Walaashay ,shiikha, aqoonyahanad naciima nuurka wan ku salaamay iyo akhyaarta reer comments❤🌹❤️💙🇸🇴💙illahay ba swt mahad oo dhan iska leh. Alxmdulillah.
@aminaahmedmohammed1056
27 күн бұрын
Wcs masha Allah waan idin salaaney Allah ha idin xafido, waa runtaa nimcooyin badan aan haysanaa Alxmdulillaah , shukran aayada aad soo qaadatey Suratu Al cimraan Hooyo macaan Allah ha u naxariisto Aamiin yaa rabi ayaa aad u jecleyed mar walaba wey ku cel celin jiratey, jizakallaah qeer waad u nastexeysey insha Allah in ay ku maqalaan mahadsanid
@dhaqaaqaaddhaxashidee
27 күн бұрын
Aamiin waalidiinteena Allaha u naxariisto! Waan ku salaamayaa walaasheey Aamina!!
@aminaahmedmohammed1056
26 күн бұрын
Aamiin shukran Jimco wanaagsan Allah ha na xafido!
@munaismail2019
26 күн бұрын
Asc Naciima waan ku salaamay ❤️ ❤️ Wax kale oo aan ka dhaho garanmaayo Afkiibaa juuqda gabay Ilaahay Gefkeena iyo Geerideena ma kulmiyo
@Xalimo421
24 күн бұрын
In la sii fiirsado ayaaba qalada,Waayo beenta wey joojin lahaayeen hadii dhulka lala galo chanalkoda beenta ay sheegayan darteed.Balaayey isku saadiyaan Subxanalaah
@FarxiyoXaaji-ed8dd
27 күн бұрын
Walahi caawa naciima qosolka iga dhamaady naciima ❤❤❤❤
Пікірлер: 90