qurux abdifitax yare soo dhawoow habo mcn
Walaalo Amal and Abdulqadir waxaan ini leehay 🎉🎉🎉 hambalyo wiilkina cured rabi ha idiinka dhigo wiilkii DDD anfaca waxaan idin leehay ilaaha idinka dhigay waalid ayaa mahad leh mashallah Walaalo ilaahay ha idiin barakeeyo 🤲🏽🤲🏽🤲🏽. Walaalo waxaan idinka codsanayaa inaad isoo ducaysaan aniga iyo aduunka qofkan ka doortay oo mudo 6 years ah awlaad rabi nagu arsaaqin inuu ilaahay mar na tuso awlaad aan hooyo iyo aabo nidhaahno haduu ilaahay noo qoray hadii kalena rabi samir na siiyo . Walaalo ma ihi dadkaa jecel inay wax qoraan Lakiin mar walba Waan inila socdaa wanan inii duceeya Walaalo ilaahay farxadiina ha idiin siyaadiyo mashallah Walaalo umul cafimaad qabta ilaahay ha ka dhigo wiilka walaalkay hana shaqo fiican ayuu qabtay rabi ha ku daayo Walaalo 👍🏾👍🏾👍🏾💗💗💗
@fam3573
2 жыл бұрын
asc walalo Allah subxanahu watacala ha idinku arzaqo awlaad salixa insha allah
@AminaMaandeeq
2 жыл бұрын
Wll alle ha idin ku arsaqo ubad indhaha ku doogsanan alle ha idin ku arsaqo wiilaal iyo gabadhaba alle ha ka dhigo raas weyan alle matano matano ha kaaga farxiyo aĺlaahuma amiin 🤲waadan ku mahadsanid sidaa walaashay ogu ducesay abaayo alle idi💯nkisa ha ku siiyo ajirkeda waliba farxad kuu so dag dagta nala soo wadag abaayo farxadasa Insha allaah khayr mahadsanid abaayo
@idilwarsame2127
2 жыл бұрын
@@AminaMaandeeq Walaalo qali jazakalahu khayraa sidad igu ducaysay waxaan ku leehay ilaahay ha kaa abaal mariyo thanks 🙏
@jiijomohamed354
2 жыл бұрын
Abayo owlaad qeyr qabto Haku siiyo siiyo
@aaminocadiraxmaan8797
2 жыл бұрын
masha allh amaley alle haka dhigo umushii is xanbarsato culeyskana iska ilaali abaayo insha allh 🥰🧡❤
@nimconiahmed2012
2 жыл бұрын
Amaley alle umul fiyow haka dhigo Abdi Fatah yare alle haka dhigo Midkii DDD anfaco 🤲🥰
@ummuaisha8791
2 жыл бұрын
Abaayo waa inaad socsocotaa ilaahey haku caafiyo
@bisharoyusuf9838
2 жыл бұрын
Mnsha Allah marka aad dhashid caafimaad ilaahay ku siiyo oo aad gurigaaga tagto wax kafarxad badan malahan wlhi umushii isqaadata qono abaayo waan kula faraxsanahay runtii
@ayaanahmed8737
2 жыл бұрын
Allah haku isku kiin barakeeyo il xun iyo shaydaan rabi idinma tuso
@AminaMaandeeq
2 жыл бұрын
Alxamdulliiaah alle ayaa mahad oo dhan u sugnatay
@qadandahir6720
2 жыл бұрын
Mnshallh Hamplyo Hamplyo Hamplyo Hamplyo Hamplyo Hamplyo alle haku dayo wiilk wll amal iso duce anigan in alle howlad isiyo wll
@ruqiyooffice3664
2 жыл бұрын
Mashaalaah 👍👍❤️❤️🤣🤣🤣 soo barbaar cabdifataax yare 🎉🎉🎉🎉☕☕☕☕🫖🫖🫖🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🤠🤠🥀🥀🥀🥀🥀🥀🍁
@falissiciid6651
2 жыл бұрын
Mansha allh abdi fitax yare hapo soo bar baar noqo kiidalkiisa iyo diintiisa anfaca
@hapoonmohamed2566
2 жыл бұрын
Mnshalaah family buxa noqoteen illahay haydinaka dhigo kuwii jiree joogaa Amaal quruxeey illaahay umul udgoon oo caafimaad qabta hakaa dhigo my favorite family tihiin wlhi 🥰🥰🥰🥰
Mabruuk wslaasheey aka isku kiin hifdiyo laakiin tali a ku siina wa dareemi karaa intaad martey ka badan a marey isbitalka sidada camal a orod oga baxey laakiin is ilaali is ilaali is ilaali dhibki ka danbeeye on marey ilaah kuma msrsiiyo taxadar
@inasayidabdule2251
2 жыл бұрын
MASHA ALLAH ❤️❤️❤️❤️
@amiraadem2780
2 жыл бұрын
Waan ku farxay socodkaaga masha Allah illaahey hayna xifdiyo
@faaisoxasanomar3577
2 жыл бұрын
Mashallah beautiful family 👪 ❤ 💕 💖 ♥
@sumiyamahamed846
2 жыл бұрын
Wel come back wll adi iyo xaajiga iyo babyiga cusuba wllo ❤️❤️🎓🍼
@fatimanuura8087
2 жыл бұрын
Maanshallaah habo iyo eedo so bar baar
@hawaluul655
2 жыл бұрын
Abaayo Ilahay ha ku Caafiyo Walaashay abaayo waxa cules iska ilaaali
@najahahmed6763
2 жыл бұрын
m.a allh habo mcn c/fatax yare soo bar bar 🥰🥰🥰😚😚
@nniciimasiciid4537
2 жыл бұрын
Umashi is xanbarto alle haka dhigo amaal xabibti ❤
@ismahandaahir8180
2 жыл бұрын
Alx waa dhashay is kala kici sis cayilna iska ilaali qalanjo nimadaada ku laapo
@inaxaajicumar4010
2 жыл бұрын
Masha allaa quruxey ilaahey hakaa dhigo umul fayow insha allaa xabiibti qosolka iyo forarka iska ilaali ilaa kabogsotit hooyo & walaalo ku lama jogaan ikataxadir mar walbo quruxey 👍🥰
@kubabdhamaysley8160
2 жыл бұрын
maa lagu qalay wllo
@amalbaqare9872
2 жыл бұрын
haa
@ruweydaabdi4166
2 жыл бұрын
Masha Allah 🥳🥳🥳
@allrizaaq4178
2 жыл бұрын
Abaayo umuul fayoow qurbaha aba sas eh amaaley meshaan naxariis mataalo dhexda xiiro abaayo
@ugbadahmed6103
2 жыл бұрын
Macha allh tabaraka llah umul udgoon insha all
@maqdischannel4129
2 жыл бұрын
amal abayo kuso dhowow guriga adiga ppe c/fitaxn yere m.a hambalyo adiga iyo dumashi 🥰🥰❤🌺👩🍼
@naciimamaxamuud740
2 жыл бұрын
Walaalkay iyo walaalash hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo family qurux badan buuxa mash ♥️♥️♥️♥️♥️♥️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@hazbevibing3066
2 жыл бұрын
Maasha allaha 🥰🥰🥰🤱🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@aaminamohameth5955
2 жыл бұрын
Mashallh 🥰🥰🥰🥰
@ayaanmohamed1932
2 жыл бұрын
Ilahey ha ku caafiyo wllo
@AaminoCabdiraxman-ty6we
Жыл бұрын
Alle haidindayo intan haysanna alle hasiiyo
@shukriabdullahi5716
2 жыл бұрын
masha allah abayo
@caaishoqaasim5135
2 жыл бұрын
Abyo caloosha hadey kudamqaneyso baati laalab kuxiro suun hadaad heysatane kuxiro hana iskaganuujin insh allh
@Umayma12
2 жыл бұрын
Anzal gabadheyda ubixiye Masha allah walasha miya ladhaha
@amalbaqare9872
2 жыл бұрын
haa❤️
@samsamduale7721
2 жыл бұрын
Qubeyska badso abaayo biyah qandac nabark wou kuu reysan meestal tartiib u qalji qoyaanka ilaali anga gabdh gurig noogu soo draai hooyda iyo cung balse ma ogi Zwitserland
Пікірлер: 180